Newsletter subscribe
Xulashada Tafatiraha

Debt relief or Smoke Screen?

Posted: April 5, 2020 at 9:50 pm   /   Xulashada Tafatiraha, Arrimaha Siyaasada

Debt relief or Smoke Screen? Somalia faces unprecedented challenges that threaten its existence. For example: The Federal Government of Somalia does not control much of the country. Al-Shabaab pitilessly targets civilians at will. Peace remains elusive in many parts of the country.  The country’s health system is not prepared to confront any outbreak including the […]

No Comments read more

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Oo Arrin Muhiim Ah Ka Hadlay

Posted: December 4, 2019 at 10:50 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Waxaan baraha bulshada ku arkay fal celin laga sameeyey khudbad aan kula hadlay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Jarmalka ku nool, gaar ahaan qayb aan ku daafacayey kaalinta haweenka ee dhanka siyaasadda iyo bulshada. Falcelinta waxay u badnayd mid togan, waxaase jirta qayb si taban looga falceliyey. Aniga waxaan sheegay in culimada qaarkood ay dumarka si bareer […]

No Comments read more

Dowlada Soomaaliya oo Koofurta Suudan kala hadashay in ganacsatada Soomaaliyeed u heli lahayeen dhul ganacsi

Posted: December 4, 2019 at 10:48 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Dowladaha Soomaaliya iyo Koofurta Suudaan ayaa ka wada hadlay sida ganacsatada Soomaaliyeed ee dalkaasi ku nool ay u helahaayeen goobo ay ku ganacsadaan. Safiirka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee dalka Koofurta Sudan danjire Xuseen Xaaji Axmed ayaa xarunta safaaradda ee magaalada Jubba kulan kula qaatay wasiirka arrimaha gudaha dalka Koonfurta Sudaan michael chiangjiek iyadoo kulankaas ay […]

No Comments read more

Taliya qeybta Booliska Nugaal oo shaqada laga joojiyay

Posted: December 4, 2019 at 10:43 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Taliyaha Ciidanka Qeybta Booliska Gobolka Nugaal ee Maamul Goboleedka Puntland ayaa lagu sameeyay shaqo joojin kaddib eed loo jeediyay. Muumin Cabdi Shire ayaa waxaa shaqada ka joojiyay Taliyaha Booliska Puntland Muxiyaddiin Axmed Muuse. Muumin ayaa lagu eedeeyay in uu amar diiddo sameeyay sidaasna shaqada looga joojiyay iyada oo uu soo baxayo khilaaf u dhaxeeya labada […]

No Comments read more

Odayaasha Boosaaso oo iska fogeeyay in ay adeegsaneyso dowladda Soomaaliya

Posted: December 4, 2019 at 10:41 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Odayaasha Dhaqanka Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa ay beeniyeen warar ay baahiyeen saraakiil ka tirsan Maamulka Puntland ee uu hoggaamiyo Siciid Cabdullahi Deni. Odayaasha oo shir ku yeeshay Boosaaso ayaa beeniyay in aysan u adeegin dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxa kaliya ee ay ka hadlayaanna tahay danaha dadka Puntland. Maamulka Puntland […]

No Comments read more

NISA Oo Qabatay Shaqsi Bam Tuuri Lahaa

Posted: December 4, 2019 at 10:39 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Hay’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa soo bandhigtay sawirka Nin ay sheegtay in uu qorsheynayay in uu weerar fuliyo. Nabad Sugidda Soomaaliya ma sheegin magaca Ninka ay qabteen iyo goobta uu qorsheynayay in uu weerarka ka geysto. Bogga Twitterka ee Nabad Sugidda Soomaaliya ayaa lagu daabacay qoraal kooban oo lagu sheegay in […]

No Comments read more

Mareykanka oo $5Milyan duldhigay Madaxa Muwaaddin Mareykan ah kuna jira Al-shabab

