Dagaal Ka Dhacay Duleedka Jowhar
Dhaq dhaqaaqa Al-shabaab ayaa sheegay in saaka aroortii ay weerar ku ekeeyeen saldhig Ciidamada dowladda ku leeyihiin agagaarka Keliga Waraabow ee duleedka Magaalada Jowhar. Warbaahinta Al-shabaab ayaa baahisay in Ciidamada Al-shabaab ay qabsadeen saldhiggaas islamarkaana Ciidamadii dowladda ee ku sugnaa isaga carareen. Waxaa ay sheegeen in weerarkaas ay ku dileen 6 ka mid ah Ciidamada […]
Wasiirka Amniga: Waxaa Suurtagal Ah In Al-shabaab Weeraraan Dekadda Hobyo
Wasiirka amniga dowladda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa sheegay in horumarka iyo qorshaha lala damacsanyahay degmada Hobyo ay ka hor yimaadaan Al-shabaab islamarkaana weerar ku qaadaan. Islow oo la hadlayay dadka Magaalada Dhuusamareeb ayaa ugu baaqay in ay taageeraan dowladda,waxaa uu shacabka ugu laab qaboojiyay in dowladda dhexe ay u hagar baxday Maamulka Galmudug. Waxaa […]
Shir Looga Hadlayey Amniga Oo Ka Dhacay Dhuusamareeb
Wasiirka amniga xukuumadda federaalka Soomaaliya Xildhibaan Mamxamed Abuukar Islaaw oo shalay gaaray magaalada Dhuusamareeb ayaa xalay waxa uu kulan la qaatay saraakiisha laamaha amniga ee ku howlan adkeynta amniga caasimadda. Kulanka ayaa looga hadlay laba jibbaaridda dalaallada lagu adkeynayo amniga guud, gaar ahaan inta uu socdo shirka dib-u-heshiinta ee dhawaan furmaya, looguna diyaar garoobayo dhismaha […]
Ciidanka Somaliland Oo Toogtay Qof Rayid Ah
Ciidamada amaanka Maamulka SOmaliland ayaa la sheegayaa in ay xalay qof shacab ah ku dileen Magaalada Laasacaanood ee xarunta Gobolka Sool. Dilkan ayaa dhacay xalay fiidkii xilli la sheegay in Ciidamada Maamulka Somaliland ay wadeen howlgal ka dhan ah hubka sharci darrada ah ee lagu dhex heysto Magaalada . Qofka ay dileen Ciidamada Maamulka Somaliland […]
Kenya u Tartamaya Doorashada Jubbaland
Muwaaddiniin Soomaali Kenyaan ah ayaa u tartamaya xilka Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubaland ee doorashadiisu lagu wado in ay dhacdo 22ka Bishan. Wargeyska The Star ee ka soo baxa Kenya ayaa xaqiijiyay in saddex ka mid ah musharrixiinta u taagan Xilka Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland ay heystaan dhalashada dalka Kenya islamarkaana doonayaan in ay hoggaamiye ka […]
Khilaaf Soo Kala Dhexgalay Madaxda Puntland
Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) ayaa sharci darro ku tilmaamay guddiga doorashooyinka ee KMG u magacaabay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni. Axmed Karaash ayaa sheegay in uusan Madaxweyne Deni kala tashan xubnaha guddiga sida KMG ah u qaabilsan Doorrasshada sida uu hadalka u dhigay. Warsaxaafadeed uu soo saaray Axmed Karaash […]
Xisbiga Wadani Oo Ka Baxay Heshiiskii Uu La Saxiixday Xisbiyada Kale Ee Somaliland
Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa sheegay in uu ka Baxay Guud ahaanba Heshiiskii ay dhawaan kala Saxiixdeen Sadexda Xisbi ee maamulka Somaliland oo lagu Soo Afjaray Khilaafkii Doorashooyinka oo in mudaa ka dhex taagnaa. Hogaamiyaha Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Sababta ay uga baxeen tahay ka dib […]
Al-shabaab: Waxaan Jowhar Ku Dilnay Sarkaal Ciidan
Al shabaab ayaa sheegtay in ciidamo ka tirsan Xalay in ay Sarkaal ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ay ku dileen degmada Jowhar oo Xarunta u ah Dowlad Goboleedka Hirshabeele. Al-Shabaab ayaa sheegtay in sarkaalka ay dishay uu ahaa hal xidigle ka tirsanaa ciidamada ka howlgala magaaladaasi. Sidoo kale waxa ay intaasi ku dartay in xoogagii […]
Wariye Caan Ah Oo Xil Loo Magacaabay
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa xubnaha Guddiga doorashada KMG ah ee Puntland ku daray Wariyihii ka fariistay BBC-da ee C/Nuur Sheekh Maxamed Isxaaq. Madaxweynaha Puntalnd ayaa magacaabay Guddi ka kooban sagaal xubnood oo noqonaya Guddiga KMG ah ee doorashada Maamulka Puntland waxaana xubnahan ka mid ah C/Nuur oo muddo ka shaqeynayay BBC-da. […]
Somalia, Ethiopia Iyo Eritrea Oo Diiddan Soo Laabashada Axmed Madoobe
Wargeyska Standard Media ee ka soo baxa Dalka Kenya ayaa qoray in Wasaaradda arrimaha dibadda Kenya ay waddo dadaal xoog leh oo diblomaasiyadeed kaas oo ay ku dooneyso in doorashada Jubaland uu ku guuleysto Madaxweynaha hadda talada maamulkaas haya ee Axmed Madoobe. Wargeyska oo soo xiganaya saraakiil ka mid ah Wasaaradda arrimaha dibadda Kenya ayaa […]
Beesha Caalamka Oo Aqbali Doonin Natiijada Doorashooyinka Jubbaland, Haddii..
Beesha Caalamka ayaa si cad uga soo horjeesatay muddo kordhin dhawaan ay sameeyeen Guddiga doorashada Jubaland islamarkaana musharrixiinta mucaaridka ah loogu oggolaanayay in ay isdiiwaan geliyaan. Warqad ka soo baxday Beesha Caalamka kuna qorneyd luuqad adag ayaa waxaa lagu sheegay in Guddiga doorashada Jubaland ay sameeyeen wax ka duwan wixii ay Beesha Caalamka kala hadleen […]
Baarlamaanka Jubbaland Oo Doortay Guddoomiye Cusub
Magaalada Kismaayo waxaa lagu soo gaba gabeeyay doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Jubaland. Guddoomiyaha Baarlamaanka Jubaland Sheekh Cabdi Maxamed C/Raxmaan oo horay kursigan ugu fadhiyay ayaa ku guuleystay,waxaana uu helay 55 cod oo ka mid ah codadkii la dhiibtay. Waxaa kaliya la tartamay hal musharrax kaas oo lagu magacaabo Xuseen Shiinow Cali oo isaguna helay 18 […]
Recent Comments