Newsletter subscribe
August 2019

Duqa Muqdisho Oo Booliiska Faray Furista Waddooyinka Xiran

Posted: August 31, 2019 at 11:25 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdsho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish ayaa Taliska Booliska Soomaaliyeed ka dalbaday in ay furan Wadooyinka Xiran ee Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho. Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Cumar Filish oo kaqayb galayay munaasabadda uu xilka kula wareegayay Taliyha cusub ee Ciidanka Booliska soomaliyeed  ayaa waxa u kacodsaday Taliska […]

No Comments read more

Madaxweyne Farmaajo Oo La Kulmay Ra’iisul Wasaaraha Japan

Posted: August 31, 2019 at 11:21 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalmahan u joogay dalka Japan ka qaybgalka Shirweynaha 7-aad ee Horumarinta Afrika (TICAD7) ayaa maanta wada-hadallo labo geesood ah kula yeeshay magaalada Tokyo Ra’iisul Wasaaraha Japan Mudane Shinzo Abe. Wada-hadallada Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Shinzo Abe ayaa diiradda lagu saaray iskaashiga labada dal ee dhinacyada amniga, […]

No Comments read more

Banaanbax Ka Dhan Ah DFS Oo Ka Dhacay Kismaayo

Posted: August 31, 2019 at 11:09 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbalada Hoose waxaa ka socda banaanbax balaaran oo ay ka qayb qaadanayaan qaybaha kala duwan ee Bulshada ku nool Magaalada Kismaayo ee Xarunta ku meel gaar ah ee Dowlad Goboleedka Jubbaland. Boqolaal shacab ah ayaa isku soo baxay Wadooyinka Magaalada Kismaayo waxa ayna ka biyo diidsanyihiin  go,aankii ay qaadatay Xukumada […]

No Comments read more

Kalluumeysato Thailand Oo Dalkooda Ku Laabtay

Posted: August 31, 2019 at 6:52 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

14 ka mid ahaa Kalluumeysato u dhashay Dalka Thailand laguna heystay biyaha Soomaaliya ayaa dib ugu laabta dalkooda Thailand. Dowladda Thailand ayaa sheegtay in 14ka qof laga qaaday Dalka Iraan markii ay ka baxeen Kenya oo ah goobta la geeyay markii laga qaaday Xeebaha Soomaaliya gaar ahanna kuwa Maamulka Puntland. Wasiirka shaqada iyo shaqaalaha Dowladda […]

No Comments read more

Kenya: Waan Ka Niyad Jabnay Go’aankii Golaha Ammaanka

Posted: August 31, 2019 at 6:50 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada, Warbiximaha Gaarka Ah

Xoghayaha Wasaaradda arrimaha dibadda Dalka Kenya Macharia Kamau, ayaa sheegay in dowladda Kenya ay ka niyad jabtay go’aanka Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey ku diidday codsigii Kenya ee ahaa in Al-shabaab lagu daro Qodobka 1267 ee Golaha amaanka. Wasiir Macharia Kamau, ayaa sheegay in dowladda Kenya ay dhibbane u tahay AL-shabaab oo sida uu sheegay […]

No Comments read more

Qorshaha AMISOM Ee Dhuusamareeb Iyo Guriceel

Posted: August 31, 2019 at 6:48 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Wararka Maandeeq ay ka heleyso Gobolka Galgaduud waxa ay sheegayaan in Ciidamo katirsan AMISOM ay tageen Magaalada Guriceel. Ciidamadaan waxaa loo qorsheeyay in ay sugaan ammaanka Magaalada Dhuusamareeb, gaar ahaan Madaxtooyada, Garoonka Diyaaradaha iyo Xarunta Shiirkole oo lagu qabanayo Shirka dib u heshiinta Galmudug. Waxaa Dhuusamareeb tagay Taliyaha Ciidamada AMISOM ee u dhashay Dalka Itoobiya […]

No Comments read more

DFS Oo Soo Saartay Ammar Adkeynaya Duulimaadka Kismaayo

Posted: August 29, 2019 at 8:30 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Hey’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya  ayaa soo saartay ammar ku aaddan duulimaadyada magaalada Kismaayo. Waxa ay sheegtay hay’adda in looga baahan yahay diyaaradaha tagaya Kismaayo ama ka imaanaya iney soo maraan garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Waxya qoraal ku sheegtay Hey’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada ee Xukuumadda […]

No Comments read more

Ilhaan Cumar oo dhibbane u noqotay dadka caddaannimada ku weyntahay ee Mareykanka

Posted: August 29, 2019 at 8:17 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Xildhibaanad Ilhaan Cumar ayaa waxaa ay wajaheysaa todobaad kale oo aad ay u hadak heyso warbaahinta Mareykanka. Todobaadkan Golaha Kongareeska Gobolka Alabama ee dalka Mareykanka ayaa meel mariyay qaar ay doonayaan in ay u gudbiyaan Baarlamaanka Mareykanka kaas oo ku baaqaya in Ilhaan laga saaro Baarlamaanka Mareykanka. Musharrax u taagan Xildhibaan senate-ka  Mareykanka ee Gobolka […]

No Comments read more

Dani Oo La Kulmay Madaxweynaha Oromada Itoobiya

Posted: August 29, 2019 at 8:14 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa magaalada Adis ababa ee caasimadda dalka Itoobiya kula kulmay Madaxweynaha Maamulka Oromada ee dalka Itoobiya. Madaxweynaha Ismaamulka Oromada Shimelis Abdisa, ayaa Casho sharaf u sameeyay Madaxweynaha Puntland iyo Wafddi uu hoggaaminayay oo booqasho ku jooga dalka Itoobiya.Shimelis Abdisa iyo Siciid Cabdullahi Deni ayaa ka  wadahadlay xiriirka labada […]

No Comments read more

QM oo diblomaasi Suudaan u dhashay u soo magacowday ku xigeenka James Swan

Posted: August 29, 2019 at 8:12 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey  Antonio Guterres ayaa waxaa uu soo magacaabay ku xigeenka Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya. Aadan Cabdul Mulla oo u dhashay Dalka Suudaan sidoo kalena heysta dhalashada Dalka Mareykanka ayaa loo magacaabay ku xigeenka James Swan oo laftiisa Mareykan ah. Aadan waxaa uu kale oo uu […]

No Comments read more

Golaha ammaanka oo si wadajir ah u diiday in Alshabaab lagu dhaqo Qaraarka 1267!

Posted: August 29, 2019 at 8:12 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa si wadajir ugu codeeyey diidmo kadhan ah in Dhaq-dhaqaaqa Alshabaab lagu daro laguna dhaqo qaraarka tirsigiisu yahay 1267 kaas oo ay kujiraan Ururada Alqaacidda iyo Daacish oo looyaqaan caalami ahaan ururo argagixiso Danjiraha Soomaaliya ee QM Abuukar Cismaan Baalle ayaa kudaabacay Boggiisa Twitter-ka in golaha Ammaanka ee QM uu […]

No Comments read more

NISA: Waxaan Qabannay Shaqsigii Diley Xoghayihii Hore Ee G/Banaadir

Posted: August 28, 2019 at 6:50 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigtay Ninkii ka dambeeyay dqaraxii dhawaan lagu dilay Xoghayihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamed Amiin. Hay’addu waxaa ay sheegtay in howlgal ay ka sameysay Degmada Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho ku tagtay Guriga ninkaasi ku sugnaa kana soo xirtay. Waxaa kale oo ay Hay’addu […]

No Comments read more