Scroll to Top

DOODA MAANTA TWITTER-KA: CRISTIANO RONALDO 4-2 LIONEL MESSI : Taageeriyaasha Ronaldo & Kuwa Lionel Messi Oo Isku Jafay Barta Twitter-ka.

Waxaa Qoray Maxamuud Jamuuni / Waxaa La Daabacay Monday, 13 Nov 2017 20:30 PM / No Comments

Dooda ugu weyn ayaa ka dhacay barta Twitter-ka kadib markii Cristiano Ronaldo xaley u dhashay canugkaas oo kamid  noqonaya qoyska xidigaan.

Bartiisa bulashada ayuu xidigaan ku saadaaliyey arintaan waxaana uu la wadaagay saaxibadiisa , kadib markii xidigaan uu sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay in afar caruur uu heysto.

Georgina Rodriguez ayaa noqotay hooyada keliya ee la aqoonsan yahay taas oo ubbad u dhashay Cristiano Ronaldo.

Labada lamaane ayaa farxad muujiyeen waxaase jira taageeriyaal badan oo arintaas ku kala aragti duwan.

CRISTIANO RONALO 4-2 Lionel Messi.

Sheekadaan waxaa ay noqotay midda ugu hadal heynta badan Twitter-ka sababtoo ah taageeriyaasha Messi taageersan waxaa ay aminsan yihiin in sheekadaan ay tahay in keliya Messi uu heysto 2 , Ronaldo-ne 1 waayo seddexda kale waa la bacramiyey.

 

Cristiano Jnr and twins Eva Maria iyo  Mateo waa magacyada caruurta Cristiano Ronaldo , balse hada Ronaldo waa aabahan afartaas caruur.

Dhanka kale Messi xaaaskiisa dhawaan waxaa ay barteeda Twitter-ka ku shaacisay in canugeeda 3aad heleyso , balse lama yaqaan xilliga uu u dhalandoono.

Familia de 5❤️❤️❤️❤️❤️ #blessed👦🏻👦🏻👦🏻

A post shared by AntoRoccuzzo88 (@antoroccuzzo88) on

Dooda Twitter-ka.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *