Newsletter subscribe
Archive

Madaxweyne Farmaajo oo maanta furaya kalfadhiga 6aad ee labada aqal

Posted: October 9, 2019 at 8:11 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa lagu wada in uu maanta furo kalfadiga lixaad ee Golaha shacabka iyo aqalka sare. Sida Dastuurka qabo kalfadhiyada Baarlamaanka waxaa fura Madaxweynaha oo halkaas ka jeediya khudbad uu kala hadlayo xaaladihii ugu dambeeyay dalka. Kalfadhiga lixaad ee maanta ka furmaya Xarunta Booliska ee Jeneraal Kaahiye […]

No Comments read more

Midowga Afrika oo bixiyay Mushaarka 6 bilood ee Ciidanka AMISOM ee Somaliya

Posted: October 8, 2019 at 1:46 pm   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in Midowga Afrika uu bixiyay mushaarka Ciidamada dalka Uganda ee ka tirsan AMISOM. Mushaarka oo lixdii bilood ee u dhaxeeyay January ilaa June 2019 ah ayaa waxaa lagu wareejiyay dowladda Uganda sida ay xaqiijiyeen saraakiisha Ciidanka Uganda. Richard Karimire oo ah Afhayeenka Ciidamada Uganda ayaa sheegay in dowladda […]

No Comments read more

Mareeyihii Dekadda Jabuuti Oo Geeriyoodey

Posted: October 8, 2019 at 1:44 pm   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Sacad Cumar Geelle oo ahaa Maareeyaha Dekadda Jabuuti lana dhashay madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ku geeriyooday Dalka France. Warbaahinta dalka France ayaa xaqiijisay geerida Sacad Cumar Geelle oo ahaa Ganacsade si weyn looga yaqaanno dalka Jabuuti. 5tii Bishii July ee sanadkan 2019 ayaa xaalad caafimaad loogu qaaday magaalada Paris ee caasimadda France […]

No Comments read more

Qaramada Midoobey oo shaqo joojin doonta dhamaadka October

Posted: October 8, 2019 at 1:37 pm   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres, ayaa sheegay in dhamaadka Bishan October ay istaagi doonaan howlaha shaqada ee Qaramada Midoobey. Guterres ayaa sheegay in Waddamada xubnaha ka ah qaramada Midoobey ay ka gaabiyeen bixinta qaaraanka ay ku shaqeyso islamarkaana shaqada ku dhowdahay in ay istaagto. Waxaa uu sheegay in waddamada Xubnaha ka ah Golaha […]

No Comments read more

Midowga Afrika iyo QM oo ku heshiiyay qorsha howleedkooda Somaliya ee 2019/2021

Posted: October 8, 2019 at 7:10 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Wakiillo ka kala socda Qaramada Midoobey iyo Midowga Afrika ayaa waxaa ay Magaalada Muqdisho ku soo gaba gabeeyeen shir muddo shan maalmood ah u socday kaas oo ay kaga hadlayeen shaqooyinkooda Soomaaliya. Madaxda labada dhinac ayaa isku raacay tubta qorshaha kala guurka Soomaaliya,waxyaabaha la qabananayo, dhaqaalaha lagu qabanayo iyo habka loo qabanayo. Madaxa Injineerrada AMISOM […]

No Comments read more

Cumar Finish: “Isbitaalka Laasaleeti degdeg ayaan u dhisayaa”

Posted: October 8, 2019 at 7:08 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho ayaa ballanqaaday in uu dib u dhis ku sameynayo Isbitaalka Laasaleeti oo uu bur bur xoog leh ka muuqdo. Cuma Finish ayaa sheegay in Isbitaalkaas uu muddo soddon sano ah bur bursanyahay,waxaana uu sheegay in uu ka shakisanyahay in siyaasadi ka dambeyso sababta aan loo dayactirin. Waxaa uu ballanqaaday […]

No Comments read more

Germany oo $73 Milyan ugu deeqday Soomaaliya

Posted: October 8, 2019 at 7:06 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Dowladda Germany ayaa waxaa ay dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ugu deeqday lacag gaareysa $73 Milyan oo doollarka Mareykanka ah. Annett Gunther, oo ah Danjiraha Germany ee Soomaaliya ayaa sheegtay in lacagtaasi tahay mid lagu taageero hay’adaha maaliyadeed ee Soomaaliya. lacagtaas oo ay shalay ku dhawaaqday ayaa ku soo aadday xuska midowgii labada Germany oo […]

No Comments read more

Al-shabaab Oo Saraakiil Looga Diley Jubbada Hoose

Posted: October 7, 2019 at 10:14 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Maamul Goboleedka Jubaland ayaa sheegay in ay dileen ku dhawaad 20 ka mid ah dhaq dhaqaaqa AL-shabaab oo ay ku jiraan Saraakiil kaddib howlgal ay fuliyeen. Khiyaar Cabdi Maxamed oo ah Abaanduulaha Guutada 1aad ee Ciidanka Daraawiishta Maamulka Jubaland ayaa sheegay in howgal ay ka fuliyeen Galbeedka Kismaayo ku dileen xubno sar sare oo ka […]

No Comments read more

Guddoomiyaha Baarlamaanka JabuutI Oo Soo Gaaray Muqdisho

Posted: October 7, 2019 at 8:56 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Guddoomiyaha Baarlamaanka Dalka Jabuuti  ayaa waxaa uu soo gaaray Magaalada Muqdisho,waxaana soo dhaweeyay Guddoonka Golaha shacabka Soomaaliya. Maxamed Cali Xaamud Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxaa ay ka soo dageen Garoonka diyaaradaha Dalka Jabuuti. Wafddiga ka socda Dalka Jabuuti iyo wafddi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay u […]

No Comments read more

Khilaaf Ka Taagan Dhismaha Golaha Deegaanka Buulo-burde, Hiiraan

Posted: October 7, 2019 at 8:53 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Degmada Buulo Burte ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa xilligan ka jira khilaaf ka dhashay dhismaha Golaha degaanka degmadaas. Wasiirka arrimaha gudaha Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa waxaa uu doonayaa in dhismaha Golaga degaanka la soo gaba gabeeyo iyada oo odayaasha dhaqanka ee magaalada ay diideen. Wasiirku waxaa uu sheegay in degmooyinka kale ee Gobolka Hiiraan […]

No Comments read more

Meydka Sarkaal Kenyan Ah Oo Lagu Arkay Lamu

Posted: October 7, 2019 at 8:49 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Saraakiisha Booliska Dalka Kenya ayaa sheegay in ay heleen meydka sarkaal ka tirsanaa Booliska Gobolkaas oo la waayay todobaadkii hore. Ninkan ayaa meydkiisa la helay isaga oo madaxa iyo gacan laga jaray,waxaa sidoo kale maqan Qori G3 ah oo ay ku jirtay 60 xabbadood oo rasaas ah. Hesbon Anunda, ayaa labadii bishan lagu waayay saldhiggii […]

No Comments read more

Jubbaland Oo Iska Diidday Qoraal Kasoo Baxay DFS

Posted: October 7, 2019 at 8:47 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Maamul Goboleedka Jubaland ayaa ka soo horjeestay war xalay ka soo baxay Waasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka dowladda Soomaaliya. Cabdi Xuseen Sheekh oo ah Warfaafinta Jubaland, ayaa sheegay in habraaca doorashada ee ay soo saartay dowladda Federaalka ah uusan iyaga quseyn. Cabdi waxaa uu sheegay in ay doorteen madaxweynaha Jubaland sidoo kalena u dhimanyahay caleemasaarka […]

No Comments read more