Newsletter subscribe
Arrimaha Siyaasada

Debt relief or Smoke Screen?

Posted: April 5, 2020 at 9:50 pm   /   Xulashada Tafatiraha, Arrimaha Siyaasada

Debt relief or Smoke Screen? Somalia faces unprecedented challenges that threaten its existence. For example: The Federal Government of Somalia does not control much of the country. Al-Shabaab pitilessly targets civilians at will. Peace remains elusive in many parts of the country.  The country’s health system is not prepared to confront any outbreak including the […]

No Comments read more

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Oo Arrin Muhiim Ah Ka Hadlay

Posted: December 4, 2019 at 10:50 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Waxaan baraha bulshada ku arkay fal celin laga sameeyey khudbad aan kula hadlay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Jarmalka ku nool, gaar ahaan qayb aan ku daafacayey kaalinta haweenka ee dhanka siyaasadda iyo bulshada. Falcelinta waxay u badnayd mid togan, waxaase jirta qayb si taban looga falceliyey. Aniga waxaan sheegay in culimada qaarkood ay dumarka si bareer […]

No Comments read more

Dowlada Soomaaliya oo Koofurta Suudan kala hadashay in ganacsatada Soomaaliyeed u heli lahayeen dhul ganacsi

Posted: December 4, 2019 at 10:48 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Dowladaha Soomaaliya iyo Koofurta Suudaan ayaa ka wada hadlay sida ganacsatada Soomaaliyeed ee dalkaasi ku nool ay u helahaayeen goobo ay ku ganacsadaan. Safiirka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee dalka Koofurta Sudan danjire Xuseen Xaaji Axmed ayaa xarunta safaaradda ee magaalada Jubba kulan kula qaatay wasiirka arrimaha gudaha dalka Koonfurta Sudaan michael chiangjiek iyadoo kulankaas ay […]

No Comments read more

Taliya qeybta Booliska Nugaal oo shaqada laga joojiyay

Posted: December 4, 2019 at 10:43 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Taliyaha Ciidanka Qeybta Booliska Gobolka Nugaal ee Maamul Goboleedka Puntland ayaa lagu sameeyay shaqo joojin kaddib eed loo jeediyay. Muumin Cabdi Shire ayaa waxaa shaqada ka joojiyay Taliyaha Booliska Puntland Muxiyaddiin Axmed Muuse. Muumin ayaa lagu eedeeyay in uu amar diiddo sameeyay sidaasna shaqada looga joojiyay iyada oo uu soo baxayo khilaaf u dhaxeeya labada […]

No Comments read more

Odayaasha Boosaaso oo iska fogeeyay in ay adeegsaneyso dowladda Soomaaliya

Posted: December 4, 2019 at 10:41 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Odayaasha Dhaqanka Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa ay beeniyeen warar ay baahiyeen saraakiil ka tirsan Maamulka Puntland ee uu hoggaamiyo Siciid Cabdullahi Deni. Odayaasha oo shir ku yeeshay Boosaaso ayaa beeniyay in aysan u adeegin dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxa kaliya ee ay ka hadlayaanna tahay danaha dadka Puntland. Maamulka Puntland […]

No Comments read more

NISA Oo Qabatay Shaqsi Bam Tuuri Lahaa

Posted: December 4, 2019 at 10:39 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Hay’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa soo bandhigtay sawirka Nin ay sheegtay in uu qorsheynayay in uu weerar fuliyo. Nabad Sugidda Soomaaliya ma sheegin magaca Ninka ay qabteen iyo goobta uu qorsheynayay in uu weerarka ka geysto. Bogga Twitterka ee Nabad Sugidda Soomaaliya ayaa lagu daabacay qoraal kooban oo lagu sheegay in […]

No Comments read more

Mareykanka oo $5Milyan duldhigay Madaxa Muwaaddin Mareykan ah kuna jira Al-shabab

