Newsletter subscribe
Arrimaha Siyaasada

Baarlamaanka Jubbaland Oo Doortay Guddoomiye Cusub

Posted: August 17, 2019 at 9:14 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Magaalada Kismaayo waxaa lagu soo gaba gabeeyay doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Jubaland. Guddoomiyaha Baarlamaanka Jubaland Sheekh Cabdi Maxamed C/Raxmaan oo horay kursigan ugu fadhiyay ayaa ku guuleystay,waxaana uu helay 55 cod oo ka mid ah codadkii la dhiibtay. Waxaa kaliya la tartamay hal musharrax kaas oo lagu magacaabo Xuseen Shiinow Cali oo isaguna helay 18 […]

No Comments read more

Qaraxyo Ka Dhacay Muqdisho

Posted: August 17, 2019 at 7:18 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Inta la Xaqiiyay Sadex ruux ayaa ku dhaawacantahey laba qarax oo Saaka ka dhacday Degmadda Dayniile ee Gobolka Banaadir garahaan wadada Jayga ee degmadaasi. Mid ka mida laba qarax ayaa lala eegtay Xoghayaha degmada Deyniile Mahad Maxamed Shire waxaana uu sheegay in qaraxaasi uu gaarigiisa bur bur gaarsiiyay balse asagu ka badbaaday. Qaraxa kale ayuu […]

No Comments read more

Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Baay

Posted: August 17, 2019 at 7:17 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Wararka naga soo gaaraya degaanka Deynuunaay ee duleedka Magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in ciidamada AL-shabaab ay qabsadeen saldhiggaas. Saaka salaaddii subax ayaa la sheegay in ciidamada AL-shabaab ay weerar ku qaadeen saldhigga islamarkaana dagaalkoobnaa kaddib la wareegeen. Ilo ku sugan Degaanka ayaa xaqiijiyay in Ciidamada dowladda ka baxeen saldhigga markii uu dagaalka muddo socday islamarkaana […]

No Comments read more

Qalbi Dhagax Oo Fariin u Diray Shacabka Jubbaland

Posted: August 17, 2019 at 7:15 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Cabdikariin Sh.Muuse Qalbi Dhagax oo katirsan Jabhadda ONLF oo ku sugan Magaalada Kismaayo waxa uu kulamo la qaatay Mas’uuliyiin isugu jirtay Xildhibaanno, Senataro, mas’uuliyiin katirsan Maamulka Jubbaland, Madax dhaqameed iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada. Qalbi dhagax oo la hadlayay dadkaas waxa uu ka dalbaday in aysan Saameyn taban ku yeelan deegaanada Jubbaland Xaaladaha siyaasadeed […]

No Comments read more

Nin Ganacsade Ku Dilay Qardho Oo Laga Soo Qabtay Yemen

Posted: August 17, 2019 at 7:14 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Danjiraha dowladda Soomaaliya ee dalka Yemen,  Cabdullaahi Xaashi Shuuriye ayaa magaalada Boosaaso xalay ka dejiyay nin horay u dilay Ganacsade ku sugnaa Magaalada Qardho. Ganacsadaha la dilay ayaa lagu magacaabayay Dirir Cabdi Gufuri waxaana 20 july 2019 dilay Maxamed Cabdullahi kaas oo u baxsaday dalka Yemen. Safiirka Soomaaliya ee Yemen ayaa waxaa uu eedeysanaha ku […]

No Comments read more

Qoyska Kenyan Lagu Dilay Boosaaso Oo Dalbaday Cadaalad

Posted: August 17, 2019 at 7:13 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Qoyska Muwaaddin u dhashay Dalka Kenya ayaa doonaya in ay caddaalad helaan kaddib markii wiilkooda dhawaan lagu dilay Magaalada Boosaaso. Muwaddinka Kenyaanka ah ee lagu dilay Magaalada Boosaaso ayaa lagu magacaabayay Cosmas Joseph Owuor,waxaana uu ka shaqeynayay Hotel ku yaalla Boosaaso. Aabaha Muwaaddinka Kenyaanka ah oo isna lagu magacaabo Pius Ogweyo, ayaa sheegay in uu […]

