SAWIRO CAJIIB AH: New Deepika Padukona Iga Dheh: Daawo Sawirada Walaasha Deepika Oo Ka Yaabsatay Atariishooyin Waa Weyn..

SAWIRO CAJIIB AH: New Deepika Padukona Iga Dheh: Daawo Sawirada Walaasha Deepika Oo Ka Yaabsatay Atariishooyin Waa Weyn..

Ka Hor inta uusan kusoo biirin Bollywoood-ka , qof walba waxaa uu sameeyaa ama uu soo bandhigaa awoodiisa nafsiyadeed ee uu kaga soo muuqankro dhanka Aflaanta.

Bollywood-ka waxaa jira jilaayaal isla dhashay kuwaas oo aan jilaayaal ahayn , balse mid kamid ah kusoo aado iyagoo jilaayaal isla ah.

Waxaa jirta jilaayaal kuwaas oo bandhig ahaan ka duwan  kuwa kale , waana sababta mar walba loo arko laba isla dhalatay oo mid kamid ah caansan.

Deepika iyo walaasheeda ayaa lagu arkay Dubai iyagoo waqti gaar ah wada qaadanaya , waxaana cajiib ahayd sida Anisha oo ah walaasha la dhalatay Deepika ay usoo jiidatay dadweynaha.

Si wanagsan ayey labadaan ruux waqti u wada qaateen, waxaana Anita la leeyahay waxay  uqalantaa inay jilaa noqoto , balse sida ka muuqata inay jilaa noqoto.

Deepika ayaa waqti kooban oo nasiino ah ku qaadaneysa guriga ay ku dhalatay , waxayna ay adeeg u sameeyneysaa walaasheeda Anita oo ay hadda wada joogaan Dubai.

DAAWO SAWIRADA:-

VYG_1446VYG_1448VYG_1460VYG_1486VYG_1525VYG_1605VYG_1671

Share this post

Post Comment