Newsletter subscribe
Sport

Kooxda Manchester United oo wakiilo u dirtay dalka Brazi

Posted: July 13, 2019 at 1:06 pm   /   Featured, Sport

Manchester United ayaa lagu soo warramayaa iney wakiilo u dirtay dalka Brazil si ay u daawadaan xiddiga ay sida weyn u doonayaan ee Everton Soares, xilli ay sii badaneyso hadal heynta ku aadan in Romelu Lukaku uu faarujin doono Old Trafford. Everton ayaa dhaliyay goolkii ugu horreeyay final-kii Copa America, markaas oo ay qarankiisa garaaceen dhigooda Peru […]

No Comments read more

Rivaldo Iyo Aragtidiisa Xidigga Abaal-marinta Ballon d’Or 2019

Posted: July 11, 2019 at 9:13 am   /   Featured, Sport

Halyeeyga reer Brazil iyo kooxda Barcelona ee Rivaldo ayaa shaaca ka qaaday xiddiga uu jeclaan lahaa in Sanadkan uu ku guuleysto abaal marinta Ballon d’Or, Rivaldo ayaa tilmaamay in kabtanka xulka qaranka Argantina iyo kooxda Barcelona ee Lionel Messi uu u qalmo inuu ku guuleysto abaal marinta Ballon d’Or 2019. Lionel Messi ayaa ku guuldareystay […]

No Comments read more

Maxaa Ka Jira In Real Madrid Xiiseeneyso Soo Xero Gelinta Neymar?

Posted: July 11, 2019 at 9:11 am   /   Featured, Sport

Wargeyska “AS” ee dalka Spain ayaa xaqiijiyay in maamulka Real Madrid uu hogaaminayo madaxweynaha kooxda Florentino Perez inaysan doonin inay la saxiixdaan Neymar Jr. Wargeysyada Isbaanishka ah ayaa Arbacadii waxay ka hadleen in Real Madrid ay markale dib u soo celisay xiisaheeda kaga aadan Neymar si ay kula dagaalanto kooxda Barcelona. Laakii Wargeyska “AS” ee […]

No Comments read more

Brazil Oo Hanatay Koobka Copa América 2019

Posted: July 8, 2019 at 8:09 am   /   Featured, Sport

Xulka qaranka Brazil ayaa ku guuleystay tartanka Copa América 2019, kaddib markii ay 3-1 uga adkaadeen dhiggooda Peru kulankii Final-ka ahaa ee ka dhacay garoonka Maracanã. Kulankan waxaa goolka la horreeyey xulka Brazil, waxaana goolka hore u daah furay 15’daqiiqo ciyaaryahan Everton, kaddib caawin uu ka helay Gabriel Jesus, Peru ayaana lagu hoggaamiyey 1-0. Peru […]

No Comments read more

Gabdhaha Maraykanka Oo Ku Guuleystay Koobka Adduunka

Posted: July 8, 2019 at 8:06 am   /   Featured, Sport

Xulka qaranka ee Gabdhaha Mareykanka ayaa ku guuleystay Koobka Adduunka Dumarka ee 2019, kaddib markii ay kaga adkaadeen 2-0 dhiggooda Netherlands,kulankii kama dambeysta ahaa ay wada ciyaareen. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay barbaro 0-0 ah. Markii dib la isugu soo laabtay qeybtii labaad ee ciyaarta labada xul qaran ayaa waxay soo bandhigeen […]

No Comments read more

Kulmada Caawa Ee Wareegga 16-ka Qaramada Africa, Finalka Copa America Iyo Finalka Koobka Adduunka Ee Dumarka

Posted: July 7, 2019 at 11:11 am   /   Featured, Sport

Tartankan koobka qarammada qaaradda Afrika ee 2019 ayaa si habsami leh uga socda Magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar oo sanadkan iyagu ay marti-gelinayaan tartankan. Waxaa la isla soo gaaray wareegiisa 16-ka koobka qarammada qaaradda Afrika ee 2019, iyadoo caawa la ciyaari doono 2 kulan ka tisran, waxaana is arki doona xulalka kala ah Madagascar […]

