Scroll to Top

GUUL:Filimka Amir Khan Ee Dangal Oo Meel Ka Baxsan India Guulo Waa Weeyn Kasoo Gaaray

Waxaa Qoray Maxamuud Jamuuni / Waxaa La Daabacay Thursday, 07 Dec 2017 15:25 PM / No Comments

Amir Khan mid kamid ah jilaayaasha Bollywood-ka kuwooda ugu caansan waxaa uu saameyn ku yeeshay Box Office-ka , waxaana uu guulo ka gaaray meelo kala duwan oo dhan Box Office-ka.

Jilaagaan ayaa dhanka kale sameeya meela kala duwan oo ku sabsan dhanka iyo Box Offie-ka waxaana uu hadda saameeyn xoogan ka sameeyey guulo waa weyn dhanka Box Office-ka.

Mid kamid ah filimada uu sameeyey jilaagaan  waxaa ay yihiin kuwa inta badan guulo ka sameeyeen Box Office-ka , waxaana filimka Dangal uu hadda guulo waa weyn ka sameeyey dhanka iyo Australia.

Waana waxa uu Amir Khan kaga duwan yahay jilaayaasha kale waxaa ay tahay in jilaagaan uu saameeyn xoogan ka sameeya qaaradaha kala duwan ee aduunka.

Amir Khan filimkiisa ayaa loo arkaa inuu yahay filimka ugu fiican ee laga daawado qaarada Asia , waxaana uu inta badan ku helay bilado cajiib ah.

 

Nitesh Tiwari waa Director-ka filimkaan waxaana uu sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay guulaha uu gaaray aragtida filimkiisa , waxaana uu sidoo kale amaanay jilaaga filimkaan uu saameeyn xoogan sameeyey.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *