Newsletter subscribe
Arrimaha Siyaasada

Dagaal Ka Dhacay Gobolka Sool

Posted: August 5, 2019 at 7:35 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Wararka ka imaanaya Magaaladda Laascaanood ee Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in Jabhad diidan joogitaan Ciidanka Maamulka Somaliland ay weerar ku qaadeen Xero Milatari oo ay leeyihiin Ciidanka Somaliland. Jabhad hubaysan ee kasoo horjeedda joogitaanka ciidamada Somaliland ee magaalada Laascaanood ayaa weerar ka gaystay xarun militari oo lagu magacaabo buurta Sayidka ee degmada Laascaanood ee Gobolka […]

No Comments read more

Dad Lagu Laayay Maraykanka

Posted: August 4, 2019 at 9:17 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Ugu yaraan labaatan qof ayaa dhimatay 26 kalena weey dhaawacmeen kaddib markii nin caddaan ah oo hubeysan uu rasaas ku asqeeyay dadweyne dukaameysananay oo ku sugnaa  magaalada El Paso ee gobolka Texas ee dalka Maraykanka. Ninkan ayaa weerarka ku qaaday mid ka mid ah dukaamada sida aadka ah ay dadku wax uga iibsadaan ee ay […]

No Comments read more

Murxuum Yariisow oo laga soo dejiyay Muqdisho

Posted: August 4, 2019 at 6:55 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa waxaa saaka laga soo dejiyay Magaalada Muqdisho. Madaxda ugu sarreysa dowladda Federaalka ah ayaa ka qeybgelaya aaska loo sameynayo Injineer Yariisow,waxaana ka  mid ah Madaxweynaha Soomaaliya, Ra’isalwasaaraha, qaar ka mid ah madaxda Maamul Goboleedyada dalka. Diyaaradda sidday Maydka Injineer Yariisow ayaa waxaa kale oo la […]

No Comments read more

Al-shabaab Oo Laga Saaray Deegaanno Ka Mid Ah K/galbeed

Posted: August 4, 2019 at 6:53 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Saraakiisha Amaanka Ciidamada dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in ay qabsadeen degaanno ka mid ah Gobolka Baay oo ay ku sugnaayeen Al-shabaab. Taliyaha Booliska Maamulka Koofur Galbeed Mahad C/raxmaan Aadan ayaa sheegay in howlgallo ay ka sameeyeen degaanno hoostaga Magaalada Baydhaba ay ciidamada dib u qabsadeen markii ay howlgal ka fuliyeen halkaas. Taliye […]

No Comments read more

Puntland: 48 Maxaabiis Burcad-badeed Ah Ayaa Xaq Darro Ku Xiran

Posted: August 4, 2019 at 6:49 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Dhaq Dhaqaaqa Al-shabaab ayaa soo bandhigay 86 Oday dhaqameed oo ay sheegeen in ay ka mid ahaayeen kuwii soo doortay Xildhibaannada ku jira Baarlamaanka Soomaaliya. Odayaashan oo ay sheegeen in ay ka kala tageen Hirshabeelle iyo Galmudug ayaa waxaa ay tageen degaanka Buq Aqable ee Gobolka Hiiraan halkaas oo ay gacanta ku hayaan Al-shabaab. Al-shabaab […]

No Comments read more

Al-shabaab Oo Soo Bandhigay Odoyaal Iska Diiwaangeliyey Hirshabelle Iyo Galmudug

Posted: August 4, 2019 at 6:47 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Dhaq Dhaqaaqa Al-shabaab ayaa soo bandhigay 86 Oday dhaqameed oo ay sheegeen in ay ka mid ahaayeen kuwii soo doortay Xildhibaannada ku jira Baarlamaanka Soomaaliya. Odayaashan oo ay sheegeen in ay ka kala tageen Hirshabeelle iyo Galmudug ayaa waxaa ay tageen degaanka Buq Aqable ee Gobolka Hiiraan halkaas oo ay gacanta ku hayaan Al-shabaab. Al-shabaab […]

