Xaalad Dhanka Nolosha Ah Oo Laga Soo Sheegayo Gobolka Gedo
Xasan Muxumud Cali Gudoomiyaha Degmada Buurdhuubo ayaa sheegay in dadka kunool deegaano hoostaga Degmada ay la dhibaateysan yihiin Xaalado bani aadamnimo oo soo wajahday. Gudoomiye Xasan waxa uu tilmaamay in dhibaatada heysata oo muddo soo jiitameysay ay sababtay in dadka deegaanka ay barakacaan. Xasan waxa uu sheegay in dadkaan ay ku tiirsanaayeen Wabiga, balse markii […]
Askari Dilay Sadde Qof Oo Walaalo Ah Oo La Xukumay
Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa dil toogasho ah ku xukuntay askari ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka kaasoo 17-kii bishii June 2018 ku dilay degmada Kaaraan saddex qof oo walaalo ah. Askarigan oo lagu magacaabo Xaashi Cali Maxamuud ayaa loo heysto dilka Xasan Axmed Abuukar, Xuseen Axmed Abuukar iyo Cabdullaahi Axmed Abuukar oo […]
Tahriibayaal Soomaali Ah Oo Lagu Xiray Turkiga
Ciidamada Ilaalada Xeebaha Dalka Turkiga ayaa gacanta ku dhigay muhaajiriin farabadan oo ay Soomaali ka midyihiin. Dadka la qab qabtay waxaa ay tiradoodu gaareysaa 236 qof,kuwaas oo u kala dhashay dalalka kala ah; Syria, Somalia, Morroco, Bangladesh, Iraq, Afghanistan iyo Congo waxaa ay doonayeen in ay gaaraan Jaziiradda Gariigga ee Chios sida ay uga sii […]
DFS Oo Ka Hadashay Dhibaatada Lagu Hayo Soomaalida K/Afrika
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay dhibaatada maalmahan dambe lagu hayo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Koonfur Afrika. Qoraal ay soo saartay wasaaradda warfaafinta ayaa lagu sheegay, in ay dowladda aad uga xun tahay dhibaatooyinkaasi, ayna ugu baaqayaan shacabka Soomaaliyeed ee dalkaaso jooga iney taxaddaraan. Hoos ka akhriso:
Shirka Dib u Heshiisiinta Galmudug Oo Maanta Furmaya
Maanta oo Khamiis ah, waxaa magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ka furmaya shirka dib u heshiisiinta Galmudug. Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa lagu wadaa in shirkan uu furo, waxaana ka qeybgalaya beelaha Galmudug. Ammaanka magaalada Dhuusamareeb ayaa ah mid aad loo adkeeyey, waxaana magaaladaasi ku sugan ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM. […]
Dagaal Ka Dhacay Afgooye
Dagaal xooggan oo u dhaxeeyey ciidanka dowladda Soomaaliya iyo Al-shabaab ayaa xalay ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose. Dagaalyahannada Al-shabaab ayaa jidka u galay sida la sheegay kolonyo ay la socdeen ciidanka xoogga dalka, waxaana la xaqiijiyey in halkaasi dagaal culus uu ka dhacay. Labo qof ayaa dhimatay Afar kalena dhaawac ayaa soo […]
Muwaaddin Soomaali ah oo lagu maxkamadeynayo Mareykanka
Dalka Mareykanka waxaa ka billaabaneysa Maxkamadda Cilmi Saciid oo ah Muwaaddin Soomaali ah kaas oo horay u dilay Muwaaddin kale oo Soomaaliyeed. Wareeggii hore ee Maxkamadeynta Cilmi ayaa ku soo maxday Magaca C/Qaadir Shariif, hayeeshee baaritaan lagu sameeyay kaddib Cilmi uu sheegay magaciisa saxda ah. Cilmi ayaa horay u dilay Guuleed Nuur oo ay isku […]
Ciidanka Kenya Oo Toogtay Shaqsi Ay Sheegeen Inuu Ahaa Al-shabaab
Booliska Dalka Kenya ee Gobolka Kwale ayaa waxaa ay toogasho ku dileen Nin ay sheegeen in ay uga shakisanyihiin dhaq dhaqaaqa Al-shabaab. Tom Odero, oo ah Taliyaha Booliska ee degaanka ayaa sheegay in Ninka la toogtay oo lagu magacaabo Rashid Mwatsumiro la dilay kaddib markii saddex qof lagu dilay gobolka muddo laba todobaad gudahood ah […]
Dib u Dhac Ku Yimid Shirkii Dhuusamareeb
Wararka ka imaanaya Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in Maanta markale uu dib u dhacay Furitaanka Shirka Dib u heshiinta Beelaha Dowlad Goboleed Galmudug. Shirwaynaha Dib uheshiinta beelaha Galmudug ayaa lagu waday in uu maanta ka furmo Magaalada Dhuusmareeb ayaa dib udhac uu kuyimid lamana sheegin waqtiga rasmiga ah ee uu […]
Kenya Oo Cayrisay Qareenno ku Matalayey ICJ
Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday in ay ceyrisay lix Qareen oo caalami ah kuwaas oo dowladda Kenya ku matalayay kiiska Badda ee ICJ ee kala dhaxeeya Soomaaliya. Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo Xeer Ilaaliyaha guud ee Kenya Kihara Kariuki, ayaa iksu afgartay in la ceyriyo lix qareen oo Caalami ah sidoo kalena waxaa ay Maxkamadda […]
Weerar Ka Dhacay Muqdisho
Ugu yaraan hal qof ayaa dhintay halka saddex kale ay ku dhaawacmeen kaddib markii koox Baskoolado ku hubeysnaa ay weerar ku qaadeen Ciidamo dharcad ah oo ka tirsanaa nabad sugidda Soomaaliya. Weerarka ayaa xalay fiidkii ka dhacay Waaxda Calasow dheere ee degmada Shibbis ee Magaalada Muqdisho. Sida ay inoo xaqiijiyeen goobjoogayaal xilliga weerarka dhacayay ku […]
Muuse Biixi oo u safray Jabuuti
Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ugu baxay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti. Safarka Madaxweynaha Somaliland oo ah mid shaqo oo qaadan doona muddo kooban ayaa isla maanta markay gaaraan dalka Jabuuti weftiga madaxweynuhu waxay si rasmi ah u gudo-geli doonan hawlaha shaqo ee ay dalkaasi u tageen. Ujeedada […]
Recent Comments