Uganda: Ciidanka Loo Tababaro Somalia Waxay Ku Biiraan Al-shabaab
Dowladda Uganda ayaa ka digtay in Ciidamada AMISOM laga saaro Soomaaliya iyada oo sheegtay in guulaha AMISOM ay fashil ku dhaman karaan. Wasiiru dowlaha Wasaaradda arrimaha dibadda Dalka Uganda, Henry Okello Oryem, ayaa sheegay in Qraamada Midoobey iyo Beesha Caalamka ay doonayaan dhimista Ciidamada iyaga oo ka fiirinaya qarashka ka baxa. Waxaa uu ka digay […]
Digniin Laga Bixiyey Dagaal Ka Dhaca Kismaayo
Sheekh Maxamed Ibraahim Shakuul; oo kamid ahaa Musarxiintii u tartamayay xilka Madaxwaynaha Jubaland ayaa ka digay gacan qaad dhexmara xubnaha sheegayana in madaxweynaha Jubbaland. Waxa uu sheegay in uu isku howlayo xal u raadinta arrintaan, maadaama marka uu uu qiimeeyay aan la wanaagsaneen waxa ka socda Kismaayo. Sheekh Shakuul oo kamid ahaa shaqsiyaadka haysta dhalashada […]
Xaaf Oo Xil Ka Qaadis Samaayey
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa xilka qaadis ku sameeyay Wasiirka Qorsheynta Galmudug. Xaaf ayaa wareegta uu xilka oga qaaday Wasiirka qorsheynta ku sheegay in uu shaqada Wasaaradda sii wadayo Wasiiru dowlaha Wasaaradda qorsheynta Galmudug C/Raxmaan Maxamed Cismaan.
SarkaalMuhiim u Ahaa Al-shabaab Oo La Dilay
Wararka ka imanaya Gobolka Sabeellaha hoose ayaa sheegaya in Ciidamada gaarka ah ee dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa Mareykan ah ay howlgal gaar ah ka fuliyeen Gobolka Shabeellaha hoose. Saraakiisha howlgalkaasi qeyb ka fulisay ayaa waxaa ay Warbaahinta ku hadashay afka Ciidamada dowladda Soomaaliya u sheegeen in howlgalka oo ka dhacay Sablaale ay […]
Khilaaf Ka Dhex-dhashay Ahlu-sunna
Wasiirka wasaaradda dib u heshiisiinta iyo Federaalka Galmudug Saalax Cabdullaahi Maxamed (Saalax Boostaale) oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Dhuusamareeb ayaa kahor yimid war kasoo baxay Wasiirka arrimaha gudaha ee Galmudug. Wasiir Saalax ayaa beeniyay hadalkii uu warbaahinta siiyay Wasiirka Arrimaha Galmudug oo uu ku sheegay in golaha wasiirada ay walaac ka muujiyeen Ergo beeleed ka […]
Odayaal cafis ka helay Al-shabaab oo ku xayiran duleedka Baladxaawo
Odayaal dhaqameed ku sugan duleedka Magaalada Balad Xaawo ayaa sheegay in loo diiday in ay Magaalada galaan kaddib markii ay la soo kulmeen Al-shabaab. Maamulka Magaalada Baladxaawo ayaa Odayaasha u diiday in ay ku soo laabtaan Magaaladaas kaddib markii ay la soo kulmeen Al-shabaab. Odayaasha ayaa hadda ku xayiran duleedka Magaalada Baladxaawo, gaar ahaanna degaan […]
Mooshin Laga Diyaariyey Dowladda Kenya
Qaar ka mid ah XIldhibaannada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa diyaariyay mooshin Ciidanka Kenya dalka looga saarayo. Xildhibaan Maxamed Cumar Dhalxa iyo XIldhibaan Cabdi Shire Jaamac ayaa waxaa ay sheegeen in XIldhibaannada ay dhameystireen Mooshin ka dhan ah dowladda Kenya. Xildhibaannada ayaa sheegay in Mooshinkaas golaha shacabka la horgeynayo Golaha shacabka marka uu fadhiga Baarlamaanka Bisha […]
Laftagareen Oo Liiday Ciidanka Xoogga Dalka
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya C/Caziiz Xasan Maxamed ayaa waxaa uu canaan kala dul dhacay Milatariga Soomaaliya ee ka howlgala degaannada Maamulkaas. Lafta Gareen ayaa sheegay in Ciidanka Milatariga ee Koogur Galbeed jooga ay Fadhiid yihiin, islamarkaana dooneyn howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab. Madaxweyne Lafta Gareen ayaa sheegay in Milatariga jooga degaannada Koofur Galbeed […]
Mareykanka oo Fiiso u diiday Gabadha saaxiibka la ah Ra’isalwasaaraha UK oo timid Somaliya
Dowladda Mareykanka ayaa fiisaha u diidday Gabadha saaxiibka la ah Ra’isalwasaaraha Dalka Uk Boris Johnson. Waaxda socdaalka Mareykanka ayaa soo diiday codsi fiiso oo ay dirsatay Carrie Symonds, waxaana sababta lagu sheegay in sanad ka hor ay booqasho ku timid Soomaaliya. Haweeneydan ayaa dooneysay in ay Mareykanka u tagto hay’ad ka shaqeysa arrimaha degaanka oo […]
Taliyeyaasha Ciidamada Kenya iyo Itoobiya ee Soomaaliya oo isku dhacay
Shalay ayey ahayd markii diyaarad ay leedahay Itoobiya ay Ciidamada Kenya ee jooga Kismaayo u diideen in ay ka degto garoonka diyaaradaha ee magaaladaas. Inkasta oo Kenya iyo Itoobiya ay yihiin dalal xulafo ah haddana waxaa hadda taagan khilaaf u dhaxeeya labada dal gaar ahaanna halka ay ka kala taaganyihiin siyaasadda Soomaaliya. Dowladda Kenya ayaa […]
Daacishta Soomaaliya Oo u Wareegeysa Itoobiya
Ururka Daacish qeybtiisa ka dagaallanta Soomaaliya ayaa sheegay in ay daneynayaan in ay u wareegaan dhinaca dalka Itoobiya halkaas oo ay ka jirto deganaansho la’aan ka dhalatay qowmiyadaha isdiiddan ee dalka Itoobiya. Muuqaal uu baahiyay Ururka islamarkaana la daawan karo muddo saddex daqiiqo ah kuna baxayay afka Amxaariga ayey baahisay Daacishta Soomaaliya. Daacish ayaa muuqaalka […]
Ciidanka Somaliland Oo Toogtay Qof Rayid Ah
Ciidamada amaanka Maamulka SOmaliland ayaa la sheegayaa in ay xalay qof shacab ah ku dileen Magaalada Laasacaanood ee xarunta Gobolka Sool. Dilkan ayaa dhacay xalay fiidkii xilli la sheegay in Ciidamada Maamulka Somaliland ay wadeen howlgal ka dhan ah hubka sharci darrada ah ee lagu dhex heysto Magaalada . Qofka ay dileen Ciidamada Maamulka Somaliland […]