Suarez Oo Sabab u Noqday in Xulka Dalkiisa Ay Ka Haraan Koobka Ameerika
Waxaa xalay ciyaar xiiso badan badan dhex martay xulalka qaranka ee Uruguay iyo Peru ciyaar ka tirsaneyd koobka qaramada Ameerika oo ka soconaya wadanka Brazil isla markana maraya meel aad u xiiso badan. Xulka qaranka Uruguay ayaa qeybtii hore ee ciyaarta iska khasaariyay fursado dahabi ah oo ay wax kaga badali kareen natiijada ciyaarta. Ciyaarta […]
Trump Oo Kulan Taariikhi Ah La Yeeshay Kim Jong Un
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump iyo hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa maanta kula taariikhi ah ku yeeshay xadka millatariga ka caaggadan ee kala qeybiya labada Kuuriya. Madaxweyne Trump oo uu wehlinayo Kim ayaa u tallaabay dhanka Kuuriyada Waqooyi taasoo ahayd tallaabo uusan horay u samayn madaxweyne Mareykan ah oo xilka haya tan iyo markii […]
Laanta Dambi Baarista Oo Gacanta Kusoo Dhigtay Nin Ku Eedeysan Inuu Geystay Dil
Laanta dambi baarista ciidanka booliska Soomaaliya ee CID ayaa baadi goob dheer kaddib ku guuleystay in ay gacanta kusoo dhigaan nin looga shakisanyahay in uu dhawaan dil u geystay haweeney lagu magacaabo Suleekha Yuusuf Axmed. Sida aannu kasoo xigannay taliye xigeenka ciidamada booliska Soomaaliyeed sarreeye guuto Zakiya Xuseen Axmed ninka ku eedeysan dilka ee ay […]
Maamulka Gobolka Banaadir Oo Dhisay Waddooyin Muhiim u Ah Isku Socodka Dadweynaha (Sawirro)
Tan iyo wixii ka dambeeyey burburka dalka, waxaa jiray caqabado badan oo dhanka waddooyinka magaalada Muqdisho ah, maadaama dhammaan wadooyinku ay ku burbureen dagaalladii sokeeye ee magaalada ka dhacay. Dowladihii kala dambeeyey ee dalka soo maray ayaa mid walba waxa ay sameysay dedaal u gaar ah, kaasi oo ku aaddan sidii loo dhisi lahaa waddooyinkan. […]
Muxuu Daaran Yahay Safarka Ra’iisul Wasaare Kheyre Ee Galmudug?
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa wuxuu safar ku marayaa deegaannada Galmudug, isaga oo la kulmay madax ku sugan halkaasi, waxgarad iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Safarka Ra’iisul wasaaraha ayaa ka bilowday degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud, balse wuxuu safarkan yeeshay weji cusub oo ka duwan midkii laga filayey. Ulajeedka Kheyre u aadey Dhuusamareeb […]
Maxkamadda Racfaanka Nugaal Oo Go’aan Ka Gaartay Kiiska Caasha Ilyaas
Maxkamadda racfaanka ee gobolka Nugaal ayaa maanta oo Axad ah waxa ay xukun dil ah ku riddey Saddex qof oo ku eedeysnaa dilka iyo kufsiga Caasha ilyaas oo ahayd gabar yar oo 12-sano jir ah. Maxkamadda derajada Koowaad ee gobolka Nugaal ayaa 12-kii bisha May 2019 waxay raggan ku riddey xukun dil ah, balse waxa […]
Soo Xulista Xildhibaannada Baarlamaanka Jubbaland Oo Ka Bilaabatay Kismaayo
Iyada oo ay dhowr todobaad oo kaliya ka harsan tahay doorashada xildhibaanad iyo madaxda fulinta ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxaa magaalada Kismaayo ee ee xarunta kumeelgaarka ah ee Jubbaland ku sii qulqulaya odayaasha dhaqanka Jubbaland si ay u soo xulaan xildhibaanada Baarlamaanka maamulkaasi. Odoyaasha ayaa waxaa uu dowlad goboleedka u diyaariyey xarun gaar ah […]
Recent Comments