Scroll to Top

Kulanka Naxariista Ka Dib Maxay Haweenku Jecel Yihiin , Rag Badan Ayaan Iloowsan Arintaan!!

Waxaa Qoray Maxamuud Jamuuni / Waxaa La Daabacay Saturday, 25 Nov 2017 07:50 AM / No Comments

Qeybihii hore waxaan ka soo hadalnay qabaka ugu wanaagsan ee gacalisaadada ugu dharjinkartid raaxada anaga oo adeegsannay hal ku dhigga ah ciqaabta loo baahan yahay

Hadaba Galmada Ka Dib Maxay Haweenku Jecel Yihiin? waxaan ku eegeynaa xaqiiqda waxa u baahan yihiin

Marka ay gabadhu hesho gariirka galmada ogaaw hadaad talaabooyinkan u sameeyo waxa ay heleysaa raaxadii galmada tooska aheyd mid ka macaan .

Waxa ay haweenka u baahan yihiin galmada ka dib in la qoor giliyo iyo in xabadka la giliyo oo xabadkana lagu hayo ilaa 5 daqiiqo iyadoo shumiskuna yahay mudanaha la adeeco.

Faraxdii galmada macaaneed ay ka qaadatay ma dhameystirmeyso haddii arimahaan aysan helin , waxaa hubaal in marka galmada dhamaato in ninka durba uu halaacsi bilaabayo oo uu hurdoonayo .

Ninyahoow doqonka ah ha sameyn sidaaas la fara cayaar macaantaada hana ilaawin in aad u mahad celiso ama dhabarka u jeedi ma tihid qof ixsaan loo galo.

Hadaba maxaa inoo xigaya maqaalkaanm,la soco qeybhaa dmabe ee barnamaijyadeena hana bakhiillin in aad asxabatada u sii gudbiso adiga oo adeegsnaya qyebta Facbeook iyo Whats Ap-ka

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *