Rugcadaaga Bollywood-ka Amitabh Bachchan Oo Taageeray Barnaamuj Loogu Soo Horjeedo Cayilka (Buurnida)

Rugcadaaga Bollywood-ka Amitabh Bachchan Oo Taageeray Barnaamuj Loogu Soo Horjeedo Cayilka (Buurnida)

Supper Star-ka Bollywood-ka Megastar Amitabh Bachchan ayaa kusoo biiray ololaha loogu soo horjeedo dadka cayilan waxaana uu ku dhiiro geleyey dadka inay is caateeyaan , xitaa isaga waxaa uu balanqaaday inuu miisaanka jirkiisa uu dhimidoono.

Waxaa barnaamujkaan fulinaya Japanese philanthropist Yohei Sasakawa of The Nippon Foundation iyo WHO waxaana uu Amitah oo yahay safiir ka tirsan hey’adahaan tan iyo 2001.

waxay hadda bilaabeen in qaar kamid ah  gobaladda India gaarsiiyaan ololahaan oo la sheegay inuu gaaridoono dhalinyaro badan , waxaana lagula dagaalamayaa cayilka.

Waa caado  qaar kamid ah gobolada India in lala dagaalamo cayilka , waxaa sidoo kale jira iskuulada qaar oo caruurta lagu xukumo inay hoos u dhigaan miisaanka jirkooda.

”Cudurada ugu badan ee sanadkaan la dareemayo ma ahan TB ama barariso ee waa inay is ilaabeen dadkii oo ay ishilmaameen, waxaana muhiim ah mar walba in diirada lasaaro barnaamujo badan oo ku saabsan sidii loogusoo jeedsan lahaa arintaas,” ayuu sheegay Amitab.

Javed Abidi oo ah madaxa guud ee DPI ”waa muhiim wacyo gelinta sidaan ah maxaa yeelay m wanaagsana buurnidda waxaa lagama maarmaan ah in dadka ay ka fikiraan caafimaadkooda

Dhanka kale Amitab waxaa uu balanqaaday inuu isaga iska bilaabidoono marka koowaad oo yareeyndoona jirkiisa , wuxuuna sheegay in wax walba oo dhacaan aan la yeelidoonin cudurka aan muuqan.

Share this post

Post Comment