No Comments read more

Xulka Gabdhaha Netherlands Oo Iska Xaadiriyey Final-ka Koobka Dumarka Adduunka

Posted: July 4, 2019 at 10:27 am   /   Featured, Sport

Xulka qaranka gabadhaha Netherlands ayaa taariikh cusub sameeyey kaddib markii ay xalay gaareen markoodii ugu horreysay taariikhda final-ka Koobka Adduunka dumarka. Xulka Netherlands ayaa xalay guul ka gaaray dhiggooda Sweden oo ay ciyaar kululi dhex martay. Kulankan oo ka tirsanaa afar dhammaadka Koobka Adduunka haweenka ayaa ahaa mid la isku daalay iyadoo 90-ka daqiiqo lagu […]

No Comments read more

Juventus Oo Horumar Ka Sameysay Wadahadallada Ay Ku Dooneyso Matthijs de Ligt

Posted: July 2, 2019 at 7:53 am   /   Sport

Waxaa lasoo warinayaa in kooxda Juventus ay horumar aad u wanaagsan ka sameysay wadahadallada ay Ajax kaga dooneyso daafaca reer Holand Matthijs de Ligt. Matthijs de Ligt ayaa ah mid ka mid ah magacyada ugu caansan ay saxaafada Yurub si xoogan kaga hadashay bilihii dhowaa ee lasoo dhaafay, iyadoo ay jirto in qaab ciyaareedkiisa uu […]

No Comments read more

Kooxda Juventus Oo Lasoo Wareegtay Xidig Ka Tirsan Roma

Posted: July 1, 2019 at 12:28 pm   /   Featured, Sport

Kooxda Juventus ayaa sheegtay iney si rasmi ah ula soo wareegtay Luca Pellegrini, daafaca garabka bidix ee Roma. Pellegrini, ayaa heshiis Afar sano ah la saxiixday kooxdan, iyadoo heshiiskan uu ku kacayo qiimo dhan 22 milyan oo Euro ah, waxaana lacagtan lagu bixin doonaa muddo Saddex sano ah. Warka ayaa waxaa intaas lagu sii daray […]

No Comments read more

Suarez Oo Sabab u Noqday in Xulka Dalkiisa Ay Ka Haraan Koobka Ameerika

Posted: June 30, 2019 at 11:59 am   /   Sport

Waxaa xalay ciyaar xiiso badan badan dhex martay xulalka qaranka ee Uruguay iyo Peru ciyaar ka tirsaneyd koobka qaramada Ameerika oo ka soconaya wadanka Brazil isla markana maraya meel aad u xiiso badan. Xulka qaranka Uruguay ayaa qeybtii hore ee ciyaarta iska khasaariyay fursado dahabi ah oo ay wax kaga badali kareen natiijada ciyaarta. Ciyaarta […]

No Comments read more

100 Greatest Sports Photos of All Time

Posted: March 10, 2014 at 10:59 pm   /   Sport

When, while the lovely valley teems with vapour around me, and the meridian sun strikes the upper surface of the impenetrable foliage of my trees, and but a few stray gleams steal into the inner sanctuary, I throw myself down among the tall grass by the trickling stream; and, as I lie close to the […]

No Comments read more

Disabled veteran Hunt finds freedom as Paralympic swimmer

Posted: March 10, 2014 at 3:17 pm   /   Arrimaha Siyaasada, Sport

Everyone realizes why a new common language would be desirable: one could refuse to pay expensive translators. To achieve this, it would be necessary to have uniform grammar, pronunciation and more common words. If several languages coalesce, the grammar of the resulting language is more simple and regular than that of the individual languages. The […]

1 Comment read more