Newsletter subscribe
Arrimaha Siyaasada

Jabhadda Korneyl Caarre oo weerar ku qaadday Saldhigga Booliska Ceerigaabo

Posted: December 2, 2019 at 9:38 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Wararka ka imanaya Magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in Jabhadda uu hoggaamiyo Korneyl Caarre ay xalay weerar ku ekeeyeen saldhigga Ciidanka Booliska Somaliland ee Magaaladaas. Weerarka oo dhacay xalay 1:30 daqiiqo ayaa waxaa uu ku billowday qoryaha waaweyn oo laga maqlay saldhigga iyada oo dadka Magaaladana ay ku kaceen weerarka iyo rasaasta la […]

No Comments read more

Puntland oo xabsiga dhigtay siyaasi bilo ka hor la sii daayay

Posted: December 2, 2019 at 9:33 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Ciidamada amaanka Maamulka Puntland ayaa magaalada Boosaaso ka xiray siyaasiga Muuse Cali Jaamac oo ka mid ahaa siyaasiyiinta Puntland. Ninkan ayaa waxaa uu ka mid yahay tiro siyaasiyiin iyo odayaal ah oo hay’adaha amaanka Puntland ay dhowrkii habeen ee la soo dhaafay ka xireen Magaalada Boosaaso. Dadkan oo ay Puntland ku eedeysay in ay ka […]

No Comments read more

Kenya Oo Ilaalineysa Xeebaha Bariga Afrika

Posted: December 1, 2019 at 5:58 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Shirka Ururka Caalamiga ah ee Badaha oo ka dhacay Dalka Ingiriiska ayaa lagu doortay Golaha maamulaya Ururkaas. Ururkan oo ay xubno ka yihiin dhamaan dalalka leh Xeebaha iyo kuwa ku dhow ayaa waxaa doorashadiisa lagu qabtay Magaalada London ee caasimadda Dalka UK. Kenya oo xubin ka ahayd Golaha ayaa dib loogu doortay Kursiga iyada oo […]

No Comments read more

Dagaal Ka Dhacay Baardheere

Posted: December 1, 2019 at 5:56 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa guul ka sheegatay dagaal Ciidamada dowladda iyo kuwa AL-shabaab ku dhexmaray degmada Baardheere ee Gobolka Gedo. Saraakiisha Ciidamada dowladda Federaalka ayaa sheegay in ciidan ka tirsan AL-shabaab oo qorsheynayay in ay Magaaladaas weeraraan xogtooda heleen kana hortgeen. Maxamed Cali Cabdullaahi, oo ka mid ah saraakiisha Ciidamada ee Baardheere ayaa […]

No Comments read more

Mac-hadka diblomaasiyadda qaranka oo xarigga laga jarayo

Posted: December 1, 2019 at 5:54 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Magaalada Muqdisho waxaa lagu wadaa in maalinta berri ah xarigga laga jaro Mac-hadka diblomaasiyadda qaranka kaas oo dib u dayactir lagu sameeyay. Mac-hadkan oo ay diblomaasiyadda ku baranayaan diblomaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa waxaa qarashka dib u dhiska loogu sameeyay bixisay Dowladda Qadar. Munaasibadda xarig jarka Mac-hadka diblomaasiyadda Qaranka ayaa waxaa ay dhaceysaa maalinta berri ah oo […]

No Comments read more

Maraykanka Oo War Kasoo Saaray Duqeyn Ka Dhacday Jilib

Posted: December 1, 2019 at 5:52 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Dowladda Mareykanka ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerar duqeyn ahaa oo ka dhacay Degmada Jilib ee Gobolka Jubada dhexe. War ka soo baxay Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa lagu sheegay in duqeynta oo dhacday shalay gelinkii dambe ay baarayaan khasaaraha ka dhashay. Sida caadiga ah Mareykanka marka uu fuliyo duqeyn waxaa uu sheegi jiray in uu ku […]

No Comments read more

Uganda: “Bixitaanka AMISOM waa in uusan ku xirnaan waqti ee ku xirnaado xaaladda dalka”

