Somaliland oo xarig ugu hanjabtay Taliyaha Ciidankeeda ee Gobolka Sool
Taliyaha Ciidanka Milatariga Somaliland Nuux Ismaaciil Taani ayaa amar ku bixiyay in la xiro Taliyaha Guutada 31aad ee Ciidanka Somaliland. Taani ayaa amray in Magaalada Hargeysa lagu xiro Ismaaciil Faraax Cawaale (Doolaal) oo ah Taliyaha Ciidanka Somaliland ee Gobolka Sool. Taliye Taani ayaa waxaa uu sidoo kale xilka qaadis ugu hanjabay Taliye Doolaal, iyada oo […]
Maxkamadda Gobolka Banaadir Oo Xukuntay Muwaadin Ingiriis Ah
Maxkamadda Gobolka Banaadir Ayaa maata markale u fariisatay dhagaysiga Dacwad Nin u dhashay dalka Ingiriiska oo loo haystay qalqal gelinta Amniga Garoonka Caalamiga ah Aadan Cabdulle Cismaan (Cadde). Maxkamadda Gobolka Banaadir oo billowday dhageysiga dacwad ka dhan ah muwaadin u dhashay Dalka Ingiriiska oo loo haysto qalqal gelinta amniga Garoonka Aadan Cadde. Maxakamada Gobolka Banaadir […]
Maxaa Kasoo Baxay Kulankii Axmed Madoobe Iyo IGAD?
Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in xalay ay is arkeen Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo Wakiilka Urur Goboleedka IGAD ee Soomaaliya Maxamed Cali Guyo. Fadhiga labadaan mas’uul waxa ay kaga wada hadleen arrimaha Doorashada Jubbaland iyo Cabashada Musharixiinta intooda badan kasoo yeertay. Wararku waxa ay […]
Dad Lagu Laayay Maraykanka
Ugu yaraan labaatan qof ayaa dhimatay 26 kalena weey dhaawacmeen kaddib markii nin caddaan ah oo hubeysan uu rasaas ku asqeeyay dadweyne dukaameysananay oo ku sugnaa magaalada El Paso ee gobolka Texas ee dalka Maraykanka. Ninkan ayaa weerarka ku qaaday mid ka mid ah dukaamada sida aadka ah ay dadku wax uga iibsadaan ee ay […]
Murxuum Yariisow oo laga soo dejiyay Muqdisho
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa waxaa saaka laga soo dejiyay Magaalada Muqdisho. Madaxda ugu sarreysa dowladda Federaalka ah ayaa ka qeybgelaya aaska loo sameynayo Injineer Yariisow,waxaana ka mid ah Madaxweynaha Soomaaliya, Ra’isalwasaaraha, qaar ka mid ah madaxda Maamul Goboleedyada dalka. Diyaaradda sidday Maydka Injineer Yariisow ayaa waxaa kale oo la […]
Madaxweyne Farmaajo Oo Iska Celiyey Jinsayadii Uu Ka Haystay Maraykanka
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa iska celiyay dhashadiisii 2aad ee Mareykanka. War ka soo baxay Madaxtooyada Soomaaliya laguna faah faahinayay arrintan ayaa u qornaa; Maanta oo ay taariikhdu tahay 1-da Ogoosto, 2019, waxaan si rasmi ah idiinla wadaageynaa in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed uu celiyay jinsiyaddiisii […]
Digniin Loo Diray Ciidanka AMISOM Ee Ku Sugan Kismaayo
Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil Xasan (Xasan Yare) oo kamid ah Mudanayaasha Golaha Shacabka waxa uu ka digay in Doorashada Jubbaland loo adeegsado Ciidamada Dowladda, kuwa Jubbaland iyo AMISOM. Mas’uuliyadda hagista Doorashada iyo sugidda Amniga ayuu sheegay in ay kala leeyihiin Ciidamada iyo guddiga doorashada, sidaas awgeed aan loo baahneyn in la isku qaso. Ciidamada Midowga […]
Kaalinta Soomaaliya Iyo Shirkii Ganacsiga Maleysia
Mas’uuliyiin ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubno matalayay ganacsatada Soomaaliyeed, ayaa Sanadkii Labaad ka qeyb galay shir looga hadlayay xoojinta is-dhexgalka xirriirka ganacsiga iyo maalgashiga Waddamada Carabta iyo Aasiya. Kulanka ayaa sidoo kale waxaa ka qeyb galay xubno ka kala socday dowladaha Carabta, Waddamada Aasiya, ganacsato iyo maalgashadayaal ka kala socday Waddamada Caalamka, iyada […]
Wararkii Ugu Dambeeyey Khilaafka Kheyre Iyo Ahlu-sunna
Wararka Mandeeq ay ka heleyso Magaalada Dhuusamareeb waxa ay sheegayaan in ay socdaan kulamo xal looga raadinayo khilaafka ra’liisul wasaaraha Soomaaliya iyo Madaxa Xukuumadda Galmudug ee ka dhashay Ciidamada la geynayo Magaaladaas. Ra’iisul wasaare Xasan Cali kheyre ayaa doonaya in ciidamo ka socda Dowladda Federaalka oo labo jeer dib loo soo celiyay la geeyo Dhuusamareeb, […]
Wax-garadka Iska Diiwaangeliyey Al-shabaab
Dhaq dhaqaaqa Al-shabaab ayaa soo saaray warbixin ay ku faah faahinayeen waxa ka dhaqan galay amar 15kii Bishan ka soo baxay oo ay ugu yeereen Odayaasha soo xulay Xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya. Al-shabaab ayaa sheegtay in ilaa hadda ay is diiwaangeliyeen 159 Oday oo ka mid ahaa Odayaashii uu ku socday baaqooda islamarkaana […]
Roobow Oo Xabsiga Guri Laga Dhigayo
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qorshe Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ku dooneyso in xabsiga ciidanka Nabad sugidda Soomaaliya looga saaro Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo mar hoggaamiyaha 2aad ee ugu sarreeya Al-shabaab soo noqday. Xogo kala duwan ayaa sheegaya in dowladda Federaalka ah ay qorsheyneyso in Abuu Mansuur la geliyo xabsi […]
Maxaa Ka Socda Magaalada Kismaayo?
Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ah ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa sheegaya in ay ka socdaan shirar iska soo horjeedo oo looga hadlayo doorashada Maamulkaas. Kulamada qaar kamid ah waxaa yeelanaya Madaxda dhaqanka, Guddiga Doorashada iyo Musharixiinta. Odoyaasha dhaqanka waxa ay doonayaan in si rasmi ah u maamulaan Doorashada iyo xulista Xildhibaanada […]