Qubaro Gaar Ah Oo Baaraya Dilkii Almas
Taliyaha Booliska Soomaaliya Cabdi Xasan Maxamed, ayaa sheegay in ay gal dacwadeed ka fureen laanta dambi baarista ee Muqdisho si baaritaan dheeraad ah loogu sameeyo dilka loo geystay AL-maas. Taliye Cabdi Xasan Maxamed, ayaa sheegay in khubarro iyo saraakiil aqoon durugsan u leh baaritaannada noocan ah. Almaas ayaa shalay gelinkii dambelagu dhex dilay Xarunta Xalane […]
Axmed Xuseen oo mar kale ka soo muuqday Golaha Wasiirrada Canada
Axmed Xuseen oo ah Soomaali Canadian ayaa waxaa uu mar kale ka soo dhexmuuqday Golah Wasiirada dalka Canada ee uu shaaciyay Justin Trudeau Ra’isalwasaaraha Dalka Canada Justin Trudeau, ayaa shaaciyay liiska 36 Wasiir oo 18 ka mid ah ay Haween yihiin,waxaana uu isbeddel dhinaca wasaaradaha ah ku sameeyay qaar ka mid ah Wasiiradii ku jiray […]
Shir Looga Hadlayey Arrimaha Dastuurka KMG Oo Lasoo Gabagabeeyey
Wasaaradda Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kusoo gabagabeysay shir wadatashi ah oo ku saabsan dhameystirka Dastuurka KMG ah kaas oo ay layeelatay aqoonyahanadda Soomaaliyeed. Kullankaas wadatashiga ah ayaa socday muddo labo cisho ah waxaana looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay kamid yihiin dhameystirka Dastuurka iyo sidoo kale qodobadda u baahan wax ka badalka. […]
Ciidamada Ammaanka Oo Howlgal Ka Sameeyey Dhuusamareeb
Ciidanka Ammaanka ayaa howlgal lagu xaqiijinayo amniga waxaa ay ka bilaabeen magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug,Ciidamada ayaa xalay waxaa lagu arkayay qaybo ka mid ah xaafadaha Dhuusamareeb iyo sidoo kale meelaha muhiimka. Taliska Booliska ee Dhuusamareeb ayaa horay amar uga soo baxay waxaa uu ahaa in gudaha magaalada aan hub sharci darro ah […]
Hay’adda WHO oo $1.38Milyan u raadineysa dadka ay saameeyeen Fatahaadaha
Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa sheegtay in ay raadineyso lacag dhan $1.38Milyan oo doollarka Mareykanka ah si loogula tacaalo dadka Soomaalida ah ee ay saameeyeen Fatahaadaha Wabiyada Jubba iyo Shabeelle. Warbixin ka soo baxday hay’adda WHO waxaa lagu sheegay in Fatahaadaha ay saameeyeen dad ka badan Nus Malyan qof, sidoo kalena barakiciyeen dad gaaraya […]
Mareykanka iyo AL-shabab oo ka hadlay duqeyn ka dhacday Kuunya Barroow
Dowladda Mareykanka iyo dhaq dhaqaaqa AL-shabaab ayaa ka hadlay duqeyn shalay gelinkii dambe ka dhacay degaanka Kuunya barrow ee Gobolka Shabeellaha hoose. War ka soo baxay Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa lagu sheegay in weerarka ka dhacay Kuunya Barroow lagu dilay sarkaal sare oo ka tirsan Al-shabaab kaas oo aysan magaciisa sheegin. Dhinaca AL-shabaab oo […]
Koox hubeysan oo weerar ku dilay shaqaale ka tirsan Jaamacad ku taalla Kenya
Booliska Gobolka Xeebta ah ee dalka Kenya ayaa sheegay in laba ka mid ah shaqaale jaamacadeed ay ku dhinteen kaddib markii weerar ay kala kulmeen koox loo maleynayo Al-shabaab. Shaqaalaha la dilay oo laba Haween ah ayaa waxaa ay la socdeen Gaari ay leedahay Jaamacadda Ukunda ee Mombasa,waxaana la socday ardey iyo Ciidan Boolis ah […]
Xuutiyiinta oo qabsaday Doomo u socday Berbera
Xuutiyiinta Dalka Yemen ayaa gacanta ku dhigay Doomo u socday Magaalada Berbera ee Soomaaliya kaas oo ay leedahay Dowladda Koofurta Kuuriya. Saddex Doon oo ku sii jeeday maagalada Berbera ee Soomaaliya ayey Ciidamada Xuutiyiinta ka qabteen Xeebaha Dalka Yemen meel 15km u jirta. Waxaa ay ka koobanyihiin 16 qof oo labo ka mid ah ay […]
Ciidan ka howlgalay Soomaaliya oo lagu laayay Burundi
40 Askari oo ka mid ahaa Ciidanka Dalka Burundi ayaa lagu dilay weerar gaadmo ahaa oo Sabtigii ka dhacay Gobolka Cyibitoke ee dalka Burundi. Ciidamadan oo ka baxay Soomaaliya kana mid ahaa howlgalka AMISOM ayaa dib ugu laabtay dalkooda,waxaana ay weerar kala kulmeen Kooxo ka dagaallama dalkaas halkaas oo lagu dilay afartan ka mid ah. […]
Al-shabab oo sheegatay in ay degaan muhiim ah ka qabsatay Somaliland
Dhaq dhaqaaqa Al-shabab ayaa soo saaray war ku saabsan in degaan muhiim ah oo ka tirsan Gobolka Sanaag ay gacanta ku dhigeen. War ka soo baxay AL-shabaab ayaa lagu sheegay in degaanka Gacan Maroodi oo ka mid ah Gobolka Sanaag uu hoostago Somaliland kana qabsadeen. Warka ka soo baxay AL-shabaab ayaa lagu daabacay warbaahinta Afkooda […]
Xoghayaha iyo Afhayeenka Xisbiga Wadani oo loo wareejiyay xabsiga Mandheera.
Gudoomiyha Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani C/raxmaan Ciro oo goordhow shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa, ayaa uga hadlay xalaada ka taagan xarunta maamulka Somaliland iyo xariga loo geystay mas’uuliyiinta xisbigiisa. Ciro, waxa uu sheegay in sharci darro ay tahay xarriga loo geystay mas’uuliyiinta Xisbiga Wadani, taasoo sida uu hadalka u dhigay ka hor imaneysa […]
Soomaaliya oo diidday Cunaqabateyntii Golaha amaanka ku kordhiyeen
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka hortimid muddo kordhinta lagu sameeyay cunaqabateynta dhinaca hubka ee saaran Soomaaliya. Lataliyaha dhinaca amaanka ee Madaxweynaha Soomaaliya Cabdi Siciid Maxamed Cali ayaa sheegay in xayiraadda dheeraadka ah ee cunaqabateynta Hubka ay micnaheeda tahay in Soomaaliya loo diidayo in ay xasiloonideeda soo ceshato. Cabdi ayaa sidoo kale dhaliilay in […]
Recent Comments