Scroll to Top

MUCJISO: Hooyo Caruurta Ay Dhashay Naaska Nuujinkarin & Niayd Jab Xoogan Oo Heeysta Hooyadaa…

Waxaa Qoray Maxamuud Jamuuni / Waxaa La Daabacay Thursday, 23 Nov 2017 16:30 PM / No Comments

Hooyo ayaa ka wal walsan weeynaanta naaseheeda oo xad-dhaaf noqdeen waxaana mararka qaar ay u cabsataa wiilkeeda , sababtoo ah hoos ayey usoo dheceen naasaha weliba cabir gaaraya 40KK.

Danielle Matier ayaa sheegtay arintaan inay tahay mid ay uga cabsaneyso wiilkeeda Jack oo aan xitaa awoodin inay nuujiso maxaa yeelay waxaa laga yaabaa wajiga inuu naaska ka daboolo kadibna uu neefsan waayo.

Danielle Matier oo 31 sano jur ayaa dooneysa inay qaliin ku sameeyso naaseheeda oo ay gaarsiiyo cabir ahaan 11 KK, waxaana ay ku mashquulsan qaabka uu qaliinkaas u dhici lahaa.

Haweydaan ayaa qaliinka loogu sameeyndoonaa gudaha Polland,waxaana uu qaadandoonaa waqti maxaa yeelay waxaa macquul ah inuu halis noqdo.

Balse waxaa ay xaqiijisay inaysan hadda cabsi qabin sababtoo ah waxaa ay ka murgooneysaa caruurteeda .

”Aiga xilliga aan uurka lagaa waxaan ku adkeeystay inaan caruurteyda nuujiyo balse niyadda ayaa iga bur burtay .

”Maxaa yelay wiilkeyga ma isticmaalikaro naasaha waxaa dabool maya wajigiisa oo dhan , waxaana go’aansday inaan wax ka bedelo.

”Run ahaantii aad ayaan u niyad jabay maxaa yeelay mar walba waxaan ku kalsoonaa inaan caruur nuujiyo helidoono., wax walba ayaan isku dayey si aan arintaan u xasiliyo.

Tan iyo markii ay ahayd 15 sano jir gabadhaan ayey kuriimo xoog leh sameeyn jireen naaseheeda balse waxaa ay hada mareeysaa in caruurta ay dhashay aysan nuujinkarin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *