Beesha Caalamka Oo Aqbali Doonin Natiijada Doorashooyinka Jubbaland, Haddii..
Beesha Caalamka ayaa si cad uga soo horjeesatay muddo kordhin dhawaan ay sameeyeen Guddiga doorashada Jubaland islamarkaana musharrixiinta mucaaridka ah loogu oggolaanayay in ay isdiiwaan geliyaan. Warqad ka soo baxday Beesha Caalamka kuna qorneyd luuqad adag ayaa waxaa lagu sheegay in Guddiga doorashada Jubaland ay sameeyeen wax ka duwan wixii ay Beesha Caalamka kala hadleen […]
Doorasho Maanta Ka Dhacaysa Kismaayo
Guddiga doorashada Maamulka Jubaland ayaa ku dhawaaqay in maanta ay dhaceyso doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo labadiisa ku xigeen ee maamulkaas. Wxaa ay horay u soo bandhigeen jaantuska doorashada ee Guddoomiyaha Baarlamaanka, ku xigeennadiisa iyo Madaxweynaha. Hayeeshee xalay ayey goor dambe dib u dhigeen doorashada madaxweynaha iyaga oo ku daray muddo saddex maalmood oo muddo kordhin […]
Nin Ganacsade Ku Dilay Qardho Oo Laga Soo Qabtay Yemen
Danjiraha dowladda Soomaaliya ee dalka Yemen, Cabdullaahi Xaashi Shuuriye ayaa magaalada Boosaaso xalay ka dejiyay nin horay u dilay Ganacsade ku sugnaa Magaalada Qardho. Ganacsadaha la dilay ayaa lagu magacaabayay Dirir Cabdi Gufuri waxaana 20 july 2019 dilay Maxamed Cabdullahi kaas oo u baxsaday dalka Yemen. Safiirka Soomaaliya ee Yemen ayaa waxaa uu eedeysanaha ku […]
Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Booqday Askartii Ku Dhaawacantay Awdheegle
Ra’isalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa waxaa uu booqasho ugu tagay askartii ku dhaawacntay dagaalkii shalay ka dhacay Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabellaha hoose. Xasan Cali Kheyre ayaa mid mid ugu tagay askarta dhaawacyada ka soo gaareen dagaalkii shalay,waxaana uu la wadaagay dareenkiisa. Waxaa uu sidoo kale la kulmay maamulka Isbitaalka ay Askartaasi ku […]
Dhallinyaro Soomaali ah oo lagu la’yahay Koofur Afrika
Saddex wiil oo Soomaali ah ayaa lagu la’yahay degaanka Soweto ee dalka Koofur Afrika kuwaas oo markii dad ugu war dambeysay la dagaallamayay koox burcad Koofur Afrikaan ah. Degaanka Soweto ayaa waxaa shalay gelinkii dambe ka billowday boob ay geysanayeen Burcad koofur Afrikaan ah. Boobka ayaa shalay ka billowday markii Ganacsade Itoobiyaan ah iyo qof […]
Wasiir Cawad oo ka hadlay Sawirkii uu Muuse Biixi kula galay Makkah
Wasiirka arrimaha dibadda Xukuumadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa ka hadlay sawir wadajir ahaa oo ay Habeen hore wada galeen Wasiirro ka tirsan Dowladda Federaalka ah iyo Madaxweynaha Maamulka Somaliland. Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in kulankii Muuse Biixi, wasiirradiisa iyo Wasiirrada dowladda Federaalka ah ku dhexmaray Magaalada Maka ee dalka Sucuudiga aan looga hadlin […]
Xujey Soomaali ah oo Xajka seegay
Qaar ka mid ah Soomaalidii Sanadkan u xajisay Dalka Sucuudiga ayaa soo laabanaya iyaga oo aan xajiyin sid aay sheegaan. Dad ka badan 400 qof oo Soomaali ah ayaa la sheegayaa in siyaabo kala duwan uu ku seegay Xajka waxaana cilladda ugu weyn ka dhalatay iyaga oo aan garaneyn habka loo guto Acmaasha Xajka sharikadihii […]
Imaaraadka Oo Faarujiyey Garabka Maraykanka
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa isaga baxday qeyb ahaan taageeradii waallida ahayd ee ay u heyn jirtay dowladda Mareykanka. Waxaa ay dowladda Imaaraadka Carabta si toos ah uga hortimid bilihii ugu dambeeyay danaha Mareykanka ee Bariga dhexe. Tusaalaha ugu weyn waxaa ka mid ah doodda marinka Hurmuz ee Mareykanka iyo Iraan oo ay Imaaaraadku la safantahay […]
Trump: Ilhaan Cumar iyo Rashida Taib Halaga Mamnuuca Israel
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa maamulka Israel ka dalbaday in aysan Ilhaan Cumar iyo Rashida Taib qaabilin marka ay safarka ku tagayaan Israel iyo Falastiin. Sida uu qoray Wargeyska Axios ee ka soo baxa Washington, Trump ayaa kula taliyay Netanyahu in labada Xildhibaan ee ku jira Baarlamaanka Mareykanka laga mamnuuco Israel. Waxaa uu sheegay in […]
DFS Oo La Xisaabtameysa Shirkado Dayacay Xujeyda Soomaaliyeed
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay tallaabo ka qaadeyso afar sharikadood oo ku xadgudbay xujeydii Soomaalida ee ay sanadkan qaadeen. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Soomaaliya Cismaan Aadan Dhuuboow, ayaa sheegay in Sharikadahaasi ay dayaceen xujeyda islamarkaana uga tageen meelo aan ku habbooneyn. Waxaa uu xusay in sidoo kale Gaadiidka Basaska ee xujeyda […]
Taliyaha AFRICOM Oo La Kulmay Ra’iisul Wasaare Kheyre
Taliyaha cusub ee Ciidanka Mareykanka ee Afrika Jeneraal Stephen Townsend, ayaa shalay soo gaaray Magaalada Muqdisho,waxaana uu la kulmay madaxda dowladda Soomaaliya iyo Danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto. War saxaafadeed ka soo baxay AFRICOM ayey ku sheegeen in booqashada Taliyaha cusub ee Soomaaliya ay la xiriirto dardar gelinta howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab, dhaqaalaha […]
Ciidanka DFS Oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaanno Cusub
Ciidamada Xoogga dalka gaar ahaan kuwa sida gaarka u tababaran ee DANAB ayaa dhaq dhaqaaqyo Ciidan & howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab waxa ay ka wadaan tuulooyin hoos yimaada degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose . Ciidamo ka tirsan Kumaandooska Soomaaliya ayaa saaka gudaha u galay deegaanka Malable ee hoostaga degmada Aw-dheegle ee gobolkaasi,halkaas oo […]