Posted: December 3, 2019 at 9:20 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay lacag abaalgud ah oo ay siineyso ciddii soo sheegta xog horseedi karta in la xiro Jehad Serwan Mostafa oo u dhashay Dalka Mareykanka. Jehad Serwan Mostafa ayey dowladda Mareykanka sheegtay in uu yahay qofka u dhashay Mareykanka ee ugu sarreeya Al-Qaacidda gaar ahaanna Al-shabaab dhexdeeda. FBI-da Mareykanka ayaa sheegtay in Jehad […]

No Comments read more

Uhuru Kenyatta oo soo jeediyay in la baabi’iyo sohdimaha uu sameeyay Gumeysiga

Posted: December 3, 2019 at 9:14 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Madaxweynaha Dalka Kenya ayaa ku baaqay in dadka Afrika aysan u ku kala qeybsamin sohdimaha uu sameeyay Gumeysiga, wadajirkoodana u maraan diblomaasiyadda dhaqanka. Hadalkan ayuu Madaxweynaha Kenya ka sheegay kulan uu Madaxtooyada Kenya kula qaatay Wabarka Beelaha Dagoodiye ee dega Kenya, Itoobiya, Soomaaliya iyo Jabuuti. Mr Uhuru ayaa sheegay in Kenya aysan halis u arkin […]

No Comments read more

Afar Duufaan oo ku soo wajahan Soomaaliya

Posted: December 3, 2019 at 9:10 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Hay’adaha Caalamiga ah ee la socda saadaasha Hawada ayaa sheegaya in Duufaanno xoog leh ay ku wajahanyihiin Soomaaliya kuwaas oo ka imanaya Badweynta Hindiya. Khubarrada ayaa sheegaya in Todobaadkan iyo kan soo socdaba ay yihiin maalmaha ugu daran ee Duufaanta iyo roob xoog lehba ay ku dhufaneyso dhulalka Xeebaha ee ku teedsan Badweynta Hindiya. Sidoo […]

No Comments read more

Muxuu Daarnaa Kulankii Odowaa, Kamaal Guutaale Iyo Donald Yamamoto?

Posted: December 3, 2019 at 9:06 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Safiirka Dowlada Mareykanka ee Soomaaliya Amb Donald Yamamoto ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay laba ka mid ah musharaxiinta u tartamaysa madaxweynaha Galmudug, oo kala ah Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa iyo Kamaal  Daahir Xasan Guutaale. Qoraal ay safaaradda Mareykanka soo dhigtay barteeda twitter-ka ayaa lagu sheegay in danjire Yamamoto iyo xubnaha safaaradda ay Odawaa iyo Kamaal […]

No Comments read more

Gudoomiyaha Matabaan ee Ahlusunna oo sheegay in uu la shaqaynayo Maamulka Hirshabeelle

Posted: December 2, 2019 at 9:44 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Gudoomiyaha degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan Xuseen Salaad Ibraahim ayaa dib ugu laabtay Degmadaasi oo uu baxay dhawaan markii halkaasi uu iska hor imaad ku dhexmaray Ciidamo ka tirsan Ahlusunna iyo ciidamo uu watay Wasiirka Arimaha gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye. Gudoomiyaha ayaa kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee Bulshada Matabaan ayaa sheegay in […]

No Comments read more

Soomaaliya iyo Sweden oo kala saxiixday heshiis wax wadaag ah

Posted: December 2, 2019 at 9:43 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga , Axmed Ciise Cawad, ayaa ku saxiixay Muqdisho xalay fiidkii oo Axad ahayd ( 1 December) heshiis is-afgarad Akadeemiyadda loo yaqaan Folke Bernadotte Academy (FBA) iyadoo ay goob-joog ka ahaayeen Safiirka Sweden ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Staffan Tillander, diblomaasiyiin Soomaali iyo Sweden.Agaasimaha guud ee FBA Mudane Sven-Eric Söder ayaa […]

No Comments read more