Kenya Oo Ciidankii Ugu Badnaa Geysay Xadka Ay La Wadaagto Soomaaliya
Dowladda Kenya ayaa adkeysay amniga xudduuda ay la leedahay Soomaaliya si looga hortago weerarro Kenya kaga yimaada dhanka al-Shabaab saddex maalmood kaddib weerarkii Kismaayo. Warbixin uu soo saaray Guddoomiyaha Wajeer ayuu ku sheegay in ciidamo iyo saraakiil farabadan loo daabulay dhanka xudduudka Kenya iyo Soomaaliya kadib weerarkii Kismaayo. Guddoomiyaha ayaa sheegay in dadaallada lagu sugayo […]
Canada Oo Ka Qeybgaleysa Dagaalka Ka Dhanka Ah Al-shabaab
Dowladda Canada ayaa ku dhawaaqday in ay dowladda Federaalka ah ee SOomaaliya ka taageereyso dagaalka ay kula jirto Al-shabaab. Ra’isalwasaraaha Dalka Canada Justin Trudeau , ayaa sheegay in dowladdiisa ay kala shaqeyneyso dowladda Soomaaliya sidii ay Soomaali u noqon lahayd nabad islamarkaana u gaari lahayd meel ay ku nabad gasho warbaahinta. Waxaa uu sidoo kale […]
Trump oo Ilhaan Cumar ku yiri “Dib Ugu Laabo Dalkaaga”
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa mar kale billaabay dood xoog leh oo ka socota Baraha Bulshada iyo gudaha Dalka Mareykanka. Mr Trump ayaa boggiisa Twitter-ka ku qoray qoraal uu ku sheegay in Haweenka Muslimiinta ah ee ku jira Baarlamaanka Mareykanka ay tahay in ay dib ugu laabtaan dalalkooda. Trump ayaa Twitter-kiisa ku sheegay magacyada Ilhaan […]
Ciidanka Jubbaland Oo Howlgal Ka Sameeyo Kismaayo
Ciidamada ammaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa howlgali guri guri ay ku baarayeen ka sameeyeen Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose. Sida xaqjiijiyeen dad ku sugan Magaalada Kismaayo, howlgalka ayaa si gaar ah ugu dhacay guryo ku yaalla Xaafadaha Faanoole iyo Calanleey. Ciidamada ayaa gaadiid nuuca dagaalka ah dhigtay waddooyinka xaafadaha ay ka howlgalayeen, iyaga […]
Dhul Gariir Ku Dhuftay Soomaaliya
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Bari ee Soomaaliya ayaa sheegaya in halkaas xalay fiidkii laga dareemay dhul Gariir. Khubarrada dhinaca Dhul Gariirka ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in dhul Gariirkaas cabbirkiisu ahaa 5.0magnitude . Meelaha Dhul Gariirkan xalay laga dareemay waxaa ka mid ah Magaalada Bareeda ee Gobolka Bari oo ku taalla Xeebta Gobolka Bari […]
Lafta-gareen Oo La Kulmay Xubno Ka Socday QM
Madaxweynaha Dowlad Goboleedla Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaaladda Baydhabo kullan kula qaatey Wafdi ka socoday Qaramada Midoobay Iyo Dowladda Fedaralka Soomaaliya oo Baydhabo gaarey . Wafdigan isgu jira Wakiilka Qaramada Midoobay Uqaaabilsan Arrimaha tacadiga Ka dhanka Haweenka Goobaha Dagalada Ka socodaan iyo wasiiradda Haweenka Xuquuqul insaanka Dowladda Fedaralka soomaaliya ayaa Maanta garey Magaalada Baydhabo. Wafdigaan […]
Faah Faahin: Qarax Ka Dhacay Duleedka Boosaaso
Ciidamo ka tirsan kuwa Dowlad Goboleedka Puntland ayaa qarax miino lagula beegsaday meel banaanka ka ah Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari. Qaraxan oo ahaa sida la sheegay Miinada dhulka la geliyo ayaa waxaa lala beegsaday Ciidamo ka tirsan kuwa Puntland oo marayay degaanka Balli-Khadar lagu magacaabo. Xilliga uu qaraxa dhacayay Ciidamada ayaa waxaa ay […]
Qarax Ismiidaamin Ah Oo Ka Dhacay Dhuusamareeb
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Ismiidaamin ah, kaasi oo maanta ka dhacay degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Nin la sheegay inuu soo xirtay walxaha qarxa ayaa isku qarxiyey maqaayad ku taalla kasoo horjeedka xarunta Inji oo ah halka uu ku shaqeeyo madaxa xukuumadda Galmudug, Sheekh Maxamed Shaakir. Sidey Goobjoogayaal inoo sheegeen, waxaa qaraxaasi […]
11 Shirkadood Oo Sanadkan Daabulaya Xujeyda Soomaaliyeed
owladda Soomaaliya ayaa ka hadashay tartankii Sharikadah diyaaradaha ugu jireen daabulidda Xujeyda Soomaalida ah. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Cismaan Aadan Dhuuboow ayaa sheegay in tartankii loogu jiray Daabulidda Xujeyda ee Sharikadaha diyaaradaha ay ku guuleysteen 11 Sharikadood. Cismaan Aadan, ayaa sheegay in 58 sharikadood ku tartameen daabulidda Xujeyda Soomaalida ee sanadkan xajineysa […]
Dowladda Kenya Oo War Kasoo Saartay Weerarkii Al-shabaab Ee Kismaayo
Dowladda Kenya ayaa ku baaqday in Dhaq dhaqaaqa Al-shabaab lagu daro liiska waxa loogu yeero Argagixisada. Wasiirka arrimaha dibadda Kenya Monica Juma ayaa sheegtay in weerarkii Kismaayo uu ahaa qeyb kale oo Beesha Caalamka xusuusineysa qatarta Al-shabaab. Monica Juma ayaa sheegtay in loo baahanyahay in Qaramada Midoobey ay liiska waxa loogu yeero argagixisada ku darto. […]
Maxaa Sababa Isbedallada Badan Ee Lagu Sameeyo Maamulka Hiiraan?
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hadlay isbeddelka dhinaca maamulka ah ee lagu cel celiyo Gobolkaas. Waare oo ka hadlayay xil wareejintii Yuusuf Dabageed iyo Carraale ayaa sheegay in isbeddelka faraha badan ee Gobolka Hiiraan uu sabab u yahay cudur ku jira Gobolka Hiiraan sida uu hadalka u dhigay. Yuusuf Dabageed ayaa […]
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Kulan La Qaatay Guddiga Amniga Boosaaso
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Xarunta Madaxtooyada Boosaaso kulan kula qaatay Guddiga Amniga magaalada Boosaaso. Kulanka Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland iyo Guddiga Amniga Boosaaso ayaa waxaa ka warbixiyey Duqa degmada Boosaaso Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan. “Waxaa Madaxtooyada magaalada Boosaaso noogu qabsoomay shirkii Amniga gobolka Bari oo uu shir guddoominayey Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland […]