DEG DEG: Musa, Baba , Dutt & Magacyada Loo Bixindoono Filimka Looga Hadlayo Taariikhda Sanjay Dutt Oo Welli La Isku Heysto.

DEG DEG: Musa, Baba , Dutt & Magacyada Loo Bixindoono Filimka Looga Hadlayo Taariikhda Sanjay Dutt Oo Welli La Isku Heysto.

Recently there was news all over that Sanjay Dutt’s biopic which till now was addressed as Sanju will be titled as Dutt. But we guess here are some other options, from which makers could pick up.

Kadib tan iyo markii uu dhameeystay xukunkiisa dheeraa ee xabsiga jilaaga caanka ah ee Sanjay Dutt waxaa la hadal haayaa sheeko ah in la sameeyndoono filim ku saabsan qaab nololeedka Sanjay Dutt waxayna sheekada u badnaandoontaa nolosha jilaaga ee xabsiga.

Jilaagaan ayaa taariikhda filimkiisa waxaa jilidoona jilaaga caanka ah ee Ranbir Kapoor kaas oo muuqaal ahaan ay isku dhowyihiin Sanjay Dutt.

Balse sheekada  taagan ayaa ahayd in magaca filimkaan loo bixindoono la isku qabsaday , sababtoo ah sheeko ahaan filimkaan waa la sameeynkaraa weyna socotaa waxaase la isku qabsaday cinwaanka lasiindoono filimkaan.

Magacyada Filimkaan Lagu doodayo waxaa kamid ah:-

  1. Musa

Magacyada uu qorsheeynayo in filimka laga dhigo Sanjay Dutt waxaa kamid ah Musa , waana magac inta badan uu aad u jecel yahay jilaagaan, MUSA(waxay u yaqaan NASIIB)

  1. Baba

Waa magac kale waxaana loo yaqaanaa si kale SANJU , balse Baba ayuu dooran lahaa Sanjay Dutt in laga dhigo sababtoo ah waxaa uu mar walba doonayaa inuu dareen ahaa saameeyo , macquulna ma ahan inuu wax walba ku dadaalo.

  1. Main Hoon Khalnayak

Waa magac dheer balse waa mid kamid ah magacyada soo jabhadeeyey ee soo maray Bollywood-a, waxaana macquul ah in jilaagaan uu aad u jecel yahay magacyada gaagaaban.

  1. Pacchas Tola

Waxaa la hubaa in filimkaan uu noqondoono mid saameeyn sameeya , sidoo kale waxaa laga filayaa in Box Office-ka uu wacdaro ka sameeyo , sidoo kale waa filim dareen ahaan qof walba soo jiidankara.

  1. Dutt

Magaca ugu caansan ee filimka loo bixinkaro waa Dutt , waana magaca uu caanka ku yahay jilaagaan iyo qooyskiisa.

 

Share this post

One thought on “DEG DEG: Musa, Baba , Dutt & Magacyada Loo Bixindoono Filimka Looga Hadlayo Taariikhda Sanjay Dutt Oo Welli La Isku Heysto.

Post Comment