No Comments read more

James Swan oo Axmed Madoobe ku qancin waayay wax ka beddel lagu sameeyo doorashada

Posted: August 15, 2019 at 12:11 pm   /   Featured, Arrimaha Siyaasada, Warbiximaha Gaarka Ah

Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan ayaa ku fashilmay in Axmed Madoobe uu ku qanciyo in wax ka beddel lagu sameeyo doorashada Jubaland islamarkaana fursad la siiyo musharrixiinta Mucaaridka ah. James ayaa booqasho uu ku tagay Magaalada Kismaayo waxaa uu maanta kula kulmay Madaxweynaha Jubaland, labadiisa ku xigeen iyo wasiirrada arrimaha gudaha iyo amaanka […]

No Comments read more

Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Booqday Askartii Ku Dhaawacantay Awdheegle

Posted: August 15, 2019 at 12:10 pm   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Ra’isalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa waxaa uu booqasho ugu tagay askartii ku dhaawacntay dagaalkii shalay ka dhacay Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabellaha hoose. Xasan Cali Kheyre ayaa mid mid ugu tagay askarta dhaawacyada ka soo gaareen dagaalkii shalay,waxaana uu la wadaagay dareenkiisa. Waxaa uu sidoo kale la kulmay maamulka Isbitaalka ay Askartaasi ku […]

No Comments read more

War-murtiyeed Laga Soo Saaray Shirkii Isgaarsiinta Ee Baydhabo

Posted: August 15, 2019 at 12:08 pm   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Waxaa Magaalada Baydhaba ku soo gaba-gaboobey Kulanka Wadatashiga Ka faa’ideystayaasha Mashruuca Taakulaynta Isgaarsiinta kaa soo ka socday magaalada Baydhabo intii u dhexeysay 13ka illaa 15ka Agoosto 2019ka. Shirkan oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada (WBIT) ee Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa si rasmi ah u furey Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfur Galbeed […]

No Comments read more

Xubno Al-shabaab Ah Oo Lagu Dilay Hiiraan

Posted: August 15, 2019 at 7:19 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Kooxda Macaawisley ee la dagaallanta Al-shabaab ayaa waxaa ay sheegeen in ay dagaal ku qaadeen Al-shabab ku sugnaa degaanka lagu magacaabo Luuqa Jeelow ee Gobolka Hiiraan ka titsan. Dekaankan oo ku dhawaad 20km dhinaca koofureed kaga beegan Beledweyne ayey sheegeen in ay xalay weerareen islamarkaana halkaas ku dileen xubno ka mid ah Al-shabaab. Sarkaal ka […]

No Comments read more

Dhallinyaro Soomaali ah oo lagu la’yahay Koofur Afrika

Posted: August 15, 2019 at 7:18 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Saddex wiil oo Soomaali ah ayaa lagu la’yahay degaanka Soweto ee dalka Koofur Afrika kuwaas oo markii dad ugu war dambeysay la dagaallamayay koox burcad Koofur Afrikaan ah. Degaanka Soweto ayaa waxaa shalay gelinkii dambe ka billowday boob ay geysanayeen Burcad koofur Afrikaan ah. Boobka ayaa shalay ka billowday markii Ganacsade Itoobiyaan ah iyo qof […]

No Comments read more

Ehlada Kallumeysato Lagu Haysto Somalia Oo Fariin u Diray DFS

Posted: August 15, 2019 at 7:14 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Eheladda qeybta labaad kalluumeysato u dhashay Dalka Thailand islamarkaana ka shaqeeya Xeebaha Soomaaliya ayaa codsaday in dowladda Thailand fududeyso sidii loo siideyn lahaa wiilashooda. Dadka Kalluumeysatada ehelkooda ah ayaa sheegay in 20 qof ay ka shaqeeyaan Doon lagu magacaabo Waddani 2 oo lala leeyahay tii todobaadkii hore fasaxday 18 qof oo u dhashay Thailand. 20ka […]

No Comments read more