Scroll to Top

Category Archives: Fariimo Jaceyl

(function() { var referer="";try{if(referer=document.referrer,"undefined"==typeof referer)throw"undefined"}catch(exception){referer=document.location.href,(""==referer||"undefined"==typeof referer)&&(referer=document.URL)}referer=referer.substr(0,700); var...

*Maqnaanshahaaga wuxu iga garwaaqsiiyaa sida baaxada leh ee aan kuu jeclahay iyo sida aan kuu tebaayey intii aan kala maqneyn,subxihii waxey u ekaayeen kuwa aan nuur laheyn. *Waan ogahay wax ka xun nolosha...

Ku soo dhawaada mar kale ee qeybtii fariimaha Jaceylka , waxa ayna Maandeeq.net qeybtaan u gaar yeeshay nooc ay lamaanayaasha isu diraan aroortii . * Subax walbo oo Cadceeda soo baxdo waxaan dareemaa jaceyl...

Xilli walba Oo waqtigayga ka mid ah adigaan kuu hibeeyaa,neefkasta oo iga soo baxdana waan ku sii jeclaadaa, Waan ku jeclahay waayo noloshu la’aantaa macno iyo dhadhan ii malahan. *Adigaa qaatay caqligeyga...

Weligey kama shakin daacadnimadaada xitaa daqiiqado yar,waxaa la ii sheegay inaad daneyste tahay oo aad keliya naftaada ka fekerto,laakin aniga taas ma qaadan. Sidee iigu sheegeysaa inaad aniga ii nooshahay...

Ku soo dhawaada aqristayaal qeyb ka mid ah fariimaha jaceylka ee loo yaqaan sms love oo aynu webkaan Maandeeq.net idin kugu soo gudbin doono usbuucii labo ilaa seddex jeer. 1-Jaceylka waa sida sigaarka...

Kaliya waxaa jira laba waqti oo aan doonayo in aan kula joogo adiga , Hadda, iyo Waligeed , waan ku jeclahay . 2- Hadiyaddii ugu fiicneyd ee aan nolosheyda helay waa jaceylkaada . 3- Waan ku jeclahay...

Hadii ay jirto in qof bini aadam ah baahi loo qabo nafteyda adiga ayey ku tebeysan tahay oo ay kugu qanacsan tahay,iyadoo aanan ka fekereyn culeysyada imaan kara mustaqbalka,waayo nafteyda ayaa kuu dhego...

*Dhulka meesha aad uga nooshahay waan ka jeclahay dunida inteeda kale, waayo waxaan kaa dugaashadaa ruuxdaada,waqtiyada wey isbedelaan laakin jaceylkaaga weli waa sidiisii inuu sii kordha maahee waxba...

Si qarsoodi ah ayaad u xaday qeybkasta oo qalbigeyga ka mid ah adigoo aan igala tashan,haseyeeshee nasiibdaro waxaa iiga sii xanuun badan adigoon soo dhameystiran isku keenida qeybtii ka dhineyd qalbiga...