Newsletter subscribe
Sport

“Griezmann wuxuu saameyn weyn ku yeelan doonaa Barcelona”

Posted: July 30, 2019 at 7:09 am   /   Featured, Sport

Xiddigii hore kooxda Real Madrid haatana u ciyaara Real Sociedad ee Asier Illarramendi ayaa muujiyay sida uu u aaminsan yahay in Antoine Griezmann oo horey ay saaxiibo ku soo noqdeen Real Sociedad uu sameyn weyn ku yeelan doono Barcelona isla markaana bandhig fiican ku sameyn doono maaliyada Blaugrana. Griezmann ayaa kasoo dhaqaaqay Atletico Madrid isagoo […]

No Comments read more

Xidig Caan Ah Oo Isaga Tagay Real Madrid

Posted: July 30, 2019 at 7:08 am   /   Featured, Sport

Kooxda Real Madrid ayaa ku dhawaaqday inuu ka tagay mid ka mid ah xiddigaheeda, kaasoo ah Borja Mayoral, wuxuuna ku biiray naadiga Levante ee dalka Spain. Los Blancos ayaa waxay ku xaqiijisay war rasmiga ah ay soo saartay in Borja Mayoral uu heshiis amaah oo hal xili ciyaareed ah uu ugu dhaqaaqay kooxda Levante, ee […]

No Comments read more

Maxay Inter Milan Ugu Fashilantay Dhameystirka Heshiiska Lukaku?

Posted: July 30, 2019 at 7:06 am   /   Featured, Sport

Madaxa fulinta kooxda Inter Milan ee Giuseppe Marotta ayaa ka hadlay sababaha keenay inay ula saxiixan waayaan ilaa iyo haatan weeraryahanka Manchester United ee Romelu Lukaku. Kooxda Nerazzurri ayaa soo bandhigtay 70 milyan euro, laakiin Manchester United ayaa ku adkaysatay inay hesho 85 milyan euro oo kaash ah, kahor inta aysan galin wada hadalada ay […]

No Comments read more

“Kama laba-labeyn laheyn inaan mar labaad la saxiixdo Neymar Jr” – Xavi Hernandez

Posted: July 25, 2019 at 11:23 am   /   Featured, Sport

Tababaraha kooxda Al Sadd ee Xavi Hernandez ayaa ugu baaqay kooxdiisii hore ee Barcelona inay isku dayaan inay la soo wareegaan markale xiddiga reer Brazil iyo kooxda Paris Saint-Germain Neymar Jr haddii ay macquul tahay. Neymar ayaa xagaagan lala xiriirinayay inuu ka tagayo kooxda Paris Saint-Germain iyadoo ay jirto inuusan ku faraxsaneyn hab dhaqanka maamulka […]

No Comments read more

Xiddig hore ee kooxda Manchester United ah oo dabka ku sii shiday xaalada Paul Pogba

Posted: July 25, 2019 at 11:22 am   /   Featured, Sport

Ciyaaryahankii hore kooxda kubadda caga Manchester United ee Louis Saha ayaa weerar dhanka afka ah ku qaaday xiddiga ay isku wadanka kasoo wada jeedaan ee Paul Pogba, sababa la xiriira hadaladii uu ka dhawaajiyay bishii lasoo dhaafay ee June. Xiddiga reer France ayaa sheegay inuu doonayo tartan cusub, kaliya seddex sano kaddib markii uu dib […]

No Comments read more

Zidane oo ku dhawaaqay in Gareth Bale uu ka tagayo kooxda Real Madrid

Posted: July 21, 2019 at 11:40 am   /   Featured, Sport

Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa shaaca ka qaaday sababta uusan Gareth Bale kaga soo muuqan kulanka saaxiibtinimo ay subaxnimda maanta oo Axad ah wada ciyaareen kooxaha Real Madrid  iyo Bayern Munich. Zinedine Zidane ayaa shir jaraa’id uu kasoo muuqday kaddib ciyaarta wuxuu ku xaqiijiyay in wixii xiligan ka dambeeya ay Real Madrid […]

