Newsletter subscribe

Uncategorized

Bandow La Geliyey Kismaayo

Posted: August 21, 2019 at 8:00 am   /   by   /   comments (0)

Guddiga amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland oo kulan yeeeshay ayaa ka dooday sugidda amniga Magaalada Kismaayo inta lagu guda jiro waqtiga Doorashada.

Waxa ay joojiyeen safaradii Magaalada lagu galayay, iyaga oo sheegay in ay Magaalada ka xireen Socdaalka Cirka, Dhulka iyo Badda.

Sidoo kale waxa ay yareeyeen dhaq-dhaqaaqa Dadka ku sugan Magaalada Kismaayo laga bilaabo Caawa maqribkii oo ku beegan 20/08/2019.

Halkaan ka aqriso Warsaxaafeedka oo dhameystiran.