Newsletter subscribe
Archive

Rwanda oo la wareegeysa Tahriibayaasha Soomaalida ah ee ku xiran Liibiya

Posted: September 11, 2019 at 6:59 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Dowladda Rwanda iyo Qaramada Midoobey ayaa isku raacay in ay dowladda Kigali la wareegto Maxaabiista Tahriibayaasha ah ee ku jira Xabsiyada dalka Liibiya. Heshiis ay kala saxiixdeen Hay’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan Qaxootiga iyo Dowladda Rwanda ayaa waxaa ay isku raaceen in todobaadyada soo socda 500 Qof oo ku jira Xabsiyada Liibiya la dejiyo dalka […]

No Comments read more

Puntland Oo Soo Saartay Ammar Ka Dhan Ah Hubka

Posted: September 11, 2019 at 6:57 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Dowlad Goboleedka Puntland ayaa magaalooyinka maamulkaas ka mamnuucay Askarta iyo dadka kaleba in ay Hub ku dhex qaataan gudaha Magaalooyinka. Taliyaha Booliska Maamulka Puntland Muxiyaddiin Axmed Rooble ayaa waxaa uu sheegay in qofkii lagu arko isaga oo qori ku dhex wata Magaalooyinka hubka lagala wareegi doono. “Laga bilaabo 11-ka bisha September magaalada laga bilaabo barlamaanka […]

No Comments read more

Kheyre Oo La Kulmay Waxgaradka Bakool

Posted: September 11, 2019 at 6:57 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre oo Magaalada Xudur kula kulmay maamullada degmooyinka Gobolka Bakool iyo Odayaasha dhaqanka , ayaa ka xog wareystay xaladaha ku xeeran dhammaan Degmooyinka Gobolka Bakool. Maamulladda iyo odayaasha oo Ra’iisul Wasaaraha uga mahad celiyay booqashada uu ku tagay gobalka Bakool ayaa la wadaagay baahiyha ay qabaan bulshada gobalka […]

No Comments read more

Ra’iisul wasaare Kheyre oo gaaray Xudur

Posted: September 10, 2019 at 11:19 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Ra’iisul wasaaraha Xukumada Faderaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goordhaw Gaaray Magaalada Xudur ee Xurunta Gobolka Bakool. Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ka ambaxay Magaalada Baydhabo ee Caasimada KMG ah Koofur Galbeed ayaa gaaray Xudur waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Laftagareen, Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Dowlada Faderaalka Soomaaliya iyo Boqolaal […]

No Comments read more

Booliska UK oo baadi goobaya Nin Soomaali ah

Posted: September 10, 2019 at 11:18 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Booliska Magaalada Sheffield ee dalka Ingiriiska ayaa raadinaya Nin Soomaali ah oo lagu magacaabo Cabdi Cali,kaas oo lagu tuhmayo in uu dil geystay. Cabdi ayey Booliska ku eedeeyeen dil loo geystay Shaun Lyall oo la dilay 18kii july sanadkii hore. Wargelin ay soo saareen Booliska UK ayey ugu baaqeen in Cabdi oo 29 jir ah […]

No Comments read more

Ugaas Xasan “annaga Carruur ayaan diidnay ee Ciidan ma diidin”

Posted: September 10, 2019 at 11:17 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Baladweyne ayaa sheegay in dowladda Federaalka ah dooneyso in ay Carruur ka askareyso Magaalada Baladweyne. Ugaaska ayaa sheegay in Taliye ka yimid dhinaca Galguduud oo Baladweyne ku sugan u sheegay in Caruur la doonayo in laga qaado Magaalada Baladweyne lana geeyo Gobolka Galguduud. Waxaa uu […]

No Comments read more

Bangiga Adduunka oo amni darrada Somaliya la xiriiriyay waxbarasho la’aanta

Posted: September 10, 2019 at 11:16 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Bangiga Adduunka ayaa sheegay in amni darrada ka jirta Soomaaliya ay kaalin weyn ku leedahay waxbarasho la’aanta ka jirta dalka. Iyada oo shalay la xusayay maalinta Wax aqriska iyo waxbarashada ayaa waxaa warbixinta lagu sheegay in dadka Soomaaliyeed 40% da’doodu u dhaxeyso lix jir ilaa 18 jir,taas oo ka dhigay in heerka ugu badan ee […]

No Comments read more

QM: 250 Kun Soomaali Ah Ayaa Ku Barakacay 7 Bil Gudaheed

Posted: September 10, 2019 at 11:15 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in dad ka badan 250,000 oo qof oo Soomaali ah ku barakaceen Gudaha Soomaaliya todobadii bilood ee ugu horreysay sanadkan 2019ka. Warbixin ay soo saartay Qaramada Midoobey waxaa ay ku sheegtay in Bilihii January ilaa July ee sanadkan 2019 ay barakaceen dadkaas iyaga oo barakacoodu ka dhashay abaarta iyo colaadaha ka […]

No Comments read more

Hirshabelle: Al-shabaab Waan Ka Xoreeneynaa Deegaannadeenna

Posted: September 9, 2019 at 8:46 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Madaxweyne ku xigeenka Hir-Shabeelle oo sheegay in Madaxda Dowladda Federaalka ay kala hadleen howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Madaxweynaha ku xigeenka Hir-Shabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa ka hadlay qorshaha sugidda ammaanka deegaanada maamulkaas. Cali Guudlaawe ayaa sheegay in Madaxda Dowladda federaalka ay kala hadleen sidii deegaanada Hir-Shabeelle ay qayb ugu noqon lahaayeen howlgalada […]

No Comments read more

Booliska Kenya oo sheegay in ay dileen Nin la dhashay ninkii isku qarxiyay weerarkii Dusit D2

Posted: September 9, 2019 at 8:14 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Booliska Dalka Kenya ayaa xaqiijiyay in ay dhawaan dileen Nin la dhashay Ninkii sanadkii hore isku qarxiyay Hotelka Dusit D2 ee Magaalada Nairobi. Saraakiisha Booliska Kenya ayaa sheegay in ay ogaadeen in  Mohamed Rashid Mwatsumiro, oo ay 30kii Bishan ku dileen Gobolka Kwale ayaa sheegay in uu la dhashay Ninkii billaabay weerarkii Dusit D2, kaas […]

No Comments read more

AMISOM Oo Miino Baaris Ka Wadda Sh/dhexe

Posted: September 9, 2019 at 8:12 am   /   Featured, Arrimaha Siyaasada

Wararka ka imaanaya Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeelaha Dhexe waxa ay sheegayaan in ciidamada Burundi ee ku jira Howlgalka AMISOM ay bilaabeen howlo miino baaris ah. Ciidamada ayaa si gaar ah Miino baarista ugu sameeyay Deegaanno hoostaga Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha dhexe. Askarta Burundi Waxa ay xireen waddooyinka Muhiimka ah ee gala Magaalada Mahadaay […]

No Comments read more

Kheyre Oo Wareejiyey $150,000 Si Loogu Dhiso…

Posted: September 9, 2019 at 8:10 am   /   Xulashada Tafatiraha, Featured, Arrimaha Siyaasada

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa wareejiyay lacag lagu dhiasyo Garoonka Kubadda Cagta Dr. Ayuub ee Magaalada Baydhabo. Lacagtaan oo dhan Boqol iyo konton Kun oo Doolar ($150,000) waxaa la wareegay Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya, si dhismaha Garoonka loo bilaabo. Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo shalay ballanqaaday lacagta lagu hagaajinayo Garoonka Dr. Ayuub oo ah […]

No Comments read more