Newsletter subscribe
Archive

Dani Oo Taliyeyaal Magacaabay

Posted: October 7, 2019 at 8:45 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa magacaabay Taliyaha Booliska Gobolka Nugaal. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa waxaa lagu magacaabay Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Nugaal. Xilkan ayaa loo magacaabay Gaashaanlle dhexe  Muumin Cabdi Shire, kaas oo horay u ahaa Taliye ku xigeenka ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Maamulka Puntland. […]

No Comments read more

Wasiir Janan Oo Maxkamadda Gobolka Banaadir Kasoo Muuqday

Posted: October 6, 2019 at 3:13 pm   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta waxaa ka soo muuqday Wasiirka amniga dowlad Goboleedka Jubaland iyo sarkaal la sheegay in uu ahaa Taliyaha Ciidan ka howlgeli jiray Doolow. Cabdirashiid Xasan CabdiNuur (Janan )  iyo Buulle Aadan Maxamed, ayaa la horgeeyay Maxkamadda gobolka Banaadir waxaana loo heystaa eedo la xiriira dad rayid ah oo lagu laayay Degmada […]

No Comments read more

Kenya: Ciyaariyahan Basaas u Ahaa Al-shabaab Oo Gacanta Lagu Dhigay

Posted: October 6, 2019 at 3:08 pm   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Fawaz Ahmed Hamdun, oo  ay Ciidanka gaarka ah ee Kenya 2dii Bishan ka qabteen Gurigiisa oo ku yaalla Gobolka Xeebta ah ee Kenya ayaa la sheegayaa in uu ahaa Ciyaaryahan kubadda Cagta ah. Ninkan ayaa waxaa uu intii u dhaxeysay 2008 ilaa 2012 u ciyaarayay Kooxda kubadda Cagta ee Korea FC, waxaana uu kula guuleystay […]

No Comments read more

Faah Faahin: Ciidanka DFS Iyo Kuwa Jabuuti Oo Dagaallamay

Posted: October 6, 2019 at 3:06 pm   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Wararka naga soo garaaya Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Ciidamada Maamulka Degmadaas iyo kuwa Jabuuti ay ku dagaallamayaan halkaasi. Dagaalkan oo shalay soo billowday aya aka dhashay Ceel Biyood ay biyo ka dhaansan jireen Ciidanka Jabuuti oo ay diideen dadka degaanka. Diidbada dadka degaanka ayaa waxaa ku taageeray Guddoomiye ku xigeenka Amniga […]

No Comments read more

Wasiir Geelle “DFS Dulmigeeda Waxaa Daliil Weyn u Ah Weerarkii C/raxmaan C/shakuur

Posted: October 6, 2019 at 7:24 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Wasiirkii hore ee wasaaradda warfaafinta xukuumadda federaalka Soomaaliya, Daahir Maxamuud Geelle, ayaa isaga oo ka qeybgalayey barnaamij dood ah oo lagu qabtay magaalada Muqdisho wuxuuu ku dheeraaday ka hadalka arrimo ku aaddan gabood fallada ay geysato DFS. Wasiirka ayaa tusaale usoo qaatay weerarkii DFS ku qaadday hoyga hoggaamiyaha xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame. Wuxuu sheegay […]

No Comments read more

IOM oo 143 Soomaali ah ku soo celisay Dalka

Posted: October 6, 2019 at 7:18 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Hay’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan Socdaalka ee IOM ayaa shaacisay in todonaadkii la soo dhaafay oo kali ah ay 143 qof oo Soomaali ah ka keentay dalka Yemen kuna celisay Soomaaliya. Warbixin ay soo saartay hay’adda waxaa ay ku sheegtay in 56 qof oo dadkaas ka mid ah ay Carruur yihiin kuwaas oo ka mid […]

No Comments read more

Ciidanka Jabuuti ee AMISOM oo aan mushaar qaadan muddo sanad ah

Posted: October 6, 2019 at 7:15 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Ciidanka dalka Jabuuti ee ku jira howlgalka AMISOM ee Soomaaliya ayaa la sheegayaa in aysan mushaar qaadan tan iyo December sanadkii 2018kii. Wargeyska Indian Ocean Newsletter ayaa qoray in Midowga Afrika uu bixiyay mushaarka Ciidanka Jabuuti ee ku jira AMISOM hayeeshee dowladda Jabuuti aysan ciidankeeda siinin mushaarkii ay la haayeen. Guutada lixaad ee Ciidanka Jabuuti […]

No Comments read more

Soomaaliya oo dacwad ka dhan ah Kenya u gudbisay Qaramada Midoobey

Posted: October 6, 2019 at 7:13 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa dacwad ka dhan ah Dowladda Kenya u gudbisay Qaramada Midoobey. Dacwaddan ayaa la xiriirta xudgudubka Hawada Soomaaliya oo ay ku dhaqaaqday diyaarad ka soo duushay Magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya. Saraakiil ka tirsan Hay’adda Maamulka Hawada Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in warqadda ashtakada ah loo gudbiyay Hay’adda ICAO. Dacwadda […]

No Comments read more

Muxuu soo kordhiyey Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya?

Posted: October 5, 2019 at 8:26 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada, Warbiximaha Gaarka Ah

Dastuurka kmg ah ee Jamhuuriyadda Soomaaliya oo la ansixiyey 2012 ayaa xeeriyey in Nidaamka xeerdejinta Soomaaliya uu noqodo laba gole (Bicameral system)  oo kala ah golaha Shacabka iyo Aqalka sare, hayeeshee 4 sano kaddib muddada la ansixiyey dastuurka kmg ah ayuu aqalka sare kusoo biiray hannaanka xeerdejinta Soomaaliya, haddaba muxuu Aqalka sare kusoo kordhiyey dhismaha dowladnimada […]

No Comments read more

Waqtiga uu furmayo kalfadhiga 6aad ee Golaha shacabka oo la shaaciyay

Posted: October 5, 2019 at 8:23 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Guddoonka Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa shaaciyay waqtiga rasmiga ah ee uu furmayo Kalfadhiga 6aad ee Golaha shacabka Soomaaliya. Warqad ka soo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/Raxmaan ayaa Xildhibaannada lagu wargeliyay in Kalfadhiga furmayo 9ka Bishan October. Xildhibaannada dalka ka maqan ayaa lagu wargeliyay in kama dambeys 7da Bishan ku soo […]

No Comments read more

Nin Baasaboorka Somaliya ku raadinayay dhalashada Ireland oo la maxkamadeeyay

Posted: October 5, 2019 at 8:21 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Xasan Macoow oo Soomaali ah ayaa lagu helay in baasaboor Soomaali ah oo been abuur ah ku raadinayay dhalashada Dalka Ireland waxaana lagu ganaaxay lacag dhan €300 oo lacagta Yuurada ah. Garsooraha Maxkamadda Eirinn McKiernan, ayaa sheegay in Xasan sanadkii 2016kii lagu helay adeegsiga baasaboorka bugga ah markiisii horena la qaabilay isaga oo magangalyo doon […]

No Comments read more

ICJ oo todobaadka soo socda dib u eegis ku sameyneysa Kiiska Badda

Posted: October 5, 2019 at 8:17 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Maxkamadda ICJ ayaa todobaadka soo socda lagu wadaa in ay dib u eegis ku sameyso codsi saddexaad oo ay dalbatay dowladda Kenya kaas oo markan ay dowladda Soomaaliya iska diidday. Codsiga Kenya ayaa ah in dib loo dhigo dhegeysiga kiiska ilaa September 2020ka, Maxkamadda ICJ ayaa arrintaas ka talo gelisay dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya […]

No Comments read more