Newsletter subscribe

Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Xaaf Oo Doorashada Galmudug Ku Wareejiyey DFS

Posted: July 4, 2019 at 7:07 am   /   by   /   comments (0)

Madaxweynaha Galmudug, Axmed Ducaalle GeelleXaf, ayaa doorashada dowlad goboleedka Galmudug wuxuu ku wareejiyey dowladda dhexe.

Qoraal uu soo saaray Xaaf, wuxuu ku sheegay in arrimaha dib u heshiinta iyo doorashooyinka u wakiishay wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya.

Waxa uu hadalkan ka dhigan yahay in qaban qaabada iyo abaabulka doorashada Galmudug mas’uul ay ka tahay wasaaradda arrimaha gudaha, islamarkaana looga dambeyn doono.

Halkaan hoose ka akhriso: