Newsletter subscribe
Archive

DFS Oo Ciidamo Dheeraad Ah Geysay Dhuusamareeb

Posted: October 26, 2019 at 9:52 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta dowlad Goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in labo horin oo ka mid ah Ciidanka Haramcad laga dejiyay Magaaladaas. Ciidamada Haramcad oo tiradooda lagu sheegay ilaa 100 Askari ayaa waxaa magaalada ka dejiyay laba diyaaradood. Goobjoogayaal ayaa sheegay in Ciidamadaas lagu xoojiyay ciidamo dowladda dhexe ka socda oo ku […]

No Comments read more

Mareykanka oo sheegay in AL-shabab maamusho 20% dhulka Soomaaliya

Posted: October 26, 2019 at 9:48 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in weerarradeeda Soomaaliya ka socda ay hoos u dhigeen AL-shabaab islamarkaana ay soo koobantay dhulka ay hadda ka maamulaan Soomaaliya. Agaasimaha Xiriirka dadweynaha Taliska Mareykanka ee Afrika, Chris Karns , oo wareysi siiyay Idaacadda Codka Mareykanka ee VOA, ayaa sheegay in Al-shabaab ay Soomaaliya maamulayeen 90% ilaa 85% maantana ay ku […]

No Comments read more

Guddiga QM u qaabilsan cunaqabateynta hubka oo eedeyn u jeediyay Soomaaliya

Posted: October 26, 2019 at 9:44 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured

Guddiga la socodka Cunaqabateynta Hubka ee saaran Soomaaliya ayaa dhaliilay dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxaana ay soo jeediyeen in dib u habeyn lagu sameeyo cunaqabateynta saaran Soomaaliya. Guddiga oo Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey uga warbixinayay xaaladda cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda Federaalka ah ay ku fashilantay in ay guddiga […]

No Comments read more

Wasiir Bayle “Ma Jiro Musuqa Soomaaliya Laga Sheego”

Posted: October 24, 2019 at 10:58 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/Raxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in eedaha musuq maasuqa la xiriira ee ka dhanka ah Soomaaliya ay yihiin kuwo aan xaqiiqda ku fadhiyin. C/Raxmaan Bayle ayaa sheegay in warbixinnada Hay’adda Transparency International ee Soomaaliya sanad kasta ka gelisa heerka ugu hooseysa ay yihiin aragti ay naga qabaan ee aysan ahayn wax […]

No Comments read more

Kulamo Xasaasi Ah Oo Ka Dhacay Dhuusa-mareeb

Posted: October 24, 2019 at 10:56 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta gobolka Galguduud waxaa xalay kulan ku yeeshay Labo gudddi farsamo oo iska horjeeda, kuwaa oo sheegay in ay ka shaqeynayaan dhismaha maamul u sameynta Galmmudug. Maalintii shalay waxaa gaaray Dhuusamareeb guddi farsamo oo ay magacaawday dowladda Soomaaliya kuwaa oo loo xilsaaray soo xulista xildhibaannada iyo xalinta khilaafaadka, dhanka kale waxaa horay […]

No Comments read more

Hoos u Dhac Ku Yimid Shirkadda DP World

Posted: October 24, 2019 at 10:54 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Sharikadda Dekadaha ee Dubai ayaa sheegtay in ay Bangiyada Caalamka ka la’dahay lacagaha deymaha ah ee ay maalgashiga ku sameyso kaddib khilaafkii dowladda Jabuuti dib ugula wareegtay Dekadda Dooraale. Sultan Ahmed bin Sulayem oo ah Guddoomiyaha Sharikadda Dubai Ports ayaa yiri: “wax waan maalgelinaa, laakiin qiimo badan ayey noogu kacdaa,halkaas weye halka uu dhaawac naga […]

No Comments read more

Xildhibaankii Uu Dhaawacay Guddoomiyaha Warsheekh Oo Dhintay

Posted: October 24, 2019 at 10:52 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho waxaa ku geeriyooday Xildhibaan Xasan Cali Xasan oo ka mid ahaa Golaha degaanka Magaalada War-sheekh ee Gobolka Shabeellaha dhexe. Xildhibaanka ayaa waxaa horay u dhaawacay Guddoomiyaha Degmada War-sheekh Xasan Xaaji Maxamed, kaas oo xilligii uu dhaawacayay la barayay sida loo adeegsado Baskooladaha. Dhaawaca Xildhibaanka ayaa markii hore la geeyay Isbitaalka […]

No Comments read more

Xoghayaha Urur Goboleedka IGAD Oo La Magacaabay

Posted: October 24, 2019 at 10:50 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Ra’isalwasaaraha Dalka Itoobiya Abiye Axmed ayaa magacaabay Xoghayaha guud ee Urur Goboleedka IGAD oo waayadii dambe khilaaf ka taagnaa. Xilka Xoghayaha IGAD ayaa loo magacaabay Workeneh Gebeyehu, oo ahaa Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda dalka Itoobiya. Abiye ayaa warqaddiisa magacaabista ku sheegay Workeneh Gebeyehu, uu noqonayo xoghayaha IGAD islamarkaana uu beddelay Maxbuub Macalin oo u […]

No Comments read more

Safiirka Mareykanka ee Kenya oo beeniyay inuu la kulmay MW Farmaajo

Posted: October 23, 2019 at 10:34 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Danjiraha Dowladda Kenya ee Mareykanka Kyle McCarter,  ayaa sheegay in uusan Magaalada Muqdisho kula kulmin Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Wareysi uu siiyay Wargeyska Daily Nation ee ka soo baxa Dalka Kenya ayaa lagu sheegay in wareysigaas uu safiirku ku sheegay in uu Muqdisho kula kulmay Madaxweynaha Soomaaliya kana dalbaday in Soomaaliya isaga harto […]

No Comments read more

Shirka Afrika iyo Ruushka oo maanta ka furmaya Sochi

Posted: October 23, 2019 at 10:32 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Magaalada kulaasha Badda Madow ee Sochi ee dalka Ruushka waxaa maanta ka furmaya Shirka Afrika iyo Ruushka oo sanadkiiba mar la qabto. Shirkan ayaa waxaa ka qeybgelaya Hoggaamiyayaasha Qaaradda Afrika,waxaana ka mid ah Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa 21kii Bishan ka baxay Dalka iyaga oo u dhoofay Dalka Ruushka. […]

No Comments read more

Soomaali Laga Musaafurinayo Koonfur Afrika

Posted: October 23, 2019 at 10:18 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Dowladda Koofur Afrika ayaa xaqiijisay in ay masaafurineyso in ka badan 11,000 oo qof oo Ajanabi ah kuwaas oo si sharci darro ah ku galay dalkeeda. Ciidamada Booliska Koofur Afrika ayaa howlgallo kala duwan ka sameeyay dalka Koofur Afrika intii u dhaxeysay bilihii April ilaa September ee sanadkan waxaanaay gacanta ku dhigeen 11,455 oo qof […]

No Comments read more

Ciidamada Midowga Yurub Oo Badbaadiyey Ciidan DFS Oo Doon Kula Rogmatay Sh/dhexe

Posted: October 23, 2019 at 10:17 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa sheegay in ay badbaadiyeen Doon ay la socdeen Ciidamo ay leedahay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Ciidamada Soomaalida ah ayey Doonta kula qallibantay meel 60km u jirta Magaalada Cadale ee Gobolka Shabeellaha dhexe. Howlgalka Midowga Yurub ee Biyaha Soomaaliya ee loo yaqaano Atlanta ayaa sheegay in codsi uu uga […]

No Comments read more