Newsletter subscribe
November 2019

Xogta Goobta Lagu Sameeyo Miinooyinka Al-shabaab

Posted: November 3, 2019 at 10:11 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Hay’adaha amaanka dalka Kenya ayaa sheegaya in ay soo heleen halka lagu farsameeyo miinooyinka ay AL-shabaab u adeegsadaan weerarrada ka dhanka ah Ciidamadeeda ku sugan gobolka Soomaalida iyo gudaha dalka Soomaaliya. Taliyaha Booliska Dalka Kenya  Hillary Mutyambai, oo xiganaya hay’adaha sirdoonka Dalka Kenya ayaa sheegay in miinooyinka AL-shabaab lagu farsameeyo Degmada Jilib ee Gobolka Jubada […]

No Comments read more

Ciidanka DFS Oo La Wareegay Guriceel

Posted: November 3, 2019 at 10:07 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Ciidamada Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa in ay gacanta ku dhigeen Magaalada Guraceel ee Gobolka Galguduug. Arrintan ayaa ka dhalatay markii Ciidamada taabacsan Ahlu Sunna Waljamaaca ay xalay isaga baxeen Magaalada iyada oo fiidkii horena is rasaaseyn dhexmartay labada dhinac. Rasaasta ayaa ka dhalatay Gaari ay leedahay Ahlu Sunna oo uu […]

No Comments read more

Eritrea Oo Maraykanka Ku Eedeysay Inqilaabkii Fashilmay

Posted: November 2, 2019 at 6:48 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Dowladda Eritrea ayaa sheegtay iney heyso caddeymo ku filan oo muujinaya in hey’adda sirdoonka Mareykanka ee CIA ay qorsheysay dibad-baxyo la mid ah kuwii ka dhacay dunida carabta. Arrintan ayaa waxaa la leeyahay waxaa lagu go’aamiyey kulan qarsoodi ah oo CIA ku yeelatay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Eritrea waxaa ay sheegtay in ujeedka CIA […]

No Comments read more

Faah Faahin: Qarax Ka Dhacay Dergmada Qoryooley Ee Sh/hoose

Posted: November 2, 2019 at 6:46 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Wararka naga soo gaaraya Degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in qarax ka dhacay Degmadaasi. Dhowr qof ayaa ayaa ku dhaawacantay qaraxa ka dhacay Degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeelaha hoose. Qaraxa ayaa la sheegayaa in uu ka dhacay xarun ay leedahay Sharikad gaar loo leeyahay oo qeybisa Abuurka Beeraha. Xilliga qaraxa uu dhacayay […]

No Comments read more

Dani Oo Si Dadban u Sheegay In DFS Uu Ka Diiday Lacag

Posted: November 2, 2019 at 6:45 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa sheegay in dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay dhowr jeer isku dayday in ay ka leexiso go’aankiisa ah la xisaabtankeeda. Deni oo shacabka Qardho la hadlayay ayaa ka codsaday in ay ku taageeraan go’aankiisa la xisaabtanka dowladda Federaalka ah si uu u dhici saamiga Shacabka Puntland ku […]

No Comments read more

DFS Oo Tacsi Ka Dirtay Geerida Taliyahii Ciidanka Booliiska Somaliland

Posted: November 2, 2019 at 6:43 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Magaalaad Hargeysa ee Xarunta Somaliland waxaa xalay ku geeriyooday Taliyihii Booliska Cabdullahi Fadal Imaan. Geerida Taliyaha ayaa timid kaddib markii xanuun loo dhigay Isbitaalka weyn ee Hargeysa halkaas oo ay geeridiisa ka hor ku booqdeen qaar ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland. Mas’uuliyiinta Somaliland ayaa sheegay in maanta lagu Aasayo Qubuuraha Masallaha ee Magaalada Hargeysa. Madxada […]

No Comments read more