Newsletter subscribe
Xulashada Tafatiraha

Ganacsade Lagu Dilay Kismaayo

Posted: October 21, 2019 at 7:13 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Maamul Goboleedka Jubaland ayaa ka hadlay dil xalay Magaaladaas loogu geystay Ganacsade caan ka ahaa Magaalada Kismaayo. Koox Hubeysan ayaa Xaaji Siciid Ciise Cabdi waxaa ay ku dileen Magaalada Kismaayo gaar ahaanna xaafadda Calanleey. Kooxda dilka geysatay ayaa isaga baxsaday goobta ay dilka ka geysteen,waxaana Ganacsadaha oo weerarka ku dhaawacmay la dhigay Isbitaalka Magaalada Kismaayo […]

No Comments read more

Maamulka Mandheera oo dalbaday in lagu daro wadahadallada Kenya iyo Somaliya

Posted: October 21, 2019 at 7:12 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Ismaamulka Gobolka Soomaalida ee ay Kenya maamusho ayaa dalbaday in lagu daro wadahadallada dowladaha Kenya iyo Soomaaliya u dhaxeeya. Cali Robo oo ah Guddoomiyaha Gobolkaas ayaa sheegay in ismaamulkiisa Mandheera ay deris la yihiin Soomaaliya islamarkaana waxbadan wadaagaan. Waxaa uu Cali Roobo sheegay in howsha diblomaasiyadeed ee labada dal ay tahay mid ay leedahay dowladda […]

No Comments read more

DFS Oo Eadda Qorshe Lagu Keenayo Ciidamo Turki Iyo Eritrea Ah

Posted: October 20, 2019 at 8:24 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Wargeyska The East African ayaa daabacay warbixin ku saabsan qorshe ay waddo dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo ay ku dooneyso in ay hesho Ciidankii beddeli lahaa kuwa AMISOM ee sanadka 2021 ka dalka ka baxaya. Wargeyska oo xiganaya ilo kala duwan ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay hadda wadahal kula jirto dalalka Turkiga iyo […]

No Comments read more

Dhaliil Loo Jeediyey Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Posted: October 20, 2019 at 8:21 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Xildhibaan Cabdi Shire Ciyaar jecel oo ka mid ah Golaha shacabka ee Soomaaliya ayaa Guddoomiyaha Golaha shacabka ku eedeeyay in uu Baarlamaankii isaga jeebkiisa ku jiro. Kulankii shalay ee Golaha shacabka ayaa Xildhibaan Cabdi Shire oo hadal jeedinaya dhaliilay ajendaha kulanka isaga oo beddelka ajendaha dhaqanka ku saabsanaa soo jeediyay in laga hadlo arrinta Ciidanka […]

No Comments read more

Somali Iyo Kenya Oo Iska Kaashanaya Arrimo Muhiim Ah

Posted: October 20, 2019 at 8:19 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Iyada oo labada dal ee Soomaaliya iyo Kenya ay u dhaxeyso xurguf dhinaca badda ah hadda waxaa Magaalada Washington ee dalka Mareykanka Warbaahinta shir jaraa’id u qabtay labada Wasiir Maaliyadeed ee labada dal. Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya iyo siihayaha Wasiirka Maaliyadda Kenya Ukur Yatani, ayaa shir jaraa’id oo ay wadajir u qabteen waxaa ay uga […]

No Comments read more

Guddi Loo Saaray Dilka Taliyahii Ciidanka Gor-gor

Posted: October 19, 2019 at 8:07 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay Guddi u saarto dilka Taliyihii Ciidanka Gorgor oo xalay lagu dilay Magaalada Muqdisho. Maxamed Suleman Abiikar, ayaa waxaa xalay Magaalada Muqdisho ku dilay Ilaalada Hotelka Naasahablood 2 ee Magaalada Muqdisho. Ilaalada Hotelka rasaas ku furay Gaari uu watay Taliyaha oo ka yimid dhinaca waddada Ex […]

