Newsletter subscribe
June 2019

Suarez Oo Sabab u Noqday in Xulka Dalkiisa Ay Ka Haraan Koobka Ameerika

Posted: June 30, 2019 at 11:59 am   /   Sport

Waxaa xalay ciyaar xiiso badan badan dhex martay xulalka qaranka ee Uruguay iyo Peru ciyaar ka tirsaneyd koobka qaramada Ameerika oo ka soconaya wadanka Brazil isla markana maraya meel aad u xiiso badan. Xulka qaranka Uruguay ayaa qeybtii hore ee ciyaarta iska khasaariyay fursado dahabi ah oo ay wax kaga badali kareen natiijada ciyaarta. Ciyaarta […]

No Comments read more

Trump Oo Kulan Taariikhi Ah La Yeeshay Kim Jong Un

Posted: June 30, 2019 at 11:47 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump iyo hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa maanta kula taariikhi ah ku yeeshay xadka millatariga ka caaggadan ee kala qeybiya labada Kuuriya. Madaxweyne Trump oo uu wehlinayo Kim ayaa u tallaabay dhanka Kuuriyada Waqooyi taasoo ahayd tallaabo uusan horay u samayn madaxweyne Mareykan ah oo xilka haya  tan iyo markii […]

No Comments read more

Laanta Dambi Baarista Oo Gacanta Kusoo Dhigtay Nin Ku Eedeysan Inuu Geystay Dil

Posted: June 30, 2019 at 11:44 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Laanta dambi baarista ciidanka booliska Soomaaliya ee CID ayaa baadi goob dheer kaddib ku guuleystay in ay gacanta kusoo dhigaan nin looga shakisanyahay in uu dhawaan dil u geystay haweeney lagu magacaabo Suleekha Yuusuf Axmed. Sida aannu kasoo xigannay taliye xigeenka ciidamada booliska Soomaaliyeed sarreeye guuto Zakiya Xuseen Axmed ninka ku eedeysan dilka ee ay […]

No Comments read more

Maamulka Gobolka Banaadir Oo Dhisay Waddooyin Muhiim u Ah Isku Socodka Dadweynaha (Sawirro)

Posted: June 30, 2019 at 8:30 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Tan iyo wixii ka dambeeyey burburka dalka, waxaa jiray caqabado badan oo dhanka waddooyinka magaalada Muqdisho ah, maadaama dhammaan wadooyinku ay ku burbureen dagaalladii sokeeye ee magaalada ka dhacay. Dowladihii kala dambeeyey ee dalka soo maray ayaa mid walba waxa ay sameysay dedaal u gaar ah, kaasi oo ku aaddan sidii loo dhisi lahaa waddooyinkan. […]

No Comments read more

Muxuu Daaran Yahay Safarka Ra’iisul Wasaare Kheyre Ee Galmudug?

Posted: June 30, 2019 at 7:45 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa wuxuu safar ku marayaa deegaannada Galmudug, isaga oo la kulmay madax ku sugan halkaasi, waxgarad iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Safarka Ra’iisul wasaaraha ayaa ka bilowday degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud, balse wuxuu safarkan yeeshay weji cusub oo ka duwan midkii laga filayey. Ulajeedka Kheyre u aadey Dhuusamareeb […]

No Comments read more

Maxkamadda Racfaanka Nugaal Oo Go’aan Ka Gaartay Kiiska Caasha Ilyaas

Posted: June 30, 2019 at 7:26 am   /   Arrimaha Siyaasada

Maxkamadda racfaanka ee gobolka Nugaal ayaa maanta oo Axad ah waxa ay xukun dil ah ku riddey Saddex qof oo ku eedeysnaa dilka iyo kufsiga Caasha ilyaas oo ahayd gabar yar oo 12-sano jir ah. Maxkamadda derajada Koowaad ee gobolka Nugaal ayaa 12-kii bisha May 2019 waxay raggan ku riddey xukun dil ah, balse waxa […]

No Comments read more

Soo Xulista Xildhibaannada Baarlamaanka Jubbaland Oo Ka Bilaabatay Kismaayo

Posted: June 29, 2019 at 6:45 pm   /   Xulashada Tafatiraha

Iyada oo ay dhowr todobaad oo kaliya ka harsan tahay doorashada xildhibaanad iyo madaxda fulinta ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxaa magaalada Kismaayo ee ee xarunta kumeelgaarka ah ee Jubbaland ku sii qulqulaya odayaasha dhaqanka Jubbaland si ay u soo xulaan xildhibaanada Baarlamaanka maamulkaasi. Odoyaasha ayaa waxaa uu dowlad goboleedka u diyaariyey xarun gaar ah […]

No Comments read more