Scroll to Top

DARAASAD CAAFIMAAD: Waa Maxay Sababta Ay Dhaqaatiirta U Amaanaan Cabista Biyahadaha Badan.

Waxaa Qoray Maxamuud Jamuuni / Waxaa La Daabacay Wednesday, 22 Nov 2017 13:53 PM / No Comments

Sida aan la socono biyaha waa waxyaabaha ugu muhiimsan ee aan la’aantooda noolaankarin bani aadamka , sidoo kale waxaa ay dhaqaatiirta kusii daraan in cabista biyaha caadiga ah la badsado.

Daraasadaan waxay sheegeysaa in qofka ugu biyo cabista badan uu yahay mid ka caafimaad badan midka aan biyaha si fiican u cabin.

Waxaa sidoo kale la amaanaa in subixii la badsado biyaha badan waxaana ay caafimaad u leeyihiin jirka qeybihiisa kala duwan.

Kathleen Alleaume oo ah Khabiir arimaha nafaqeynta ku taqasusay ayaa sheegay in qofka bani’aadamka looga baahan yahay inuu cabo biyo ku fialn subixii.

‘’Biyaha waxay caafimaad taam ah siiyaan nafsada bani’aadamka , sidoo kale jirka ayey ka caawiyaan in jirka uu suntan banaanka u saaro,’’ ayuu yiri Khabiirkaan.

There are benefits to drinking hot water?: You may have read about the incredible <a href="https://www.rd.com/health/diet-weight-loss/lemon-water-health-benefits/1">health benefits of drinking hot water and lemon</a>, but what about the benefits of drinking hot water on its own? According to ancient Chinese medicine and Indian culture, starting the day with a glass of hot water helps kick-start the digestive system and provides a range of health benefits. However, it's not a case of the hotter, the better. Keep water to a maximum temperature of 120 degrees Fahrenheit to avoid damaging the epithelial cells in your mouth and throat.

Jirka bani aadamka waa uu kala daadsan yahay subixii sidaas darteeda waxaa uu u baahnaanayaa inuu wax badan oo caafimaada ah helidoono.

Waxba haka walwalin  , midaan lamicno ma ahan inay wax yeeleyneyso caafimaadkaaga balse waxaa keliya lagaaga digayaa inaad ka warqabto xaalada jirkaaga iyo inaad si isku dheelo tiran biyaha u cabto.

Hada ma hubtaa in maalintii gaar ahaan subixii aad cabto biyo kugu filan??

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *