Scroll to Top

Ragga Kama Helaan Qaladaadkaan Inta Lagu Jiro Kulanka Sariirt Ee Gabaryaheey Iska Ilaali

Waxaa Qoray Maxamuud Jamuuni / Waxaa La Daabacay Friday, 03 Nov 2017 07:14 AM / No Comments

Ninka waa neceb yahay in haweeneyda iyada hogaanka qabato marka la joogo sariirta : khubaro ku xeel dheer arimaha qoyska ee Maandeeq.net ayaa sheegaya in rag far ku tiris ah ay jecel yihiin in haweeneyda ay darawal ka noqoto ciyaarta balse ragga badankooda kama helaan ,hadaba waxaa muhiim ah in aad arintaan oo kale la shar tagin hadii isaga uusan kuu muujin rabitaan ku aadan arintaas.

2- Ma Jecla ninka in haweeneyda ay ka hadasho malabyaroowgiisa : waxaa loola jeedaa in war qaldan ka tiraahdid tusaale ( hadii uu gaabn yahay ama cilad kale leeyahy) taasi waxa ay saameyn ku yeelaneysa shaqadii ciyaarta.

3- Ma jeclo dhunkashada zaa`idka ah : ragga qaarkii ayaa aamisan in dhunkashada lagu mirqo in ay tahay mid u gaar ah dunida haweenka , sidaa darteed ka foojignoow oo ogoow in uu ka helo iyo in uusan ka helin.

Ugu dameyn maandeeq.net waxa ay ku leedahay waligaa hala bar bar dhigin shaqada sariirta ninkaada iyo nin horay aad nolol ula soo wadaagtay waa haddii aad garoob soo aheyd.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *