Newsletter subscribe

Featured, Sport

Waa Kuma Daafaca Ay 25 Milyan Oo Gini Ku Dooneyso Arsenal?

Posted: July 14, 2019 at 6:50 pm   /   by   /   comments (0)

ooxda kubadda cagta Arsenal ayaa la soo warinayaa inay 25 milyan oo gini ku doonayso saxiixa ciyaaryahan Tierney.

Gunners ayaa dib ugu laabtay doonista daafaca kooxda Celtic ee Kieran Tierney sida ay tilmaamayaan warbixinnada ay saaka daabaceen Wargeysyada ciyaaraha ka faallooda.

Shabakadda Sky Sports ayaa warinaysa in Arsenal ay 25 milyan oo gini oo u dhiganta 31 milyan oo doolar ku doonayso difaaca garabka bidix ee kooxda Celtic ninka la yiraahdo Kieran Tierney.