In the last 10 years, 40 Somaliland civil servants were assassinated in Lasanod- the regional capital of Sool, Somaliland
Press-ReleaseDownload
Dabka kacay Maqaayad ku taalla Muqdisho oo burbur hantiyadeed geystay
Maqaayad ku taalla Isgoyska Dabka ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu saameyn ku yeeshay goobo ganacsi oo ku dhawaa. Maqaayadda oo lagu magabaaco Barwaaqo ayaa waxaa ku gubtay Maqaayadda, Dukaamo Electronics, Timajare, Farmashiye ku dhegganaa iyo Dukaan Xalwada lagu iibiyo. Dabka ayaa kacay 3:00AM ee xalay,waxaana uu soo gaaray ilaa 5:00AM ee saaka, Kooxda dab […]
Waa Imisa Qarashka Ku Baxay Safaaradda Soomaaliya Ee Washington?
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shaacisay qiimaha ay ka bixisay Safaaradda cusub ee ay Soomaaliya ku leedahay magaalada Washington. Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya C/Raxmaan Ducaale Belye ayaa sheegay in dhismaha Safaaradda laga bixiyay lacag dhan $4.3 Milyan oo doollarka Mareykanka ah. Waxaa uu sheegay in Guriga dhismaha Safaaradda ay lahayd Dowladda Columbia islamarkaana laga siiyay […]
Addis Ababa: Shirka Ka Faa’ideysiga Kheyraadka Dalka Oo Lagu Soo Gabagabeeyey
Sida uu sheegay Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Batroolka Iyo Macdanta XFS Maxamud Cabdiqadir Hilaal shirka kafaa’iideysiga kheyraadka Soomaaliya oo muddo 4 maalin ah kasocday magaalada AdisAbaba ee dalka Itoobiya ayaa la soo gebagebeeyey, shirka waxaa kaqaygalay xubno kascoday Guddiyada Kheyraadka Baarlamaanka Federalka Soomaaliya, Wasaaraddaha Dowlad Goboleedyada iyo Khuburo sida la sheegay kascotay Waddanka Norway. Shirka oo qorshuhu […]
Kuwait oo mamnuucday ka ganacsiga Dhuxusha Soomaaliya
Dowladda Kuwait ayaa joojisay ka ganacsiga Dhuxusha Soomaaliya,waxaana ay ku sababeeysay in lagu maalgaliyo waxaa ay ku sheegtay argagixisada. Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dalka Kuwait ayaa waxaa ay sheegtay in si toos ah iyo si dadban ay kooxaha argagixisada ah dhaqaale uga helaan dhuxusha laga dhoofiyo Soomaaliya. Wasaaradda War-saxaafadeedkeeda ku sheegtay in ay heshay nuqul […]
Halkuu Ku Dambeeyey Shirkii Ka Furmayey Dhuusamareeb?
Gudoomiyaha Guddiga qaban qaabada shirka dib u heshiinta beelaha Galmudug Dr Cabdiraxmaan Macalin Cabdulaahi Baadiyow ayaa sheegay in uu meel gabangabo ah marayo shirka did u heshiinta beelaha Galmudug. Dr Cabdiraxaan Baadiyow ayaa sheegay in shirka dib u heshiinta beelaha Galmudug oo ay horkacayaan Hogaanka dhaqanka ee Galmudug, sidoo kale ay ka qayb qaadanayaan qaybaha […]
Bandow La Geliyey Kismaayo
Guddiga amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland oo kulan yeeeshay ayaa ka dooday sugidda amniga Magaalada Kismaayo inta lagu guda jiro waqtiga Doorashada. Waxa ay joojiyeen safaradii Magaalada lagu galayay, iyaga oo sheegay in ay Magaalada ka xireen Socdaalka Cirka, Dhulka iyo Badda. Sidoo kale waxa ay yareeyeen dhaq-dhaqaaqa Dadka ku sugan Magaalada Kismaayo laga bilaabo Caawa […]
Mas’uuliyiin Ku Geeriyootey Qarax Ismiidaamin Ah Oo Ka Dhacay Muqdisho
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha qarixii xoogganaa ee gelinkii danbe ee maanta ka dhacay gudaha Aqalka dowladda Hoose ee Xamar, xili uu halkaasi ka socday kulanka todobaadlaha ah ee looga arinsado amaanka Caasimadda. Sida wararku sheegayaan dadka qaraxa ku dhintay waxaa kamid ah Gudoomiyihii degmada Waaberi Mahad Cilmi, Gudoomiyihii Degmada C/casiis, Safiya […]
Hello world!
Welcome to WordPress. This is your first post. Edit or delete it, then start writing!