Waa Kuma Daafaca Ay 25 Milyan Oo Gini Ku Dooneyso Arsenal?
ooxda kubadda cagta Arsenal ayaa la soo warinayaa inay 25 milyan oo gini ku doonayso saxiixa ciyaaryahan Tierney. Gunners ayaa dib ugu laabtay doonista daafaca kooxda Celtic ee Kieran Tierney sida ay tilmaamayaan warbixinnada ay saaka daabaceen Wargeysyada ciyaaraha ka faallooda. Shabakadda Sky Sports ayaa warinaysa in Arsenal ay 25 milyan oo gini oo u dhiganta 31 […]
Lafta-gareen Oo La Kulmay Xubno Ka Socday QM
Madaxweynaha Dowlad Goboleedla Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaaladda Baydhabo kullan kula qaatey Wafdi ka socoday Qaramada Midoobay Iyo Dowladda Fedaralka Soomaaliya oo Baydhabo gaarey . Wafdigan isgu jira Wakiilka Qaramada Midoobay Uqaaabilsan Arrimaha tacadiga Ka dhanka Haweenka Goobaha Dagalada Ka socodaan iyo wasiiradda Haweenka Xuquuqul insaanka Dowladda Fedaralka soomaaliya ayaa Maanta garey Magaalada Baydhabo. Wafdigaan […]
Faah Faahin: Qarax Ka Dhacay Duleedka Boosaaso
Ciidamo ka tirsan kuwa Dowlad Goboleedka Puntland ayaa qarax miino lagula beegsaday meel banaanka ka ah Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari. Qaraxan oo ahaa sida la sheegay Miinada dhulka la geliyo ayaa waxaa lala beegsaday Ciidamo ka tirsan kuwa Puntland oo marayay degaanka Balli-Khadar lagu magacaabo. Xilliga uu qaraxa dhacayay Ciidamada ayaa waxaa ay […]
Qarax Ismiidaamin Ah Oo Ka Dhacay Dhuusamareeb
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Ismiidaamin ah, kaasi oo maanta ka dhacay degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Nin la sheegay inuu soo xirtay walxaha qarxa ayaa isku qarxiyey maqaayad ku taalla kasoo horjeedka xarunta Inji oo ah halka uu ku shaqeeyo madaxa xukuumadda Galmudug, Sheekh Maxamed Shaakir. Sidey Goobjoogayaal inoo sheegeen, waxaa qaraxaasi […]
11 Shirkadood Oo Sanadkan Daabulaya Xujeyda Soomaaliyeed
owladda Soomaaliya ayaa ka hadashay tartankii Sharikadah diyaaradaha ugu jireen daabulidda Xujeyda Soomaalida ah. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Cismaan Aadan Dhuuboow ayaa sheegay in tartankii loogu jiray Daabulidda Xujeyda ee Sharikadaha diyaaradaha ay ku guuleysteen 11 Sharikadood. Cismaan Aadan, ayaa sheegay in 58 sharikadood ku tartameen daabulidda Xujeyda Soomaalida ee sanadkan xajineysa […]
Dowladda Kenya Oo War Kasoo Saartay Weerarkii Al-shabaab Ee Kismaayo
Dowladda Kenya ayaa ku baaqday in Dhaq dhaqaaqa Al-shabaab lagu daro liiska waxa loogu yeero Argagixisada. Wasiirka arrimaha dibadda Kenya Monica Juma ayaa sheegtay in weerarkii Kismaayo uu ahaa qeyb kale oo Beesha Caalamka xusuusineysa qatarta Al-shabaab. Monica Juma ayaa sheegtay in loo baahanyahay in Qaramada Midoobey ay liiska waxa loogu yeero argagixisada ku darto. […]
Maxaa Sababa Isbedallada Badan Ee Lagu Sameeyo Maamulka Hiiraan?
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hadlay isbeddelka dhinaca maamulka ah ee lagu cel celiyo Gobolkaas. Waare oo ka hadlayay xil wareejintii Yuusuf Dabageed iyo Carraale ayaa sheegay in isbeddelka faraha badan ee Gobolka Hiiraan uu sabab u yahay cudur ku jira Gobolka Hiiraan sida uu hadalka u dhigay. Yuusuf Dabageed ayaa […]
Kooxda Manchester United oo wakiilo u dirtay dalka Brazi
Manchester United ayaa lagu soo warramayaa iney wakiilo u dirtay dalka Brazil si ay u daawadaan xiddiga ay sida weyn u doonayaan ee Everton Soares, xilli ay sii badaneyso hadal heynta ku aadan in Romelu Lukaku uu faarujin doono Old Trafford. Everton ayaa dhaliyay goolkii ugu horreeyay final-kii Copa America, markaas oo ay qarankiisa garaaceen dhigooda Peru […]
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Kulan La Qaatay Guddiga Amniga Boosaaso
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Xarunta Madaxtooyada Boosaaso kulan kula qaatay Guddiga Amniga magaalada Boosaaso. Kulanka Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland iyo Guddiga Amniga Boosaaso ayaa waxaa ka warbixiyey Duqa degmada Boosaaso Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan. “Waxaa Madaxtooyada magaalada Boosaaso noogu qabsoomay shirkii Amniga gobolka Bari oo uu shir guddoominayey Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland […]
Sucuudiga oo Berbera dib ugu celiyay Markab wada 20 Kun oo Neef
Dowladda Sucuudiga ayaa Dekadda Magaalada Berbera ku soo celisay Markab waday 20kun oo Neef oo Ari ah, kaas oo u rarnaa Ganacsatada wax ka dhoofsada Dekadda Magaalada Berbera. Saraakiil kala duwan ayaa xaqiijiyay in Markabka markii uu ku xirtay Dekadda Magaalada Jiddah la weydiiyay warqadda Caafimaadka xoolaha ee dowladda Federaalka ah ay bixiso lagana waayay. […]
Axmed Madoobe Oo Ka Hadlay Dadkii Ku Dhintay Weerarkii Kismaayo
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ka hadlay weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee ka dhacay magaalada Kismaayo. War lagu daabacay Bogga Facebook ee Madaxweynaha Jubaland ayaa lagu sheegay in weerarkii Kismaayo ay ku dhinteen 26 qof, 56 kalena ay ku dhaawacmeen. Dadka dhintay waxaa ka mid ah Ajaanib u kala dhashay dalalka kala […]
Labada Aqal Ee BFS Oo Xalliyey Khilaafkii Ka Dhaxeeyay
Kulan ka dhacay Magaalada Muqdisho ayey Guddoomiyayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ku sheegeen in ay ka heshiiyeen khilaafkii muddaba u dhaxeeyay. Guddoomiyaha Golaha aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa sheegay in khilaafkii muddada dheer u dhaxeeyay labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya uu ku soo dhamaaday isfaham islamarkaana heshiiyeen. Waxaa uu ballanqaaday in uu si […]