No Comments read more

Seychelles Oo Eedeysay Somaliland

Posted: August 3, 2019 at 7:02 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Dowladda Seychelles ayaa Maamulka Somaliland ku eedeysay in ay ka baxday kuna xadgudubtay heshiiskii Burcad Badeedda ee Caalamiga ah ee ay horay u kala saxiixdeen waddamada ku jira dagaalka ka dhanka ah Burcad Badeedda Sooomaalida. War ka soo baxay dowladda Seychelles ayaa lagu sheegay in siideynta 19 Burcad Badeed Soomaali ah oo ay siideysay Somaliland […]

No Comments read more

Pelosi iyo Ilhaan Cumar oo booqday Ghana

Posted: August 3, 2019 at 7:00 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Guddoomiyaha Golaha aqalka hoose ee Mareykanka Nancy Pelosi,  Ilhaan Cumar iyo wafddi la socday ayaa booqasho ku tagay Dalka Ghana ee galbeedka Qaaradda Afrika. Booqashada Pelosi, Ilhaan iyo 13 xubnood oo ku jira Aqalka hoose ee Mareykanka kana soo jeeda Qaaradda Afrika ayaa booqashadooda Ghana waxaa ay ku saleysneyd xuska sanadguuradii 400aad ee ka soo […]

No Comments read more

Kheyre Oo Guddoomiyey Shirka Amniga Dhuusa-mareeb

Posted: August 3, 2019 at 6:59 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Galmudug waxaa xalay ka dhacay kulan looga hadlyay Amniga Magaaladaas iyo qorshaha ay iskula falgali karaan ciidamada isku dhafka ah ee lagu wareejiyay. Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo shir gudoomiyay kulanka waxa uu sheegay in mas’uuliyadda sugidda Amniga Galmudug ay saaran tahay guud ahaan shacabka iyo Ciidamada ku […]

No Comments read more

Injineer Yariisow Oo Manta Lagu Aasayo Muqdisho

Posted: August 3, 2019 at 6:53 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Ciidamada amaanka dowladda Soomaaliya ayaa maanta  xiray inta badan Waddooyinka waaweyn ee Magaalada Muqdisho. Arrintan ayaa la xiriirta aaska Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ahna Duqii Magaalada Muqdisho, C/Raxmaan Cumar Cismaan Yariisow oo Khamiistii ku geeriyooday Dalka Qadar. Ciidamada ayaa Gaadiidka kala duwan ka celinaya Waddooyinka waxaana inta badan dadku ay yihiin kuwa goobaha shaqada […]

No Comments read more

Injineer Yariisow Oo Geeriyooday

Posted: August 1, 2019 at 2:12 pm   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Wararka ka imanaya Magaalada Dooxa ee Dalka Qadar ayaa sheegaya in halkaas uu ku geeriyooday Guddoomiyihii Gobolka Banaadir ahaana Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow. C/raxmaan Yariisow ayaa ka mid ahaa tiro dad ah oo si xun ugu dhaawacmay weerarkii Arbacadii todobaadkii hore lagu qaaday xarunta dowladda hoose ee Muqdisho. Waxaa uu noqonayaa qofkii 10aad […]

No Comments read more

Madaxweyne Farmaajo Oo Iska Celiyey Jinsayadii Uu Ka Haystay Maraykanka

Posted: August 1, 2019 at 10:52 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa iska celiyay dhashadiisii 2aad ee Mareykanka. War ka soo baxay Madaxtooyada Soomaaliya laguna faah faahinayay arrintan ayaa u qornaa; Maanta oo ay taariikhdu tahay 1-da Ogoosto, 2019, waxaan si rasmi ah idiinla wadaageynaa in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed uu celiyay jinsiyaddiisii […]

No Comments read more