No Comments read more

20 Al-shabaab Ah Oo Lagu Dilay Jalalaqsi

Posted: October 19, 2019 at 8:00 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Maamulka Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay dileen 20 ka mid ah AL-shabaab kaddib markii ay weerar gaadmo ahaa ku qaadeen. Guddoomiyaha Degmada Jalalaqsi Maxamed Nuur Cagajoof, ayaa sheegay in Ciidankooda ay jidka u galeen Gaari Homy ah oo ay wateen Al-shabaab halkaasna ku baabi’iyeen. Cagajoof ayaa sheegay in 18 Qori oo […]

No Comments read more

Sidee Shacabka u Arkaan Dib U Dhiska Taalooyinka Taariikhiga Ah?

Posted: October 19, 2019 at 7:53 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Madaxweyne Farmaajo ayaa sida ay shaacisay Madaxtooyada Soomaaliya waxa uu daah-furay Taallooyinka Axmed Gurey, Xaawa-taako, Sayid Maxamed iyo Dhagaxtuur kuwaas oo dhammaantood lagu sameeyey dib u hagaajin, haddaba Baraha Bulshada ayaa dadweynuhu uga dooday arrinta taallooyinkaas, ku habboonaanta Waqtigan, Ujeedka dowladdu ka leedahay iyo isgarab-dhig dadweynuhu ku sameeyey arrimaha waaweyn ee muhiimka iyo taallooyinkan. Maxamed […]

No Comments read more

Ciidanka Burundi Ee Jooga Somalia Oo Dhaqaale Ka Helay Trump

Posted: October 19, 2019 at 7:44 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Ciidamada Burundi ee ku jira Howlgalka AMISOM ee Soomaaliya ayaa noqday qeybta ugu badan ee ka faa’idi doonta lacag farabadan oo uu Donald Trump u qoondeeyay Ciidamada Midowga Afrika ee ka howlgala Soomaaliya. Wargeyska Indian Newsletter, ayaa sheegay in Ciidamada Burundi ay heli doonaan $25Milyan oo doollarka Mareykanka ah. Waxaa sidoo kale lacaga Trump u […]

No Comments read more

Maraakiib laga leeyahay Iraan, Pakistan iyo Hindiya oo xaaluf ka wada biyaha Somaliya

Posted: October 16, 2019 at 7:13 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Maraakiib Kalluumeysi oo laga leeyahay dalalka Iraan, Pakistan, iyo Hindiya ayaa waxaa ay kalluumeysi sharci darro ah ka wadaan biyaha Soomaaliya. Maraakiibtaas ayaa waxaa lagu eedeeyay in ay xaaluf ku hayaan nooc ka mid ah noolaha Badda Soomaaliya oo ay mamnuuc tahay in la qaato kuwaas oo ay Maraakiibtaas qaataan. Wasiirka Kalluumeysiga Maamulka Puntland Faarax […]

No Comments read more

Xildhibaannada Hirshabelle Oo Lagu Kari La’ Yahay Tagista Jowhar

Posted: October 15, 2019 at 6:37 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cismaan Barre Maxamed ayaa Xildhibaannada xubnaha ka ah dowlad Goboleedkaas ugu baaqay in ay si deg deg ah ugu laabtaan Magaalada Jowhar. Guddoomiye Cismaan Barre ayaa sheegay in dib loo amba qaadayo howlaha Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hirshabeelle sidaas darteedna ay tahay in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ku tagaan Magaalada […]

No Comments read more

Axmed Madoobe Oo Wadahadal Ugu Baaqay DFS

Posted: October 15, 2019 at 6:36 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa waxaa uu munaasibad sagootin ah u qabtay martidii uu ku casuumay xafladdii caleemasaarkiisa ee ka dhacday magaalada Kismaayo. Axmed oo khudbad uu halkaas ka jeediyay kaga hadlay dhinacyo kala duwan ayaa xoogga ku saaray khilaafka dowladda dhexe iyo dowlad Goboleedyada, dagaalka AL-shabaab iyo sida looga gudbi karo […]

No Comments read more