Scroll to Top

Muuqaal+LAYAAB: Dhibaatada Ugu Daran Ayaa Heeysata 35 Sano Ku Nool Wadanka Germany , Maxaa Yeelay La’aanta Hal Sheey Ma Noolaankaro Maalin & Habeen…..

Waxaa Qoray Maxamuud Jamuuni / Waxaa La Daabacay Saturday, 02 Dec 2017 19:06 PM / No Comments

Aduunyada waxaa jira in qof walba uu leeyahay waxyaabo uu ku imtixaanan yahay sidaas darteeda waxaa jira mid kamid ah dadka ku nool wadanka Germany waxaana uu joogaa maalintiii isagoo aan cabin 20 Ltr biyo ah inuusan noolaan Karin.

Marc Wübbenhorst waa 35 sano jir ku nool deegaanka Wender waxaana uu inta badan isticmaalaa biyaha caadiga ah ee lacabo , waxaana macquul ah inuu wax badan noolaan karin isagoo aan cabin biyo.

Haddii Marc Wübbenhorst uu joojiyo cabista biyaha , waxaa uu jirkiisa bilaabayaa inuu qalalo, waxaana uu u baahnaanayaa biyo inuu cabo.

Joogteeyntaan biyaha waxay qeyb ka yihiin nolosha lagama maarmaanka ah ee Marc Wübbenhorst , waxaana uu inta badan ka fikiraa sidii uu ku heli lahaa biyo uu cabo.

Wübbenhorst ayaa markii hore ka yaabanaa arintaan balse hadda waxaa la ogaaday inuu la qabsaday ay ogaadeen dhamaan dadka deegaanka Wender , maxaa yeelay caawinaad ayuu u baahnaanayaa mar walba.

‘’Waxaan ahaa qof mar walba dhibeeysan ,’’ ayuu yiri Marc oo la hadlay Neue ,’’ma dooneeyn inaan aado meesha xanaanada, xanuunka ayaan qarsanayey , ‘’ ayuu hadalkiisa kusii daray.

Maalin walba shaqsigaan ayaa noloshiisa ku maareeya ama ximbaarsan dhalooyin biyo ah , waxaa uu la’aadaa meel walba ee uu aadaayo , xitaa habeenkii waxaa uu isticmaalaa biyahaas.

Qoosyka Marco waxaa ay sheegeen in wax badan ay ku dadaaleen sidii ay u ogaan lahaayeen xaalada wiilkooda sababtoo ah , waxaa ay ku kalsoon yihiin inuu sidaan isku maareenkaro wiilkooda.

Daaw Muuqaalkaan:-

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *