Newsletter subscribe
August 2019

Madaxweyne Farmaajo Oo Iska Celiyey Jinsayadii Uu Ka Haystay Maraykanka

Posted: August 1, 2019 at 10:52 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa iska celiyay dhashadiisii 2aad ee Mareykanka. War ka soo baxay Madaxtooyada Soomaaliya laguna faah faahinayay arrintan ayaa u qornaa; Maanta oo ay taariikhdu tahay 1-da Ogoosto, 2019, waxaan si rasmi ah idiinla wadaageynaa in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed uu celiyay jinsiyaddiisii […]

No Comments read more

Maxkamadda Ciidamada Oo Xukun Dil Ah Riddey

Posted: August 1, 2019 at 10:51 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa ay xukun dil ah ku ridday xubno lagu eedeeyay in ay ka tirsanyihiin Ururka Daacish halka kuwo kalena sii deysay. Guddoomiyaha Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidanka Qalabka sida Xasan Cali Nuur SHuute ayaa waxaa uu magacyada labada nin ku kala sheegay Aadan Maxamed Cali […]

No Comments read more

Trump Oo u Digey Soomaalida Maraykanka

Posted: August 1, 2019 at 10:49 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Madaxweynaha Mareykanak Donald Trump ayaa barta Twitter-ka ah uga hadlay wiilal Soomaali ah oo lagu qabtay Gobolka Arizona iyaga oo doonayay in ay ku biiraan Daacish. Trump ayaa yiri “waxaa la xiray Soomaali Qaxooti ah oo doonayay in ay ku biiraan Daacish, baaqeenna ugu weyn waa in aan hurdada ka kacnaa oo aan jebinaa ISIS […]

No Comments read more

QM: Qaxootiga Dhadhaab Waxay Diideen Ku Laabashada Dalkooda

Posted: August 1, 2019 at 10:47 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in inta badan Soomaalida ku nool Dhadhaab iyo Kaakuma ay sanadihii la soo dhaafay diideen in ay dib ugu laabtaan dalkooda. Warbixin ay soo saartay hay’adda waxaa ay ku sheegtay in ay aad hoos ugu dhacday dadka sida iskood ah isu diiwaangelinayay si dib loogu celiyo Soomaaliya. Hay’adda Qaramada Midoobey u […]

No Comments read more

Cuba Oo Ka Walaacsan Xaaladda Dhaqaatiir Lagu Qafaashay Soomaaliya

Posted: August 1, 2019 at 10:47 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Dowladda Cuba ayaa rajo xumo ka muujisay in ay dib xorriyaddooda u helaan laba dhaqtar oo u dhashay Dalka Cuba kuwaas oo Bishii Afaarad laga abduubtay degaanka Mandheera ee ka tirsan Gobolka Soomaalida Kenya. Madaxweynaha Dalka Cuba Miguel Diaz-Canel, ayaa la kulmay qoysaska ay ka soo kala jeedaan labada dhaqtar,waxaana uu ugu laab qaboojiyay in […]

No Comments read more