No Comments read more

David de Gea oo saxiixaya heshiis cusub

Posted: July 21, 2019 at 11:39 am   /   Arrimaha Siyaasada, Sport

Goolhaye David de Gea ayaa saxiixi doona heshiis waqti dheer oo uu kusii joogo Man United, taasna waxey ka dhigi doontaa goolhayaha ugu mushaarka badan kubadda cagta. Xiddiga reer Spain ayaa loo soo bandhigay mushaar aan caadi aheyn si uu baaqi ugu ahaado garoonka Old Trafford, waxaana la fahamsan yahay inuu qaadan doono mushaar u […]

No Comments read more

Andrés Iniesta “Waxay noqon doontaa maalin uu dareen ka buuxo”

Posted: July 21, 2019 at 11:38 am   /   Featured, Sport

Halyeeyga kubadda cagta ee dalka Spain Andres Iniesta ayaa ka hadlay dareenkiisa kahor kulankiisa ugu horeeya uu ka hor imaan doono kooxdiisii hore ee Barcelona. Kooxaha Barcelona iyo Vissel Kobe ee dalka Japan ayaa wada ciyaari doono kulan saaxiibtinimo maalinta Sabtida ee soo aadan, kaasoo qeyb ka ah ciyaaraha saaxiibtinimo ee isku diyaarinta xili ciyaareedka […]

No Comments read more

Victor Lindelof Oo Ka Hadlay Mustaqbalkiisa Manchester United

Posted: July 16, 2019 at 12:28 pm   /   Featured, Sport

Daafaca reer Sweden iyo kooxda Manchester United ee Victor Lindelof ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay joogitaankiisa Red Devils, isagoo dhinaca kale tilmaamay inuu sigi la’ayahay bilaabashada xili ciyaareedka cusub si uu markale u difaaco maaliyada United-ka. Victor Lindelof oo 24 jir ah ayaa lala xiriirinayay ka ciyaarista kooxda Barcelona, kaddib markii ay tilmaameen wargeysyada […]

No Comments read more

Lakaku Ma Tagayaa Man United?

Posted: July 16, 2019 at 12:25 pm   /   Featured, Sport

Tababaraha kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa wuxuu ka hadlay wararka xanta ah ee la xiriirinaya Romelu Lukaku inuu ka tagayo Red Devils suuqan xagaaga. Dhinaca kale Ole Gunnar Solskjær ayaa rajeeyay in David de Gea uu qandaraaska u kordhin doono Red Devils si uu u sii joogo mudada ugu fog ee ugu […]

No Comments read more

Waqtiga Uu Matthijs de Ligt Caafimaadka u Mari Doono Juventus!

Posted: July 16, 2019 at 12:23 pm   /   Featured, Sport

Daafaca da’da yar ee qaranka Holland Matthijs de Ligt ayaa usoo duuli doona magaalada Turin si uu halkaas caafimaadka ugu maro kooxda Juventus, wararka ka imaanaya talyaaniga ayaana qiraya inuu ugu wareegi doono marwada lacag dhan 65 Malyan oo Yuuro iyo gunno isku tagi doonta 75 Malyan oo Yuuro. Sky Sports Italia ayaa fahamsan in heshiiska […]

No Comments read more

Waa Kuma Daafaca Ay 25 Milyan Oo Gini Ku Dooneyso Arsenal?

Posted: July 14, 2019 at 6:50 pm   /   Featured, Sport

ooxda kubadda cagta Arsenal ayaa la soo warinayaa inay 25 milyan oo gini ku doonayso saxiixa ciyaaryahan Tierney. Gunners ayaa dib ugu laabtay doonista daafaca kooxda Celtic ee Kieran Tierney sida ay tilmaamayaan warbixinnada ay saaka daabaceen Wargeysyada ciyaaraha ka faallooda. Shabakadda Sky Sports ayaa warinaysa in Arsenal ay 25 milyan oo gini oo u dhiganta 31 […]

No Comments read more