DFS Oo Lagu Wareejiyey Hub Iyo Gaadiid Dagaal
Gaadiid Dagaal iyo Ciidamo Maleeshiyaad ah ayaa lagu soo bandgigay Degmada Balanballe kuwaasi oo lagu wareejiyay Taliyayaasha Ciidamada Qalabka sida waxaana halkaa Ku Gudoomey Wasiiru dawlaha wasaaradda Gaashaandhigga Dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Iyo Taliyaasha Ciidamada Qaranka. Ciidamadan ayaa si toosa ugu biiri doona kuwa xoogga dalka, waxaan dhawaan lagu bilaabi doonaa Diiwaan galin (DATA BASE) […]
Xukuumadda Guinea Oo Yeelatay La-taliye Imaaraad Ah
Madaxweynaha Guinea Conakry Alpha Conde ayaa soosaaray go’aan uu Dr Cali Maxamed Khuuri oo u dhashay Imaaraadka ugu magacaabay xilka la taliyaha gaarka ah ee xukuumadda Guinea, go’anka Alpha waxa lagu sheegay in xukuumadda Conakry ay ka faa’iideysaneyso waaya-aragnimada Dr Cali Maxamed Khuuri oo ah la taliyaha golaha midnimada dhaqaalaha carabta sanadkii kaas oo 2018 […]
Somaliland Oo Cadowad Cusub u Aragta Go’aankii DFS Ee Guinea
Wasiirka arrimaha dibeda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland, Prof. Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa markii u horeysay ka hadlay go’aanka dowladda Soomaaliya ay xiriirka ugu jartay wadanka Guinea. Wasiir Faratoon waxa uu sheegay in go’aankan uu yahay mid khalad ah, isagoo is weydiiyay sababta ay Xukuumada Muqdisho talaabooyin uga qaadi weysay dhamaan dalalkii ay […]
Al-shabaab Oo Toogatay Shan Ruux Kale
Al-Shabaab ayaa gelinkii danbe ee shalay waxa ay fagaare ku yaala deegaanka Salagle ee gobolka Jubbada dhexe ku toogatay 5 nin oo ay ku sheegtay iney wax basaasi jireen, kuwaasoo da’aadooda ay u dhexeysay 22 sano jir ilaa 37 sano jir. Sida Kooxdan shaacisay xubnaha la soo qabtay ee ay Shabaab dileen, laba kamid ah […]
Dowladda Soomaaliya oo xiriirka u jartay dalka Guinea
Dowladda Soomaaliya ayaa goordhow ku dhawaaqday in ay xiriirka u jartay wadanka Guinea ee dhaca Galbeedka Qaarada Afrika, iyadoo go’aankan la sugayay Arbacadii shalay. Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo goordhow shir jaraa’id ku qabtay magaalada Caasimada ah ee Muqdisho, ayaa sheegaya in sababta ay go’aankan u qaatay ay tahay, iyadoo Guinea ay […]
Nin Ka Tirsanaa Al-shabaab Oo Lagu Qabtay Philippines
Booliska Dalka Philippines ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen Nin u dhashay Dalka Kenya hayeeshee ka mid ah Al-shabaab. Choclo Abdi Abdullah, ayaa laga qabtay Hotel ku yaalla Magaalada Zambales oo ku taalla Waqooyiga Caasimadda Maniila. Kenya ayaa horay Ninkan ugu jartay warqad lagu soo xirayo,waxaana ay sheegtay in uu ku biiray Al-shabaab sanadkii […]
Ururka Al-shabaab Oo Toogatay 5 Ruux
Al-shabaab ayaa deegaanka Xagar ee gobolka Jubbada Hoose waxya ku toogteen Shan ruux oo ay sheegeen iney la shaqeynayeen DFS, Maraykanka iyo Kenya. Fagaare ku yaalla deegaankaasi ayeey isugu soo bixiyeen boqolaal dadweyne ah, waxaana ay dadkan ku xireen tiirar ay goobta ka mudeen kadibna waa ay toogteen. Sida warbaahinta lagu shaaciyey magacyada dadkan ayaa […]
Xaaf Oo Doorashada Galmudug Ku Wareejiyey DFS
Madaxweynaha Galmudug, Axmed Ducaalle GeelleXaf, ayaa doorashada dowlad goboleedka Galmudug wuxuu ku wareejiyey dowladda dhexe. Qoraal uu soo saaray Xaaf, wuxuu ku sheegay in arrimaha dib u heshiinta iyo doorashooyinka u wakiishay wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya. Waxa uu hadalkan ka dhigan yahay in qaban qaabada iyo abaabulka doorashada Galmudug mas’uul ay ka […]
Xukun Lagu Riday Shaqsi Ka Tirsanaa Al-shabaab
Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidanka Soomaaliya ayaa xabsi ciidan ku xukuntay Maxamed Cabdullahi Maxamed oo lagu eedeeyay in uu ka mid ahaa Al-shabaab. Maxamed ayaa ayey Makxamadda sheegtay in uu Al-shabaab ku biiray Bashiir August ee sanadkii 2018,waxaana gacanta lagu dhigay Bishii February ee sanadkan 2019ka. Ilaa sedax jeer ayuu sheegay in uu magaalada u […]
Beesha Caalamka oo taageertay wada xaajoodka ka socda Galmudug
Saaxiibada Caalamka ee Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay wada xaajoodka ka socda deegaanada Galmudug ee ay garwadeenka ka tahay Xukuumada Soomaaliya. Qoraal ka soo baxay beesha Caalamka ayaa lagu soo jeediyay in halkooda ay ka sii socdaan wada xaajoodka la isugu keenayo dhinacyada Siyaasada ku kala irdhoobay, si loo gaaro natiijo wax tar leh. “Waan bogaadineynaa […]
Ciidanka Kenya Oo Lagu Eedeeyay Ku Xadgudubka Shacabka NFD
Mudanayaasha laga Soo doorto gobolk Waqooyi Bari kenya ayaa si kulul u cambaareeyey ciidamada Kenya ee ilaalada ka haya xudduuda u dhexeysa Soomaaliya iyo Kenya. Mudanayaashaan oo la hadlay laanta afka Soomaaliga ee VOA, ayaa sheegay in militariga Kenya ay dhibaato ba’an ku hayaan shacabka ku nool tuulooyin hoostaga magalada Gaarisa. Cabullaahi Maxamed budul oo […]
Guddoomiye Maxkamadeed Oo Lagu Dilay Muqdisho
Rag hubeysan ayaa waxay xalay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Wadajir ku dileen guddoomiyahii maxkamadda gobolka Shabellaha Hoose, Saciid Cumar Xasan Subeyr. Sida ay Maandeeq u sheegeen dad ku dhow guddoomiyaha, Labo dhallinyaro ah oo ku hubeysan Mindiyo ayaa waxay weerareen guddoomiyaha, isaguna wuxuu watay Bistoolad uu isku difaacay, isaga oo mid kamid ah dhallinyaradaasi […]