Newsletter subscribe
October 2019

Dhimashada dadkii shilka ku galay duleedka Berbera oo korodhay

Posted: October 12, 2019 at 8:07 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Ugu yaraan 14 ayaa ilaa hadda la xaqiijiyay in ay dhinteen halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen kaddib markii ay shil gaari ku galeen inta u dhaxeysa Berbera iyo Hargeysa. Shilka Gaariga ayaa ka dhashay markii ay isku dhaceen laba gaari oo mid ka mid ah uu waday Tahriibayaal Itoobiyaan ah. Dadka dhaawaca ah ee […]

No Comments read more

Jubaland oo sheegtay in caleemasaarka Axmed Madoobe ku casuuntay dalalka deriska ah

Posted: October 12, 2019 at 8:06 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa ku dhawaaqday in Caleemasaarka Axmed Maxamed Islaam ay ku casuuntay waddamada Deriska ah iyo Maamulka Somaliland. Wasiirka Warfaafinta Maamulka Jubaland ayaa ku dhawaaqay in dalalka Kenya, Itoobiya iyo Jabuuti ay ku casuumeen caleemasaarka Axmed Madoobe oo lagu wado in uu dhoco caawa. Waxaa uu rajo wanaagsan ka muujiyay in wufuud kala […]

No Comments read more

Dowladda oo xariyaad ku rogtay diyaaradaha ka imanaya Kenya

Posted: October 12, 2019 at 8:04 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xayiraad cusub ku soo rogtay diyaaradaha Caalamiga ah iyo kuwa gudaha ee ka imanaya Kenya kuna jeeda Muqdisho. Warqad ogeysiis ah ayaa lagu sheegay in dhamaan diyaaradaha caalamiga ah iyo kuwa gudaha ah ee ka imanaya guud ahaan Dalka kenya la mamnuucay in ay toos u tagaan Kismaayo,waxaana qasab […]

No Comments read more

Hanti dhowrka Guud “Annagu Ma Sheegin Lacag La Lunsaday”

Posted: October 10, 2019 at 10:48 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Maxamed Cali Afgooye oo ah Hanti dhowraha guud ee Dalka ayaa shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Muqdisho waxaa uu faah faahin kaga bixiyay warbixin sanadeedkii 2018 ee uu dhawaan shaaciyay. Hantidhowraha waxaa uu sheegay in warbixinta uu xafiiskiisu siidaayay aysan marna ku jirin lacag la lunsaday hayeeshee dad dano gaar ah ka leh […]

No Comments read more

Dani Oo Si Weyn Loogu Soo Dhoweeyay Kismaayo

Posted: October 10, 2019 at 10:44 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Waxaa goor dhow  gaaray Magaaladda Kismaayo ee Xarunta ku meel gaar ah ee Jubbaland Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo kaas oo saaka ka amba baxay Caasimada Puntland ee Garowe. Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni waxaa Garoonka Kismaayo ee Sayid Cabdulle Xasan ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Jubbaland ee Dib loo doortay […]

No Comments read more

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Taliyayaal Ciidan

Posted: October 10, 2019 at 10:42 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa waxaa uu magacaabay labo Taliye Ciidan. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa uu ku magacaabay Taliyayaasha kala ah; 1- S/Guuto Mahamed Cali Bariise Taliye kuxigeenka CXDS 2- S/Guuto Cabdihamid Maxamed Dirir Taliyaha Ciidanka Dhulka/Lugta. Taliyaha Ciidanka Lugta waxaa dhawaan laga qaadat Taliyaha […]

No Comments read more

Wasiir Cawad: “Deni wuxuu noo ballanqaaday yareynta khilaafaadka”

Posted: October 10, 2019 at 10:36 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Wasiirka arrimaha dibadda Xukuumadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa ka warbixiyay safar iyaga oo koox Wasiirro ah ay ku tageen Magaalada Boosaaso islamarkaana kula kulmeen Madaxweyne Deni. Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in ay halkaas u tageen sidii la isugu soo dhaweyn lahaa dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Maamulka Puntland. Wasiir Cawad ayaa sheegay […]

No Comments read more

Taliyaha Booliska Jalalaqsi oo ka horyimid xilka qaadis ka dhalatay dagaalkii ciidanka Jabuuti

Posted: October 10, 2019 at 10:33 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Taliyaha Ciidanka Booliska Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa ka horyimid xilka qaadis uu ku sameeyay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan. Taliye Muuse Salaad ayaa sababta xilka looga qaaday la xiriirtaa dagaal dhawaan Ciidamada Jabuuti iyo isaga ku dhexmaray degmadaas. Guddoomiyaha  Gobolka Hiiraan oo tagay Magaalada Jalalaqsi ayaa shaqo joojin ku sameeyay Taliyaha Booliska Jalalaqsi Muuse Salaad […]

No Comments read more

Taliyaha Ciidanka Haramcad oo ka badbaaday iskuday dil

Posted: October 9, 2019 at 8:21 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Ugu yaraan Afar Askari ayaa dhimatay halka saddex kale ay ku dhaawacmeen kaddib markii Qarax Miino uu la kacay Gaari ay la socdeen. Qaraxa ayaa ka dhacay inta u dhaxeysa Koontaroolka Siinka Dheer iyo Isbitaalka Al-Berri halkaas oo khasaare dhimasho iyo dhaawac ahba uu ka dhashay. Kolonyada Ciidanka Haramcad ee weerarka la kulmay waxaa la […]

No Comments read more

Kenya oo jawaab ka bixisay dacwadda ay Soomaaliya u gudbisay ICAO

Posted: October 9, 2019 at 8:19 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Dowladda Kenya ayaa jawaab rasmi ah ka bixisay dacwadda ay dowladda Federaalka ah ee Soomaliya u gudbisay hay’adda maamlka Hawada u qaabilsan Qaramada Midoobey ee ICAO. Sarkaal ka tirsan Dowladda Kenya oo la hadlay Wargeyska Daily Nation ayaa iska fogeeyay arrintaas waxaana uu sheegay in Soomaaliya ay Kenya ku eedeyneyso shaqadii ay iyada ahayd in […]

No Comments read more

Xaaf oo soo dhaweeyay Guddiga farsamada dhismaha Galmudug

Posted: October 9, 2019 at 8:17 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa soo dhaweeyay Guddiga farsamada dhismaha dowlad Goboleedka Galmudug. Guddigan oo ay shaacisay Wasaaradda arrimaha gudaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta Maamulka Galmudug ayaa waxaa uu ka koobanyahay 13 xubnood oo matalaya beelaha Galmudug. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Xaaf ayaa lagu soo dhaweeyay Magacaabista 

No Comments read more

Wasaaradda arrimaha gudaha oo magacowday Guddiga farsamada dhismaha Galmudug

Posted: October 9, 2019 at 8:14 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa magacowday Guddiga farsamada ee dhismaha Dowlad Goboleedka Galmudug. War ka soo baxay Wasaaradda arrimaha gudaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta dowaldda Federaalka ah ayaa lagu sheegay in ay dhistay Guddiga farsamada maamul dhisidda Galmudug. Waxaa sidoo kale dowladdu sheegtay in xarunta dhismaha Dowlad Goboleedka Galmudug noqoneyso caasimadda maamulka ee […]

No Comments read more