Posted: December 3, 2019 at 9:20 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay lacag abaalgud ah oo ay siineyso ciddii soo sheegta xog horseedi karta in la xiro Jehad Serwan Mostafa oo u dhashay Dalka Mareykanka. Jehad Serwan Mostafa ayey dowladda Mareykanka sheegtay in uu yahay qofka u dhashay Mareykanka ee ugu sarreeya Al-Qaacidda gaar ahaanna Al-shabaab dhexdeeda. FBI-da Mareykanka ayaa sheegtay in Jehad […]

No Comments read more

Uhuru Kenyatta oo soo jeediyay in la baabi’iyo sohdimaha uu sameeyay Gumeysiga

Posted: December 3, 2019 at 9:14 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Madaxweynaha Dalka Kenya ayaa ku baaqay in dadka Afrika aysan u ku kala qeybsamin sohdimaha uu sameeyay Gumeysiga, wadajirkoodana u maraan diblomaasiyadda dhaqanka. Hadalkan ayuu Madaxweynaha Kenya ka sheegay kulan uu Madaxtooyada Kenya kula qaatay Wabarka Beelaha Dagoodiye ee dega Kenya, Itoobiya, Soomaaliya iyo Jabuuti. Mr Uhuru ayaa sheegay in Kenya aysan halis u arkin […]

No Comments read more

Afar Duufaan oo ku soo wajahan Soomaaliya

Posted: December 3, 2019 at 9:10 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Hay’adaha Caalamiga ah ee la socda saadaasha Hawada ayaa sheegaya in Duufaanno xoog leh ay ku wajahanyihiin Soomaaliya kuwaas oo ka imanaya Badweynta Hindiya. Khubarrada ayaa sheegaya in Todobaadkan iyo kan soo socdaba ay yihiin maalmaha ugu daran ee Duufaanta iyo roob xoog lehba ay ku dhufaneyso dhulalka Xeebaha ee ku teedsan Badweynta Hindiya. Sidoo […]

No Comments read more

Jabhadda Korneyl Caarre oo weerar ku qaadday Saldhigga Booliska Ceerigaabo

Posted: December 2, 2019 at 9:38 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Wararka ka imanaya Magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in Jabhadda uu hoggaamiyo Korneyl Caarre ay xalay weerar ku ekeeyeen saldhigga Ciidanka Booliska Somaliland ee Magaaladaas. Weerarka oo dhacay xalay 1:30 daqiiqo ayaa waxaa uu ku billowday qoryaha waaweyn oo laga maqlay saldhigga iyada oo dadka Magaaladana ay ku kaceen weerarka iyo rasaasta la […]

No Comments read more

Puntland oo xabsiga dhigtay siyaasi bilo ka hor la sii daayay

Posted: December 2, 2019 at 9:33 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Ciidamada amaanka Maamulka Puntland ayaa magaalada Boosaaso ka xiray siyaasiga Muuse Cali Jaamac oo ka mid ahaa siyaasiyiinta Puntland. Ninkan ayaa waxaa uu ka mid yahay tiro siyaasiyiin iyo odayaal ah oo hay’adaha amaanka Puntland ay dhowrkii habeen ee la soo dhaafay ka xireen Magaalada Boosaaso. Dadkan oo ay Puntland ku eedeysay in ay ka […]

No Comments read more

Mac-hadka diblomaasiyadda qaranka oo xarigga laga jarayo

Posted: December 1, 2019 at 5:54 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Magaalada Muqdisho waxaa lagu wadaa in maalinta berri ah xarigga laga jaro Mac-hadka diblomaasiyadda qaranka kaas oo dib u dayactir lagu sameeyay. Mac-hadkan oo ay diblomaasiyadda ku baranayaan diblomaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa waxaa qarashka dib u dhiska loogu sameeyay bixisay Dowladda Qadar. Munaasibadda xarig jarka Mac-hadka diblomaasiyadda Qaranka ayaa waxaa ay dhaceysaa maalinta berri ah oo […]

No Comments read more