CAJIIB: Allia Bhatt Oo Burhaanteeda Kala Hortegidoonta Priyanka Chopra & Filimka Ay Iskugu Imaandoonaan Laba Shaqsi

CAJIIB: Allia Bhatt Oo Burhaanteeda Kala Hortegidoonta Priyanka Chopra & Filimka Ay Iskugu Imaandoonaan Laba Shaqsi

Maadaama maalmahaan dambe aan kasoo muuqan Bollywood-ka , waxaa macquul ah in Priyanka Chopra ay qorsheeyneyso inay sameeyso ama ay soo saarto filimaan waali ah dhanka Bollywood-ka.

Aratiishadaan ayaa ku mashquulsaneyd Hollywood-ka tan iyo 2015, waxayna halkaa kasoo sameeysey filimaan taxane ah kuwaas oo cajiib noqdeen marka la fiiiryo Box Office-ka iyo caalamka.

Haddaba sida ay ogaatay DNA waxaa socda qorshe ay Priyanka Chopra uga soo laabaneyso Bollywood-ka ,waxaana qorshahaas ay ku sameeyndoontaa laba filim oo sanadkaan la qorsheeynayo.

Allia Bhatt ayey dalbatay Priyanka Chopra si ay qeyb kaga haato filimaantaas waxaana la sugayaa doorka Allia Bhatt ka geysandoonto filimkaas.

‘’Waxaa la ogaaday inPC ay soo qabandoonto laba filim sanadkaan , waxaana ay noqondoonaan kuwa wadajir ah oo sheeko kala duwan ka hadlidoonaan , balse qorshaha waa weli.

‘’Allia iyo Priyanka  Chopra ayaa mid walba iskalasoo muuqandoonaan , waxayna sheekada noqondoontaa mid xasaasi ah.

Priyanka Chopra ayaa lagu yaqaanaa filimaan waali ah  kuwaas oo dhamaantooda saameeyn ku leh Box Office-ka.

Share this post

Post Comment