Posted: November 30, 2019 at 9:19 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Dowladda Uganda ayaa mar kale ka digtay in waqtiga loo qabtay AMISOM in ay kaga baxdo Soomaaliya uu noqdo mid kama dambeys ah, iyada oo beddelkeeda soo jeedisay in laga fiirsado Ciidamada la dhimayo. Taliye ku xigeenka Ciidanka Difaaca Uganda Gen Mbasu Mbadi, oo Muqdisho kula kulmay Taliyayaasha Ciidamada Uganda ee ku jira AMISOM ayaa […]

No Comments read more

Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti oo loo doortay Guddoomiyaha Baarlamaanka Afrika

Posted: November 30, 2019 at 9:17 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Guddoomiyaha Baarlamaanka Dalka Jabuuti Maxamed Cali Xumad ayaa ku guuleystay xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Midoobay ee Afrika. Xilka Giddoomiyaha Baarlamaanka Afrika waxaa uu kala wareegay Guddoomiyaha Baarlamaanka Dalka Burkina Faso Alassane Bala Sakandé. Mr Xamud ayaa sheegay in dalalka Afrika ay u baahanyihiin in ay dhaqaale ahaan is dhexgal sameeyaan islamarkaana isku tiirsanaadaan. Waxaa uu ku […]

No Comments read more

Liiska Odayaasha saxiixayaasha Baarlamaanka Galmudug oo la shaaciyay

Posted: November 30, 2019 at 9:14 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Magacyada Odayaasha Dhaqanka ee saxiixayaasha Baarlamaanka Galmudug ayaa lagu dhawaaqay iyada oo maanta la xareynayo. Liiska Odayaashan ayaa waxaa Guddiga Farsamada dhismaha Dowlad Goboleedka Galmudug ku wareejiyay Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya. Odayaashan ayaa waxaa ay soo gudbin doonaan Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug iyada oo Bisha December ee berri billaabaneysa ay noqoneyso bisha doorashada Guddoomiyha Baarlamaanka, […]

No Comments read more

Hoggaamiyaha ONLF oo ka hadlay kulankii uu la qaatay Axmed Madoobe

Posted: November 30, 2019 at 9:12 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Guddoomiyaha cusub ee Ururka ONLF C/Raxmaan Maadey ayaa markii ugu horreysay ka warbixiyay kulan uu la qaatay Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam. Guddoomiye Maadey ayaa sheegay in kulanka isaga iyo Axmed Madoobe ku dhexmaray Nairobi uu daarranaa sidii ay u wadahadli lahaayeen dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Maamulka Jubaland. Waxaa uu xusay in […]

No Comments read more

Xibiga Wadajir Oo Ka Digey Faragelinta Ciidanka Itoobiya Ee Galmudug Iyo Jubbaland

Posted: November 30, 2019 at 9:09 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

War-saxaafadeed kasoo baxay xisbiga Wadajir ayaa looga hadlay faragelinta ay Itoobiya ku hayso siyaasadda gudaha ee Soomaaliya, gaar ahaan Jubbaland iyo Galmudug. Xisbiga ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay falalka ay xilligan ciidamada Itoobiya ka wadaan Galgaduud iyo Gedo, loona baahan yahay in degdeg wax looga qabto. Waxa uu sheegay xisbiga Wadajir, in […]

No Comments read more

Maxay Ka Wadahadleen Axmed Madoobe Iyo Hoggaamiyaha Cusub Ee ONLF?

Posted: November 28, 2019 at 8:02 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa Magaaladda Nairobi ee Caasimada Dalka Kenya kula kulmay Gudoomiyaha cusub ee Xisbiga ONLF  Cabdiraxmaan Maadey iyo Xubno ka tirsan Xisbigiisa. Qoraal kooban oo ka so baxay Madaxtooyada Jubbaland ayaa lagu xaqiijiyay kulankaan oo lagu sheegay mid miro dhal ahaa “Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa saaka gudoomiyaha Xisbiga ONLF […]

No Comments read more