Newsletter subscribe
Arrimaha Siyaasada

Maxkamadda Ciidamada Oo Xukun Dil Ah Riddey

Posted: August 1, 2019 at 10:51 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa ay xukun dil ah ku ridday xubno lagu eedeeyay in ay ka tirsanyihiin Ururka Daacish halka kuwo kalena sii deysay. Guddoomiyaha Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidanka Qalabka sida Xasan Cali Nuur SHuute ayaa waxaa uu magacyada labada nin ku kala sheegay Aadan Maxamed Cali […]

No Comments read more

Trump Oo u Digey Soomaalida Maraykanka

Posted: August 1, 2019 at 10:49 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Madaxweynaha Mareykanak Donald Trump ayaa barta Twitter-ka ah uga hadlay wiilal Soomaali ah oo lagu qabtay Gobolka Arizona iyaga oo doonayay in ay ku biiraan Daacish. Trump ayaa yiri “waxaa la xiray Soomaali Qaxooti ah oo doonayay in ay ku biiraan Daacish, baaqeenna ugu weyn waa in aan hurdada ka kacnaa oo aan jebinaa ISIS […]

No Comments read more

QM: Qaxootiga Dhadhaab Waxay Diideen Ku Laabashada Dalkooda

Posted: August 1, 2019 at 10:47 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in inta badan Soomaalida ku nool Dhadhaab iyo Kaakuma ay sanadihii la soo dhaafay diideen in ay dib ugu laabtaan dalkooda. Warbixin ay soo saartay hay’adda waxaa ay ku sheegtay in ay aad hoos ugu dhacday dadka sida iskood ah isu diiwaangelinayay si dib loogu celiyo Soomaaliya. Hay’adda Qaramada Midoobey u […]

No Comments read more

Cuba Oo Ka Walaacsan Xaaladda Dhaqaatiir Lagu Qafaashay Soomaaliya

Posted: August 1, 2019 at 10:47 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Dowladda Cuba ayaa rajo xumo ka muujisay in ay dib xorriyaddooda u helaan laba dhaqtar oo u dhashay Dalka Cuba kuwaas oo Bishii Afaarad laga abduubtay degaanka Mandheera ee ka tirsan Gobolka Soomaalida Kenya. Madaxweynaha Dalka Cuba Miguel Diaz-Canel, ayaa la kulmay qoysaska ay ka soo kala jeedaan labada dhaqtar,waxaana uu ugu laab qaboojiyay in […]

No Comments read more

Wasiir Oomaar Oo Sababeeyay Baaqashada Safarkiisii Kismaayo

Posted: July 31, 2019 at 7:30 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) ayaa dhawaan ka baaqday safar uu ku tegi lahaa Magalada Kismaayo si uu ugu dhawaaqo musharaxnimadiisa Madaxtinimadda Jubbaland. Wasiirka oo ka hadlay sababta uu uga baaqday Safarkaas ayaa sheegay in uu doonayay in uu ka baaqsado dhiig ku daato Magaaladda Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada […]

No Comments read more

Kala Bar Mushaarkii Ciidanka Kenya Ee Soomaaliya Oo La Jaray

Posted: July 31, 2019 at 7:26 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Midowga Yurub ayaa ku dhawaaqay in maanta oo ay taariikhdu tahay 31ka July 2019 uu dhaqan galayo go’aankii ay ku dhimayeen mushaarka Ciidamada Kenya qeybta ku jirta AMISOM. Sanad miisaaniyadeedka AMISOM ayaa ka billowda bartamaha sanadkasta waxaana Midowga Yurub horay u sheegay in uu go’aankan ku dhaqaaqayo. Lacagta Dowladda ku hesho Magaca howlgalka AMISOM ayaa […]

No Comments read more

Digniin Loo Diray Ciidanka AMISOM Ee Ku Sugan Kismaayo

Posted: July 31, 2019 at 7:25 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil Xasan (Xasan Yare) oo kamid ah Mudanayaasha Golaha Shacabka waxa uu ka digay in Doorashada Jubbaland loo adeegsado Ciidamada Dowladda, kuwa Jubbaland iyo AMISOM. Mas’uuliyadda hagista Doorashada iyo sugidda Amniga ayuu sheegay in ay kala leeyihiin Ciidamada iyo guddiga doorashada, sidaas awgeed aan loo baahneyn in la isku qaso. Ciidamada Midowga […]

No Comments read more

Jubbaland: Ma Jirto Itoobiyaan La Wareegay Kismaayo

Posted: July 31, 2019 at 7:24 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa beeniyay in Ciidamo Itoobiyaan ay la wareegeen qeybo ka mid ah Magaaladaas sida ay baahisay warbaahinta qaarkeed. Wasiirka Qorsheynta Jubaland Aadan Aw Xirsi ayaa sheegay in aysan jirin wararkaas islamarkaana amaanka magaalada aanay waxba iska beddelin. Warbaahinta Ajanabiga ah iyo midda gudaha qaarkood ayaa qoray in Ciidamada Kenya ay isaga baxeen […]

No Comments read more

Ciidanka DFS Oo Lagu Eedeeyey Dilka Dad Rayid Ah

Posted: July 31, 2019 at 7:16 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Ugu yaraan lix Ruux ayaa la xaqiijiyay in ay dhinteen halka qof kalena la la’yahay kaddib markii Ciidamada dowladda Soomaaliya ee deggan Garoonka Balli-Doogle ay weerareen Dad lagu sheegay in ay Beeraley ahaayeen. Raggan ayaa la sheegayaa in iyaga oo jooga Beer ay ku leeyihiin duleedka Degmada Wanllaweyn ee Gobolka Shabeellaha hoose ay la kulmeen […]

No Comments read more

Golaha Wakiilada Somaliland Oo Qorsheynaya Muddo Korosi

Posted: July 30, 2019 at 7:04 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Guddiga doorashada Somaliland ayaa lagu wadaa in Bisha August ee soo socota ay soo saaraan go’aan ku saabsan in aysan qaban Karin doorashada Golaha Wakiillada Somaliland. Doorashada Xubnaha Baarlamaanka ayaa waxaa ay hadda qorsheysantahay in ay qabsoonto 12ka Bisha December ee sanadkan,waxaana ka dhiman muddo afar bilood ah. Guddiga doorashada ayaa qorsheynaya in go’aankooda ay […]

No Comments read more

Kaalinta Soomaaliya Iyo Shirkii Ganacsiga Maleysia

Posted: July 30, 2019 at 7:03 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Mas’uuliyiin ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubno matalayay ganacsatada Soomaaliyeed, ayaa Sanadkii Labaad ka qeyb galay shir looga hadlayay xoojinta is-dhexgalka xirriirka ganacsiga iyo maalgashiga Waddamada Carabta iyo Aasiya. Kulanka ayaa sidoo kale waxaa ka qeyb galay xubno ka kala socday dowladaha Carabta, Waddamada Aasiya, ganacsato iyo maalgashadayaal ka kala socday Waddamada Caalamka, iyada […]

No Comments read more

Ahlu-sunna Oo Soo Saartay Amarro Dhanka Ammaanka Ah

Posted: July 30, 2019 at 7:01 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa amarro la xiriira dhinaca amaanka ku soo rogtay dadka ku nool Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta dowlad Goboleedka Galmudug. Saraakiisha Booliska iyo Nabad sugidda ee Ahlu Sunna iyo kuwa Federaalka ah ayaa si wadajir ah u soo saaray  qodobo ka kooban 10 oo dadka magaalada lagu wargeliyay. Qodobada ayaa waxaa ay […]

No Comments read more